Koko iskudeyska aye ku qurux badan thy m.a SIS Good 😊
@nasroipraahin9509
2 ай бұрын
Masha allah koko o xijaaban quruxdii oo qof ah
@hafsacawil1611
2 ай бұрын
Saamiya wa gabadh dagan sundus xaasidnimada iska daa walashaa markay guulaysato siday hablaha kalle u farxeen u farax waadka naxday guusheda 😊
@mushtaaqfarhan7937
2 ай бұрын
Ayy kokodeyda qurx bdnaa caawa🎉❤
@asmitaaahmed1335
2 ай бұрын
Jah❤❤❤
@SAALIMAHMED0575-kr6tz
2 ай бұрын
Mashallah udheh
@libanmohamed59
2 ай бұрын
Masha allah asturnanta waye gabdha muslimks ah hadey is asturto wax ka qurxoon malahan
@linali8030
2 ай бұрын
Samiya gabadh maskiina weeye youtube ha loo furo mansha allah waan ku racsanaa iney iyadu qado woof 🎉🎉🎉
@aichakoranel1635
2 ай бұрын
Masha Allah koko wad ku qurux badantahy xijaabka ee Allah dartii uqaado khuti casisa ❤🎉
@MouadBinu-op3qc
2 ай бұрын
Kusaliya nabigeena salahu caleykuma salaam
@ikraancali-xo9vt
2 ай бұрын
Koko ceyda amiira cumar asad ku soo samey❤❤❤
@blackstone234
2 ай бұрын
Team koko one like iyo asturnaan ma.a❤.
@user-lg6bm4ej4f
2 ай бұрын
Lucky walashis waye atoraha calaf iyo cashaq 😂😂😂
@xaayowyare6008
2 ай бұрын
Saaamiya for ever guul🙏👌
@KOKOBULLE6616
2 ай бұрын
Ilaaheyoow naga yeel kuwa Bisha Ramadan aad cafisay, kana raali noqotay, Jannadane meesha ugu sareyso lagu goray magacooda iyo magaca waalidiintooda - Aamin ❤️☪️☝️😢
@ilhaanHassan-ih4cc
2 ай бұрын
Aamiin yaa rabi👀🤲🤲
@anuushaxmed
2 ай бұрын
Amiin yaa rbbi
@HooyoMacaan608
2 ай бұрын
saamiya waa inan ixtiraam iyo adeb leh ugbaadna sido kale xita way ku faraxsantahy guusheeda lkn sundus wa ka xuntahay xitaa eegmadeeda .mida kale sundus waxaan odhan lahaa ixtiraamka badi wuxu waa ciyyar nasiib ahe mida kale marwalba way murmaysaa oo way oynaysaa sidaasi ma fiicno ixttiraamka badi plz sunduseey wll
@MuuseGeedi-kd9ku
2 ай бұрын
Koko wa kasi wayay bee😂😂😂xijaabka qurux ku tahay wllhi msha allah
Awdal state bey socotaa xay tahay abaarso aad shegeysid She is a queen from awdal state somalia Marqaanland wax raba oo somali ah marabo you sell outs Dhuliyaal
@abdihussein4028
2 ай бұрын
Saamiya ayaan la rabay ama ugbaad waa gabdho dagan mazha allah
@zeinababdullah7590
2 ай бұрын
Adunka meley koko kujirto ogu jeclahay 🤗🤗😍
@nrcabdi
2 ай бұрын
🥺🥺🥺 😴 😴 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan
@user-so1jj8km3c
2 ай бұрын
Wll sas hadhihin dad kalita jire nimco rabi kama maqno mar hda lixadkgi qabtid ale unoqo wl 😢hagafine dhibkna hkasaro e haqisan
@user-lp6hz9gs8i
2 ай бұрын
Team Koko one like❤❤❤❤❤
@EidoHaibe
2 ай бұрын
Time koko gul ayaan u rajanaa ❤🎉
@anasluckyboy9465
2 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕
Samiya waa ku watay wllhi sundus xaasidnimada iska daa
@user-mk1if8sg5r
2 ай бұрын
Ayy samiya waa watay waa gabar maskina❤
@ahmednoor8886
2 ай бұрын
Samia❤adab iyo asluub ka badan gabdhaha kale ayaa ka muuqata Masha Allah❤
@Suuban632
2 ай бұрын
Maasha Allah koko sidan ahow xijaabka Qurux baa ku tahay ❤❤❤
@user-wo1ws8uw2z
2 ай бұрын
Asad bientot 2000 k insha allah my son you r my favorite yutuber
@Nemaqurux
2 ай бұрын
Yeees inta saamiyo la rabtay gusha jah hamplyo ❤🎉😂
@Nastii145
2 ай бұрын
Ani koko and samiya wata midkoda gul o rajeyna inshallah ❤🎉🎉🎉🎉😊😢lawada uko jeclahay t27 also wanjeclahay wote ❤❤😊my favourite team mashallah illhay saan haniko wado dad isahansan😊😊😊🎉🎉
@fowziyomaxamed9109
2 ай бұрын
Allah is one 😢❤☝️
@abdiqanijaamac5565
2 ай бұрын
Mnsha Allha koko waad ku qurx badan tahay Xijaka wllo kulabiso insha Allha
@shaymamahhamed3853
2 ай бұрын
Amiira la,aanteed caawa abaar😢
@asmitaaahmed1335
2 ай бұрын
Our queen 👸 koko u r so beautiful 😍 🤩 👌 ❤️ 💗
@HAElmi
2 ай бұрын
The lucky girl saamiya. Mansha allah waa gabadh daacad ah wlhi. Keep going sister
@Amuunmoha8
2 ай бұрын
Wow koko is beautiful girl ❤❤
@zuthannour8689
2 ай бұрын
Amiira qurux cawaa xagee ka dhacday 😮
@XamdaLuul-wf1wh
2 ай бұрын
Saamiya huuno waan ku wataa xishood ixtiraam kalasoni intabah Adiga iskale from Burco huuno guule ku rajanayah❤❤
@user-jt7xx3qb8i
2 ай бұрын
Waa markii igu horeesay koko xijaab wadato walahi waad kuqurx badan tahay❤
@HappyBambooForest-iu9kp
2 ай бұрын
Koko qof ka daran aya so baxybe sundus siday uga naxayso kolba samiya bismillah wll waxad naftaada lajeceshy wllka ljeclow ayu nabigu dhahy SCW❤😢
@Iman-321
2 ай бұрын
Amiro xitaa Waa saas ma ogo ino qof kle guuleysto
@aaminaxussen8345
2 ай бұрын
Congratulations samiyo wa kula farxay wlh
@user-ew2bt4ji2u
2 ай бұрын
Cawada koko aad iyo aad aa uqurux badan tahay❤❤
@zaahiraabdirahman3362
2 ай бұрын
Congratulations samiya dageeney wllo mcn ❤❤❤
@ugbaad7075
2 ай бұрын
Samiyaa dabeecad wngsn iyo akhlaaq baa ka muuqataa mnzha Allah
@copitaanosheed8936
2 ай бұрын
One like 👍 GOAT MESSI 🇦🇷🐐♥️
@user-en5uj1rv3w
2 ай бұрын
One like
@Masscanada879
2 ай бұрын
Saamiyo inta laqeelisay🔥😂😂😂😂😂
@ayniabdullahi
2 ай бұрын
Adaa inaad ku Eidid rabay sundus waann ku wataa samiyo qurux xishood badn❤ ❤
@omardiria
2 ай бұрын
Samiya maansha allaah wll
@Lion_gamer10
2 ай бұрын
Saamiya congratulations 🎉❤
@user-oq3tc4ek6d
2 ай бұрын
Wll0 yaal muraad ban leyahee isoo DUCEEYA 😊❤
@nurtaadan-zt3fl
2 ай бұрын
Mashaallah keep going brother ❤😊
@suhaybabdi-bl8nl
2 ай бұрын
Mnsha Koko xijabk Cadi. Matihiid abyo hadhigiin waa kuqurabxadthya❤❤❤
@mohamedsiciidnor4096
2 ай бұрын
Congratulations asad hagio 1.9m camingsoon
@yaxyamaxamed396
2 ай бұрын
Saamiya GUusha WAA larabey wllahi ❤
@mohamedmowlid7239
2 ай бұрын
Welcome back again guys keep going guys
@mohamoudbashir8219
2 ай бұрын
Masha allah koko caawa xijaabka wey ku quruxantahay
Пікірлер: 1,1 М.