Hodaney walashey you are star don't be emotional and you will star forever 🎉🎉🎉🎉🎉
@hindaofficilchanle2956
Ай бұрын
Allaa hodon naagaha waa ku waashen subuxaan Allaah🥱
@samiyaosman7182
Ай бұрын
Asc dhamaan allah ha laga cabsado oo gabadhaan ha la iska daayo waxaan dhihilahaa walashay hodan ma u joojin hana dhagaysan allah ayaa kuu qoray guurkaga allah ha unaxariiato sawjakagii hore waajibkagii waad gudatay agoontana allah ha kula garab galo sawjakaga cusubna allah ha isku kiin barakeeyo wukii is haysta allah ha idinka dhigo taasna ka maqal ta kalana ka siida xasidkuna ma guulaysto walal awalba waxaad ku joogtay adkaysi ee adkayso oo yey ku damqin dadkan buka allah tala saaro kuna xidhnow allah ha ku xafido adiga iyo reerkagaba amiin
War Alla ka cabsada gabadhu ninkeedii hore aabo iyo hooyo iyuu uaha Allah baa kaqaaday Allaha ha ka qabto xaasidiinta meherad male naagahan ijaafaynaya hoden ee anigu waxaa ugu ducaynaya inu isku barakeeyo hoden iyo ninkeeda Allahuma ama amin 🤲🤲🤲somalida qaarkood tcliin ama maskax male ee halaga fuqo hoden wa runteed sheekhan hadlayaayo iyaduba madrasatul falaax bay kasoo baxday anigoo mako ahmed ah
@xaawoabdulahi-vt1wb
Ай бұрын
Asc waan idin salamay walalahay islaamka gabdhow ragu qalabkooda ayagaa xor u ah ee gabadha ka xishooda
@ifrahmuze3593
Ай бұрын
hodan waa inan yaro akhlaq iyo wanag allah siiyay maxay dadku ku haysan waar miiyan allah laga baqayn
Ilaahay ka cabsada mel lo dhafo maleh qofki caqli leh😢 allaahu akbar
@samireabdi6855
Ай бұрын
Naag walba wey guursa taa lkn nagahan iyaga suuqa noloshoda soo dhiga maxa social media wada dhigay iyaga ilaahey ka baqeyn iyaga cowradoda, guri gooda go goshoda suqa dhigay
@zamzamadam4811
22 күн бұрын
Samire Hadeey isdhigto social media mahaa ina lacaayo qofka waa lawaaniya xanto waa dembi
@user-dv6ex6ix9u
Ай бұрын
Hodoney horay usoco lama dhegeysto cadowga hafalkisan lamaqimeyo
@iftin2024
29 күн бұрын
Somalidii way waalatay maxaa inanta daba dhigay qof baa tiktok gambaro loogu fariisanayaa si sharaxtiisa loo xaasido oo meel loogaga dhaco. Hodan online allah ha ku sharfo❤❤
@XabiboMaxamed-no5sh
26 күн бұрын
Wllshy hodan online horay usoco
@hayatsaid6064
26 күн бұрын
Walaalo ilaahay u samir warxumatashiilka warkooda is ka daa
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰💋💋💋💋💋💋💥💥💥💥💥💥🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤
@fardowsaabdi334
Ай бұрын
Acuudu billaahiye maxaa laga rabaa hodan.
@user-dv6ex6ix9u
Ай бұрын
Hodon wanageda lagu haysta ilahay haxafido cadowgedu hajabo
@sucdiosman8337
Ай бұрын
Shiekh abu dalxa yaa geeyey tiktok meel fiican ma,ahan.
@maryan4436
28 күн бұрын
.eeshaas baa u baahan in dadka laga soo celsho
@nadifajamac4111
Ай бұрын
Xasbunalahi wancimawakil ilaahay ha idin sohadeyo wa umad wararsan Subxanalah
@user-nz8xk7ql9q
28 күн бұрын
Maasha allaah ninka aayada danniga oo qaatay waa geesi alle ha barakeeyo. Ninka warka sheegayaa waa nin hinaasay oo waxa uu ka hinaasanyahay inanta. Hadii marxuumku dhalay waa cuqdad ka kacday labada bahood alle xaqa ha tuso oo isaga xaqa ha tuso.
@FARHIYAHAPPYTUBE
Ай бұрын
Hodan naago kudaafado ah baa ku waashey maxey ugu qaraaren
@hibaaqmohamed2426
Ай бұрын
Sorry hodan sister
@QaliSheikh-em2ic
29 күн бұрын
Ilaahay ha kaqbto balaayada
@nadifayassin5984
Ай бұрын
Allah ka baqa,gardarada jooj.
@9.06.0
Ай бұрын
Sheekh abuu dalxa Allow barakey Gabadha way qalbi jilcan tahay wuxuuna yiri qaas iila hadal Si uusan war uga tagay Hodan halaga leexdo maxaa looga oohiye 😔😔
@munaali9296
Ай бұрын
Aslamoalcom
@user-bu2pr2bn2d
28 күн бұрын
Minyar miyay uhoraysay gabadhu
@saciid_iid
28 күн бұрын
Qof illaahay oofsadaa gabadhaa lagu heystaa miskiin
@kafiosaid746
Ай бұрын
Hodan umadaan wey ka maseersan yihiin ee Alle ka baqa oo gabadha faraha ka qaata
@maslah345
Ай бұрын
Hodan aad ayaa loo dulmiyey
@xadiyoxadiyo4644
28 күн бұрын
War aniga waaba yaabaye gabadhan miyeey macsiyeeysatay goormuu guurku ceeb noqday gabadhan waa lagu waashay waxaan uarkay dadka wax badan beey dheertahay ibraahim waxaan kuu sheegaa inaad hantiday hablaha tii ugu mudnaay dhaqaaleyso
@sahradahir6959
Ай бұрын
Ma fahmo why second wife?
@makoahmed7381
Ай бұрын
Sheekhow waa runta ninkan ninba ma aha nin wa naag acuudubillah wa xaasidiin naagaha iyo nimanka ka hadlaya xasbunallah wanicmal wakiil
@mohamedomar9004
Ай бұрын
Hodan online waxii hadlayo haa iska hadlan qofkii dood oraad maxkamada london tag case so fuuro dheh dalkaas sharci ka jiro waxa aheen ma aqaano dheh kir dheh
@OPLOVE880
26 күн бұрын
😢😢😢😢
@coolcatschitah6394
26 күн бұрын
You Sabar
@ismahanabdilahi1447
27 күн бұрын
maxaa naxdina haday Sodohdu hadasha way saxsan rahay runtaanay sheegtay naagoow shaqo yeesha intaad dadka ku mashquulsysaan dulinimoda isk daaya gabadhu ninkiini may guurasne ki alle u qoray guursatee 😮
@kiinnuur6605
Ай бұрын
kan waa nin buka waa ninow naaag kani 😮😮😮😮
@Fasdmajxd
29 күн бұрын
Hodaney hore usioco kuwan waa garac
@maslah345
Ай бұрын
JACFAR ABII DAALIB RC
@saciid_iid
28 күн бұрын
Nin aanu jaar nahay gabadh buu guursaday 5bey udhashay weyka dhimatay naagkaluu guursaday 5bee udhashay weykadhimatay. Maisaa dilaya mise allihii abuurtaa dilaya. Hodan ka fuqa wadkii wax dilaayey maaha
@Fasdmajxd
29 күн бұрын
11:20
@maslah345
Ай бұрын
CALI IBII ABII DALIB RC
@QaliSheikh-em2ic
29 күн бұрын
Walee waa aduun xaga kale ka rog may
@maslah345
Ай бұрын
ABU BAKAR BINU SADIQ RC
@user-er7rn9lv1n
Ай бұрын
Qisdii noosoogudbi inagdaa naagaha bwe
@hiboabdi-lo3vz
27 күн бұрын
Naa horta reer xamarkan xanuunsanaya inantan yar maxay darafyada uga lushaan wuxu waa umad xun walaahi
@IbrahimAli-cy8mp
Ай бұрын
Kkkk
@smartydelebe2147
28 күн бұрын
Hodan dear move on with your life,keep going whatever they say about you is cleansing for you dear just turn a deaf ear to this empty vessels noise.
Пікірлер: 82