Mukhtaar iyo Ismaciil wa wllo 😢😢 Sido kale guleed simba na yan la ilaawin
@aadannuuriye3937
13 күн бұрын
Aad baa uga xunahay hadeer boorama ayaan joogawaxba kama qaban karo waa run samaroonka maraykan jooga ceeb weyn ayay ku tahay waa doofaarnimo arinka ha halaga kaco inanka waxa uu saaran yahay kuwa maraykanka iyo kuwa qaaradaha kale jooga wax haloo aruuriyo looyar loogi qabto deg deg arinka wax ha looga qabto dhiig yeesha akhiro waxba la iskuma aha inanka deg deg wax hallooga qabto waxay lafjab ku tahay magaceena yaa ayuhal samaroon ilaa boorama ayaa la waayey nin aqoon yahan ah oo ka hadla bada ina biixi iibsaday waxan marka aad tidha war arinka looga hadli laayahay waxay ku odhanayaan nabada hala ilaaliyo maxa siya ma fahmin
@fardosa1236
14 күн бұрын
Cod maleh waxaad daartay maqal majiro
@abdullahihirsi9254
13 күн бұрын
Scw
@aminafarah2318
13 күн бұрын
SALALAAHU CALEYHI WASALAM
@eveibrahim7705
14 күн бұрын
Adam iyo xaaskiisi hore way isku maseer san yihiin. Markaase.. ajnabi ku yaaceen 😂😂😂😂😂😂😂 I don’t know… craziness in its highest level😂😂😂
Codka inti hore bas bay ahay ee waan maqlayna anagu intii danbe Oo dhan
@axmedxuseen9107
13 күн бұрын
Waxan aad wado waa cambaar adeer samaroon malaayiin ayaa ka tahriibay wayna galeen oo caanka aad sheegayso Mursal muuse ayaa ka caansan waana uu galay waad aragtaa ismaaciilna dad la,aan maaha ee waa uu leeyahay dad waana loo qabtay looyarkii waana la soo dayni ee af xumada ka daa qabiilka sxp
@zamzamxuseen961
14 күн бұрын
Somalida fanaan
@sacdiyomursal156
13 күн бұрын
Scw scw scw scw scw ❤♥️♥️
@feysalmaxamedcabdinuur5482
14 күн бұрын
scw scw
@nimoabdi6499
13 күн бұрын
💔💔💔💔💔💔
@zamzamxuseen961
14 күн бұрын
Inaadeero ismaaciil danaan aallah ku garaagaro
@farhiyakassay5999
13 күн бұрын
Sorry so indeed 😢
@zamzamxuseen961
14 күн бұрын
Fanaanka Halokaco ismaaciil
@munaaden9549
13 күн бұрын
Kii Burji khaliifa ku Aroostay maxaa loogu tagi waayey
@madinamaxamed4928
14 күн бұрын
😢😢😢😢😢 sorry wll so sad
@zamzamxuseen961
14 күн бұрын
Ax
@Kaartomo
13 күн бұрын
Niyoow dhalinyartii samaroon maxaa helay may Ninka soo furtaan
@EliusAssad-tm6bw
13 күн бұрын
Ma la maqlayo
@shamsoadan474
14 күн бұрын
Codmaleh waxaad daartey
@mariansaid1129
14 күн бұрын
Astaqfurullah Abowe Adambabin war wa lagaya xumantu maficna walahi wa yab gadabuursi sida lamodayo Maha wa dad naxaris badan oo is jecel wll ee kiskan waxba laga qaban Karo lakin farxad ba ka dambeysa insha Allah 🤲
@user-oh2kl2xr7b
14 күн бұрын
Coska
@nadiamohammed5330
14 күн бұрын
BEENTAA ISMAACIIL WAAKII KA SOO BAXAY JEELKA HEESTAN WAA MAR HORE WUUNA SHAQEEYSTAA
Пікірлер: 36