🤲 Inaa Lilah wainaa Ileyhi rajicuun samir iyo Imaan Allaah ha ka siiyo carurteda iyo Qarabadeda😭🤲🤲🤲 Allaah ha u Naxaristo Janaatul firdoos Aclaa ha geyo
@maryamfarahw9773
7 ай бұрын
Allaaha ku cliyo insha wan ku noqonaya Allaaha ka mangalnay hoortada ka heln afka kan qalocay Allaaha ku celiyo habarka amiiiiiiiin Allaaha 🤲🤲🤲🤲🤲
@ahmedabdulkadir1358
7 ай бұрын
Aamiin yaa allah dadka laynaayo iyo kuwa difaacayo iyo kuwa guryaha xooga kuhaysto dhulka allaha lajaro aamiin yaarabi
@Xalimoccasis
7 ай бұрын
Aamiin aamiin ilaahaya haka aqabalo
@user-on6uq3wj8y
7 ай бұрын
aamuin amiin yaa allah amiin ilaahoow qof kii qof maskina u xoog sheegta cuqubo iyo masiibo deg dega ku rid na fit maalba . laakiin habaarkiisu dhamaanteen wuu inagu wada dhacayaa sida ilaahay quraanka ku sheegey hadey inta wanaagsan qaban weydo inta xun waa la wada rogayaaa umadaas
@ablaosman5962
7 ай бұрын
Inta Xun ooXaaranta heysto Guryaheena Habaarkas Allaha ku rido iyo kuwa kaalmeynayo
Walal waa run warkisa waayo wuxuu yiri hawiye dad ficaan baa kujra
@ahmedsalad1393
7 ай бұрын
WAXII DAALUMIIN AH EE UMADDA GUBEESA OO DHACAYO XOOLAHOODA IYO HANTIDOODA KUWAADI WAXAAN AGA DACWOONAY WAAXIDUL AXADKA EE ALLAHA KU RIDO CUDUR AAN ADUUNKA LAGU ARAG EE AYAGA U GAAR AH DAALUM IYO RABIGEENA YOOMAL QIYAAMA ISMA ARKAYAAN DAALUMKA WAXUUW LEEYAHAY CADAABUL QABRI ADUUNKA INTUUW JOOGANA SIXUN AYUUW U DHIMANAYAA EE RABIGAAN AGA DACWONAY INTII UMADAAN DHIBATEENAYA
@XaawaMohamed-ff1sn
7 ай бұрын
Whlh Halnino xun oo qarmuna Beel dhan mamtalo qabilna halnin hadu kaxumado mamatalo hadi qabil noqotana wadad sikalabaxo dadfican io dadxun way jiran ilahey wu ujeda wixi wxn sameyyey wana lahaya hda wana laladuga insh Allah
@AbdinorMohamedAli
7 ай бұрын
Hawiye dhan in uu habaaro waa Ku qaldan tahay
@fadumoabdullahiahmed3486
7 ай бұрын
amiin amiin amiin yarabi allah dhamey gabigoda amiin amiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-nh8wf2oe8u
7 ай бұрын
Mana ihi hawiye walaalow. Habaarka dhaaf. Ma fiicna habaar waayo. Hadii hawiye lawaayo. Somaalina waa la waayay cadowgeena runta ah. Ayaa nagu soo baxaaya isdaji. Samir
@hawakiin6929
7 ай бұрын
Baydka Allah cay iyo habar looma tago habar indho iyo dhago maleh yu kugu soo noqon naftada u ducayso bisinka
@maryamfarahw9773
7 ай бұрын
quma Allaaha ka magngalnan hoostadan Isabel insha Allaaha afka Allaaha ku celiyo qumaya amiiiiiiiin Allaaha
Masaajid yada waa in laga soo habaaraa. nin kasta oo xoog badan ALLAAH AYAA KA XOOG BADAY. WIILKA MA QALDANA HAWIYOO DHAN MA HA BAARIN INTA MOORYAANTA AH AYUU HABAARAY EE DADKA NOLOSHA KU GUBAYSA . ALLAAH CALAAMO DAGDAG AH HAKA IFIYO AAMIN.
waadanbi ween laakiin walalkey dadka dhan danbi mawadagalin diinta habaarka Maogol mida kale naftii wax disho unbuu alledilaa wanka damqaney dhibka loo
@sucaadoosman1291
7 ай бұрын
Iansha allha
@user-zj7nj7vy4b
6 ай бұрын
Dinta islamka ma qabti in masjidk laxaramen dad kagu hawaro
@COD-MIIR.
7 ай бұрын
3:20 Habaar Wixii Xaaraan ah, Iyo Dadkii Celin waayay, Xaaraantooda ba. Hawiye Weey u jeedaan. Xaraantaan Ku dhex Jira. UMADIINA laga Qaban waayay. Matka Habaarkaa Waa 200%. Aniguna AMIIN 🙏 baan u dhahay.
@blackpanther8219
7 ай бұрын
He's wrong he can not use those words inside a mosque, especially in Hajj 🕋🫢
@habibamahad8009
7 ай бұрын
Dawlad wax kaama haleeynin alaha ha ku gadiyey
@halimaabdi5143
7 ай бұрын
Yes “good
@SOMALI2024
7 ай бұрын
Runta aan u sheegee ninkaase Hawiye waa wada alshabaab mana karayo habaar ee hadaalin maskiinow nin habaaran iyo shaydaanba way kaaga dan baynayaan aduunka😂😂😂😂😂
@saciidomire6372
7 ай бұрын
Alow na cafi
@xakiimoshsiciid2870
7 ай бұрын
Alle kaama aqbalo sharkaaga alle kugu celi beenbadan ma dadka wada dilay cuqdad baa ku dishay alle waxaan
@hindaqaasim4809
7 ай бұрын
Kuma saxna inu Xaramka Ku dhax ceytamo iyo inuu Qabiil dhan Caayo uu habaro Kuma saxna rasulkena Sallalahu caleyhi wasalam Ader kiis Xamse marki ladillay U yiri taacami 70 rer qresh ah ayan ku dili doonaa Ilahay waxu ugu jawabay Sbanahena Rer quresh dhan Aderka ma dilne Hal qof un un udil Hadad iska cafiso ayana ka sii fiican subanahena Scw Qofna guma arin aderks xabse
@khatumo2023
7 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔
@saciidomire6372
7 ай бұрын
Hadalka suubi saas maahan
@ummsumeyaahmed5457
7 ай бұрын
Kuwa wanagsan wu karewai
@Maryan-d6z
7 ай бұрын
Nonsense hawiye
@ubahfaarax6302
7 ай бұрын
😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@duniyoragecohniijk753
7 ай бұрын
War beentaa dhaaf kaas xitaa isku qabiil maahan asagaa banaadir ah gabadha waa hawiye
@saciidomire6372
7 ай бұрын
Ixtiraa xaramka ale
@user-og6hd9od6b
7 ай бұрын
Waa video hore oo dhul boob ah waliba masaahid ayu ka hadlayay warya waa ka horena caadi iska dhig
😢 Hal qof oo Ilaahey ka cabsanaaaya Xamar ma joogo miyaaa? Xamar waxa waligeed u degey la'dahey waa dadka dhagar qabayaasha la qarinaayo markasta. Garacan gabadha Muslimida ah nolosha ku gubey waa in isagana nolosha lagu gubo meel fagaare ah? Haddi wllkey xitaa ahaan lahaa kan naxariis wllhi uma galeen.
@user-zj7nj7vy4b
6 ай бұрын
wahiyo oo dhan rali kama ahan dhemishada marxum lul
Пікірлер: 115