Cimraan weey kaa dhamaatay Daraamo allaha kuu keeno 😂😂😂😂
@siradm
5 ай бұрын
Hadalkan wiil baa hora u yiri laakiin dadku rag iyo dumarba dookh bay lee yihiin, labada qof haddii ay heshiis waayeen kala tagu ceeb maaha laakiin in laysku ciyaaro un baa ceeb ah. Ninku naagta waxa uu uga tagay iyagaa isla og. Ma sidi dumarka Hindida gaalada ayuu iska joogayaa? Ragga ha la daayo, anaa og in qumayo aan hooyadiis iyo ehelkiis arki karin iney hayaane.
Пікірлер: 27