Aragtiyaha doqoniimada ah ee u dhigan qaabka ah in afka Soomaaliga ama jinsiga Soomaaliha la weyneynayaa maqaamkooda ayay ku ciyaarayaan, ummad dhan oo xaqiiqo ay ku faanto markii ay weyday aragtiyahaa doqoniimadooda dhallaanku uu garanayo ku doodayana way ka dhigayaan.
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZitem-ka Sahanka Xogaha:
kzitem.info/rock/MAk...
KZitem-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
twitter.com/AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
6- Waan ku salaamay saaxiib.
7- Casariye.
8- Waayaha Daanyeerta.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- اعترافات عشاق
5- في الحب والحياة
7- سيكولوجية الجماهير
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.
Негізгі бет Nebi Aadan Soomaali buu ahaa⁉️ | aragtiyo doqoniimo ah!
Пікірлер: 289