Alla xanuun badanaaaaa 😭😭😭😭 hal nin oo baxabista katir sanaa oo mareekan ah ayaa sidaa loo hadal hayaa lkn 😭😭😭😭😭200 boqol iyo in kabadan oo shalay la xasuuqay walh hal dolad oo islaam ah oo kajawabta waa la waa yay yaaa rabi walaa laheen vasatiin garabkooda noqo Aaaamiiin
@abdallasalat3171
21 күн бұрын
Wariye sare oo aan ka daalin hbn & maalin inuu noo so gudbiyo xogaha caalamka
@badrudinhilowle5938
21 күн бұрын
Yes
@AbshirYahye
21 күн бұрын
Mahadsanid ustaad
@Mumin497youtub
21 күн бұрын
U matagay farxad shalay u Natanyahu oo wuxu ku suganyahay wareer adag
@user-ut2ww1ux7b
21 күн бұрын
Tayadaa walal macan
@suleekhamowliid9296
21 күн бұрын
Alle hajabiyo yuhuuda
@xaliimogeedi3204
21 күн бұрын
Yuhuud midka xil haya iyo kan iska casilaya waxba isma dhaman alle SWT ha guuleeyo muqawimada
@@luuleyali5171 ninkan buula xuubeey la dhoho baryahan update ma ahan mic-ga waa ka xunyahay hadane war ma maqlayo wuu iska soo dhigayaa videowga oo codkiisa aan fasiix eheyn bataati ayuu iska soo dharjinaayaa 😏
@bashirsaidally8824
21 күн бұрын
اللهم إن نسألك أن تأخذ الظالمين أخذ عزيزٍ مقتدر وأن ترينا فيهم ما يُسكن من نار قلوبنا. اللهم إنا نرجوك أن تضرب الظالمين بالظالمين، أن تنتقم منهم يا منتقم وأن تردّ لنا حقوقنا منهم في الدنيا والآخرة اللهم اشغل الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين" . اللهم أهلك الظالمين بالظالمين وأخرجنا من أيديهم سالمين اللهم أضرب الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين
@HasanMalawowMiris-sy1iw
21 күн бұрын
Asc ustaad waan kusalaamey marka xiga codkaadi zaaid ayuu uliitaa yacnii dhanka filters ka marka inooga dhig sidii hore codkaadi mahadsanid
@HASSANSUHUFI
21 күн бұрын
Dee awal horeba gaalka wuxuu qabsady taarikhda 8 bishaan saauba kudaahay
Пікірлер: 26