Erayga dhirif macnahiisa waa xanaaq ciyaalka xaafada ma yaqaanan
@rahmaahmedismail8164
2 жыл бұрын
@@fatumaiftin6787 THANKS FOR EXPLANATION I HAVE NEVR HEARD THIS WORD
@KORNEIL-TRAVELER2
2 жыл бұрын
@@fatumaiftin6787 Saas waaye walashey
@mahadjama5674
3 жыл бұрын
Dib buu u soo dhashay ayaan is idhaahdaa m.mooge markaan ninkan dhegeysto balse maahee waa deeq ilaahay mar kale inoogu talogalay walaalkeen aynu u mahad naqno
@amore5583
3 жыл бұрын
The one and only legend, mooge yare, we are so proud of you, you are playing as if you were born with it, i have been wanting playing oud for the last 5 years, but i have never had an opportunity, i can't give up loving and listening oud music, you are role model, we need more talent people like you to encourage and inspire young generation to achieve their goals towards playing oud, definitely you will be one of most influencial oud players in history, keep going 👑👑👑👑👑🙏🙏🙏🙏👑🙏🙏
Axmed Maxamed Mooge yare Zxp qaali Hargeisa ayaa lagaaga yeedhayaa waana lagu raagsaday fadlan Hargeisa kaalay
@blaak23
2 жыл бұрын
He has accent with english speaking but he is really good for someone that doesn’t grew up in nomadic Somali culture..great work thanks for uploading the video you are really good person..
@faizalifeahmed5660
3 жыл бұрын
1:48 I've never saw that i love it😍 he gives me goosebumpz all the time😍
@Ehel_Caashaq1
3 жыл бұрын
Me too wlh i like the way he plays the Oud
@faizalifeahmed5660
2 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 he is a legend ❤👑🦁
@faatimadiamond7301
3 жыл бұрын
Abowe aad baan ku taagera heer waxan Gary aan videogaga aan dadka tuso mataqaana aan dhaho🤒😚😚😚☺️horey usoco
@imaammaxamed7845
3 жыл бұрын
Allaha ku sharfo fanka wax liisku jeclaado ma ahee
@mohamedaynab2061
3 жыл бұрын
Xummaanta Aad Faafiso Maad ku Faanee AbbaayoH😂😂😂
@suleymangarane7569
3 жыл бұрын
@@mohamedaynab2061 warree Inanta ka dhaca adinkuba danbi waad soo doonateen oo waad dhageysaneysaanne 😂
@Ehel_Caashaq1
3 жыл бұрын
@@suleymangarane7569 Usheeg bal😂😂😂😂
@najkavlado5698
3 жыл бұрын
@@imaammaxamed7845 maxaa la isku jeclaan lahaa fanka waa dhaqankena waxan u bur burnay ayaaba ah inan ka tagnau wax walbo ino dhaqan ahaa
Qoladiisa mataqaan qaarba igu qabsaday maanta waxayna igu Lee yihiin waa oromo ninkaasi anna waxan idhi maaha ee waa isaaq😢
@abdihakiimsaed6834
3 жыл бұрын
Waa nin aad u cod macaan kabankana aad u garaaci yaqaan, mashaa'allah.
@abdirahmaanilkocasse8313
Жыл бұрын
Haa run ahaantii fanaan aad u qiimo bdn weeye 😢
@ahmedhussein660
3 жыл бұрын
Bro, your Somali has improved tremendously. Previously, you could detect the accent in your songs, but I must admit, this one was on point. Keep it up bro
@omarahmed83
3 жыл бұрын
Yes 100%
@najkavlado5698
3 жыл бұрын
I couldnt even tell his Somali was bad back then lmfao his Somali is point here tho
@lailayas
2 жыл бұрын
@@najkavlado5698 when he was like 15-18 u could hear the accent a bit if u check those vids, but it’s long gone now.
@yassinkhalif2976
2 жыл бұрын
You personally can you translate and explain your point in Somali and we see if you are more fluent than him??this youngman is much ahead talented we should be proud of him.keep it up youngman.
@dahirabdi2758
2 жыл бұрын
Well said
@wayelkajaqafsada3142
3 жыл бұрын
Ader horay usoco talant baa tahay wax laiska garaaci Karo maaha kabankas ee qofkii hibo uleh unbaa kaga dhawajin Kara cuuudkas
@mustafaaden736
2 жыл бұрын
You're very talented adeer, we love you. Noolow, keep it up. Don't listen the envy people who always want pull you back. Hore u soco adeer. Hargeysaawi, from London.
@lamstudio9486
3 жыл бұрын
Can you please make oud lessons in the future? It will be more helpful to our new generations who learn Western instruments instead of their cultural instruments. Thanks
@Ameen_hussein.
Жыл бұрын
Definitely that can be another talent for him.
@kadarali2404
3 жыл бұрын
Axmed yare waa talenka la sheego wlhi wali qof heesaya oo la mid ah ma hayo noolow bro
@TruthTellerMan
3 жыл бұрын
Woow moge yare i was ur fan since back in 2008..im glad u improved alot..keep up bro..
@faisalmohamed6668
3 жыл бұрын
Legend is back .. keep going Mooge Yare
@mohamedabdulahigurey41
3 жыл бұрын
Heestan waxaa bartaY 2019 mar Aan Waaye Gabar Aan jeclaaH wllhi oo Aad qli igu Ahyd Ilaa Hadana Qalbiga Kama Godo gabdhaas Hestan waa heesta KalIya Ee Aan Ugu jeclahaY qaraamiga Inkasto jiilkena Cusub dhageysan qaramiga AnIga waa Iska Jeclahay Dadka Qaar Wxa eey Umaleyaan Heesasah Sidan In loogu talagaY dadka QayiLa Oo kliya🙆♂️
@boqoradapuntland4985
2 жыл бұрын
wll anba wn jeclhy Qaraamiga heer ay dadka qar igu nacaan bn Garay Qaraami lay bixiyo e ina adeer Gabadhi maku soo noqota Hada 😍
@abdulahiali2104
3 жыл бұрын
MashAllah. Your Somali getting better.
@mohamadmacow945
2 жыл бұрын
Iam your fan mr.moge yare wlhi fanan badan ba ka wanagsan tahay
@abdimajidmohamed5580
3 жыл бұрын
Sxb u r very talented natural singer, u should visit Somaliland, i guarantee that u'll be great singer, come home(Somaliland)🙏🙏🙏.
@thesilencevevo9839
3 жыл бұрын
Somaliland!!!
@zakariyeotf4662
2 жыл бұрын
I respect what you said but don’t divide Somalis cause I’m Somali so you peace and ❤️
@yoha2023
2 жыл бұрын
@@zakariyeotf4662 he is right, because somaliland and somalia are two countries
@dadahobujiss
2 жыл бұрын
@@yoha2023 lmao😂😂
@sharmarkehusseinmohamed690
2 жыл бұрын
@@yoha2023 die with cuqdad Iyo xanuun faqashtiiyay meel kasta waxa la taagantihiin qudhun Iyo qabiil Iyo magac Fucking as-hole Goorma dowlad Iyo qaran arkaysaan saas baa ku dhimanaysaan indinka oo baahi Iyo dhas idin baabi’isay
@FA-jm1gz
3 жыл бұрын
We need more🥺+ try tiktok I am sure u will get more support
Welcome to Somaliland. Mooge Yare should be given special honors as he has a God-given voice similar to our legend AHUN Maxamed Mooge
@Ahmed-hp8ov
2 жыл бұрын
Codku Waa Mooge illahay Naxariistii Janno ha ka Waraabiyo'e, Music'gu ama Kabanka ama Cuudku, Waa Cumar Dhuule Ali, illahay ha U Naxariiste. Mooge Yare. Keep Going 🤗😊!!!!!!!
@mumtaazfarax7229
2 жыл бұрын
Yaroow love kugu ahay
@jameswilliam5247
3 жыл бұрын
Really waa fannaan very talented ah
@nawaalsiciidmohamed3446
2 жыл бұрын
Mnsha allh afkaga cano lgu qabay sowtu cajiib ❤
@awilmohamed3257
3 жыл бұрын
Dhalinyarada ninka ugu haysta tumista cuudka👏👏
@hodo3412
5 ай бұрын
Wow 🤩 this was amazing. Really did it justice !
@ashkar4145
3 жыл бұрын
Keep Going MooGe Yare
@daakirmuuse9303
3 жыл бұрын
Mooge yare alle haku sharfo pro hore u soco ax yaa cod🖐
@abniali9594
2 жыл бұрын
Wooow beautiful voice 💕💕💕👏🏻💕💕
@mursalabdirahman4127
3 жыл бұрын
Wiil wiil dhalay mooge yare alle ku daa waayo badan wll mcn
@nimcocabdi2066
3 жыл бұрын
Moog yare waan ku salamay wll qaali nolow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💉💉💉💉💉💉💉💉💉🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋🌹👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄💞💞💞💞
@Ohanzahj6
2 жыл бұрын
Very talented Mansha Allah ❤️
@iltiredoualegemail6059
2 жыл бұрын
J aime cette très Belle chanson de mogue yare.
@mouniralihassan7318
2 жыл бұрын
C’est une chanson pour les gens haute place 😎
@ubahelmi9164
2 жыл бұрын
Allah haw naxirsto omar dhuule he was unique
@ayanahmed1037
Жыл бұрын
Big macalin bro keep going iam from Djibouti salan sare
@MohamedAli-hq9ub
3 жыл бұрын
Cajiib Mooge yare ina adeer gacale Go Forward♥️❤
@sakariyedayib1491
2 жыл бұрын
Ninkani waa orom adigu ma oram ayaa tahaee
@maxamedsaleban9077
2 жыл бұрын
@@sakariyedayib1491 ninkani wa isaaq habaryoonis
@nuurajaamac7309
Жыл бұрын
heestan qiiran kaqaaday wiil ijeclaa aadban ujeclaa isna wuu ijeclaa mohmed ibraahim ahmed wad ijeclyd ana waan kujeclaa duruufaa inaka foogeeyey from london ana waanku imandoona inshlah 30 sano hady ksoo wareegto qalbigyga kamd goin
@abuukarmohamed4119
3 жыл бұрын
Wllhi bro fananka qarnigan aan jogono in lagu dhaho waau qalantaa keep going cadowkaga cagta hostet
@SweetScience-Boxing
2 жыл бұрын
FIRE BRO. KEEP DOING THESE. MAD CHILL VIBES!!
@moogeyare
2 жыл бұрын
Thank u my boy btw end of day I want you to keep posting and working hard no matter what anyone tell you. You gon make it if you work harder than what everyone say too. 👍🏾
@taafoom1996
3 жыл бұрын
LEGEND I LIKED YOUR VOICE
@ciisefaaraxciise8735
3 жыл бұрын
Noloshu haddii aysan fan lahayn, waxa ay la mid noqon lahayd geed bilaa caleemo ah.
@dailyxiin
3 жыл бұрын
MooGe yare run ahanti nin cajiiba ayaad tahay....!! Heesaha maxamed moge ee bad wayntaha nala muquur ... Waxa aad siqurux badan ugu xaragoota hesaha maxamed mooge Cumar dhuule codkisu sibuu uga yara duwan yahay fanaaninta kale .... Mahadsanid walal Seattle Washington Ayaan kaso salamaya...
@AbdiazizSaidAhmed
3 жыл бұрын
Sxb heeska iyo kaban, laxan iyo erayao la saxo weeye muhiimadu, nin kale codkiisa in layska yeel yeelo waa waxa qofka fannaanka ah magaciisa dila. Dhuunta rabbi ku siiiyey baad ku heesaysaa uma baahnid Maxamed amooge iyo Cumar Alle haw naxariistee inaad midna jisho. THANKS
@@dailyxiin Wiilkaan waad u jeedaa waa kabanistayaas bannaanka degay, heeso xataa uu laxanka saaray oo uu marar qaado oo isaga loo sameeyey waa jiraan waana yeelan karaa heeso u gaar ah. In la heeso waxaa ka adag inaad musician talent ah noqotid. Ninkanse waa arday hobby buu u yahay maahane waxaa u fiican inuu waxbarashadiisa sii wato oo heer ka gaaro. Fan kuwii ka waaweynaa ayaa maalim kasta meel silic ugu dhinta.
@moogeyare
3 жыл бұрын
Audhu Billahi min ash shaytaan ir rajeem. Waxaanuu wa sabaabtii aan iisha dadka iska cilaaliya. Maxamed mooge wuxu iyahey, (ileen wa magaceygii so maxan?) mataqaantiid wa kow. Laabana, anaa laxankii oo sameyey heestii “FAARIIN WAALID” iyana heesaha kala duuwan. Walaaleyaal, daad ba jiira oo iska hadla, Ha iigu mashquulin
@imaammaxamed7845
3 жыл бұрын
Mooge Yare Brother raaxeeyso noloshaada adaa xur u ah
@AbdiPianoChannel
2 жыл бұрын
Aaaaaaaad iyo aad. Allah Yarxama Ustaad Cumar Dhuule Cali
@sahalade4245
2 жыл бұрын
Waaaaw keep going bro ❤❤
@abdurahmanhussein7002
3 жыл бұрын
GACANTA ALLE HAKUU BARAKEEYO NOOLOW WALAALO MASHA ALLAAH
@fatimaahmed8813
3 жыл бұрын
Yaa salaam, thank you very much
@sidiiqbashiir8403
3 жыл бұрын
Mooge yare Cod miisaaman Baad Haysaa bro💯
@muhubobulhan6318
2 жыл бұрын
Sidaan kuu raadinayey hada sow kuma helin. I don’t have TikTok and I was looking for you on Snapchat. Now I found you KZitem. Just want to let you know that u are the most talented and handsome young artists. Bless u
what a nice voice keep it up bro .....where i find you ???
@khaliilcadaani1940
3 жыл бұрын
Xayaakalaa zxp very nice music
@niamuse7965
3 жыл бұрын
Hey, glad youre back! Im currently learning the kaban but struggling to find resources that can help me get better online. Do you have any suggestions?
@heesada-hore
2 жыл бұрын
hey did you end up finding any resources? I'm also learning the kaban and struggling to find resources
@niamuse7965
2 жыл бұрын
@@heesada-hore hey, no sadly i couldnt find any resources online
@moemontana1181
3 жыл бұрын
My Doug is back 🔥🔥
@ashaluuladoontiiallechunel7353
2 жыл бұрын
Waaw masha allah axsan hees
@rawmo7336
2 жыл бұрын
Kalmada dhirif maan maqlin since 1991 wow.
@wiilkaReerCigalle
Жыл бұрын
MOOGE YARE IN THE HOUSE 🔥
@unityispower2141
2 жыл бұрын
Love this ❤️💪💚❤️💪
@seeyouwhenyougetthere206
2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ big bro keep going on
@cabdiwalibeeroof2483
Жыл бұрын
Nice moge yare fannaan khatar ah
@Aliza-pu9gb
2 жыл бұрын
😳Omg cod macaa inanku 🙈
@foozia426
2 жыл бұрын
Waaaaaaaaaw eesh calaa fanaan
@cashaqsoor
3 жыл бұрын
Mooga Yare waan ku Tagera brother Gulaso
@abdiaabdullahi2295
2 жыл бұрын
One of my favorite song
@ridwantimo4164
3 жыл бұрын
Ahmed mohamed mooge yare Lagend wan kaa haynaa wll thnkz
Mooge yare ad ban u raadinayey channel ad leedahay walaal. Wa bogaadinaya sida u so nooleynaysa heesihi midhaha iyo murtida laha maxamed mooge waa abtigey Alle ha u naxaristo..
@ifrahhersi4559
2 жыл бұрын
Beautiful song 🥰🥰❤❤🥰🥰🥰
@somaliuncutstories4137
3 жыл бұрын
Halka ka wad masha allah
@facultyofmemes135
3 жыл бұрын
Bro keep going
@hiigsademedia9450
3 жыл бұрын
Kamanka ayaaaba icajaniyey mooge keep going bro
@foozia426
2 жыл бұрын
Waaaaaaaaaw eesh calaa sowd
@ahmedherzareh1009
2 жыл бұрын
Ahmed maxamed mooge yare zhp ama wlll hees dhamaystiran so qaad oo ka mid kuwan ugu macan plz codsi
Пікірлер: 329