Sunduseey dad badan role model utahay wllhi ani kamid ahay karti badan❤😊
@BisharoMcabdullahi
21 сағат бұрын
Garoninta nabiga qof kafadli badan majiro nabigana uduceeye wallhi❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
17 сағат бұрын
Allahu masali wasalam calaaa nabiyinaa Mohammed Scw ❤
@SabariinNuur-tq7zg
6 сағат бұрын
Scw
@Cadarmaxamed58
19 сағат бұрын
Garoob xiligaan lajoogo kun gabar ay kafiicanyihiin ayago gabar ah aa hadana garoobada sharaf leh m.a hore usocda sunmir hooyooyin badan baa rolemodel utihiin👸❤️
@SalmaMohamed-h1i
20 сағат бұрын
Alla faadil siduu u difaacayo wllshiis sunduz Faadilow mariz ka qabta gabadha wuu dabo dhigtee wuu ka soo daray mariz ee plz wiilka sunduz ka leexiya bastarka xun
Alla sundus iyo amiiro wllhi anagoo gabdha naga fcntihin waayo wiilal boqolowyo nii joogo alle hanii daaye muscuud iyo asiim haboyin Soo bar baara❤
@yasmiinyaska4378
20 сағат бұрын
Garoobta nabiga ayaa U duceyay mida kale garoob waa naag gumaysi diiday oo xora ilmahn dhicska ah ee maris maris la leyahy dhaqn xumda xaguu kal imday siduu U yalo garoob iyo gabadhtona ma hayo mana rabto guulyso abyo sundus♥️
Boqoradeeni anag ku jecela aang boqorda noo thy waa runta karti badan baad thy geesiyad baad thy❤madax noo saran thy boqoradeeni waxas ha firin ciyaalka ka dab qaylinayaa ❤homoar wacan Queentaydii ❤
@AyidCabdullahi00-ob3rm
21 сағат бұрын
Teydii yareed sundus qurux ii nolow💪💪🔥💛✋🖐💕💜
@XamdiCabdi-wk4wd
19 сағат бұрын
Wllhi garoob wa ahay lkn wanbakufanaa alx garoob na nabiga uduceyey wcs marka qalbi horay usoco hooyo karti leh batahay intakuneceb waxaka badan intakujecel I love you mcney ❤❤
@MaryamDahir-vh2xd
20 сағат бұрын
Sundus Garobob Ceeb maha Abyo masha allah Boqole Kuu joga manta Oku dha rer leeg abyo illahy hakuu Dayo Qalbi Cunuga inla wad Wado Rabaa lkn Dhag haw dhigin Qalbj❤
@الهاممحمود-ل1ر
21 сағат бұрын
Mansha alah amira iyo sundus hure usocda
@Beaquen
21 сағат бұрын
Naag adag oo karti leh lee lagu mashquulaa 😊
@AaminaApdikadir
20 сағат бұрын
Garob gorme Ceeb noqotay waaba lagu fana qaali ha uqaban u dhola cadey ka soco qali❤
@Aishaa_1426
20 сағат бұрын
Garob Vs Gabar Isn't different hppti Wlhi Sharaf Baa Garoob Ku tahay Wana isku filan tahay Hooyo Sharaf leh Baa Tahay💕😭🫂👸🏻
War cwa sundus mic 🎤bay qaadatay saasaa kaa rabaa boqortooyo😊
@raxmamahad2092
21 сағат бұрын
Alla caawa wad ku dhamaaten kii garoob ku qafiifay
@NajmaDahir-bc6kx
20 сағат бұрын
Garoob nabigaa uduceeyee ❤
@HiboXasan-w2r
20 сағат бұрын
Sundus hadal qof kuyidhi hadaad dhag udhigto heer magaraysiid marka dib hausoonoqon hore usoco ❤🎉😊
@AsiaAbdillah
20 сағат бұрын
Marna gadaal ha soo fiirin wllshey mcn kor ahaawo wllhi wn ku tareega buuxa walipa cadowga unoolow ❤
@SagalMahamuudxayow
21 сағат бұрын
Ala sundusteyda ilh haku xafido poqraneyyy❤❤❤❤❤❤
@User-wrg23se4
18 сағат бұрын
Garoob nabi mohmad salalahu calayhi wasalam ayaa u duceye amane nabiga yka qer badan jecylka alle weyn ala yacisak guur lasoo maro gormuu ceb noqday oo lakala tage
Nafta taag xal dheer isa sisay ❤ Mudo bdn dadaal isu muujay❤ Danqashiyo dhib an isku dawan❤ Sunmirko idinka dalka jooge nagu dabaca manka dookhina❤koko madamey maqanthy sunmir ba malaysiya si iftin doono❤❤❤gulysta kuweygiyow❤❤❤
@inaabdu-j3w
20 сағат бұрын
subxan naago qayrka o horumar gaadhay amaan maxaa ka xun na camal shuubyhy 💔😂
@OzmaanKing-x2j
20 сағат бұрын
. Amaanteyda xalimo kuus ka ahow kow dheh😂😂shuubo miyad tidhi na aniga ma naag bd i modeysa ninki kuwasi lahaa bn ahay dhilyhy nocadan o kae wan aqana😂😂😂😂😂kalay ila tartn dee nacala abaha ku yale dhilo sharmuuto ah wa adige 😂😂😂halked iga la qaday😂😂😂
@inaabdu-j3w
20 сағат бұрын
@@OzmaanKing-x2j cayda so baro bbe wlhi naag batahay aan aqaane 💔💋
@OzmaanKing-x2j
19 сағат бұрын
@@inaabdu-j3wok nag bn ahay kaba soo qad maxa iga bdli kartaaa😂😂😂kabteyda kuma kashee kadedka iska daa maxa isku xijinee wllo😂😂😂
Intaahortiisa kadheh Sundus lama Amuso ina ku farxasanthy boqole kuu jogo kuray yarna adan rabin haduu foqa isa saro iyo haduu dhulka is geeyaba usheeg xbbti❤
Guys sundus makafarxina plz 21 le diman let's go 😊😊
@hidaayocabdimaxamed4882
5 сағат бұрын
Codka ga quruxda badan quran kuqad abaayo
@Sumyo-l7y
21 сағат бұрын
Na Sunday wx kle ha isku samaynin wyo bar namij kaas diin io dhaqan umala hin wa wx galada laga so kobi gareyy mrka iska da barnamij yadina kle idinka bdan
Sunduseyy Sasa ka raba naag nool ba tahy bini aadamka marka ka xishotid marka danbe buud bu kugula tumanaya ❤
@SuhaybXakame666
4 сағат бұрын
TEAM SUNDUS ROUTINE ONE LIKE 👍😊
@AishajamaalAbdi
6 сағат бұрын
Nacabka la sheegoba waa Nin ku heli wye iyo naag ku gaari weyday 🔥💀 Sundus always is queen👸🏻💋💗
@mohamedabdullahi3474
3 сағат бұрын
Sundus saa lagaa rabaa abyo waan ku ugu faanaa abyo❤❤❤❤❤❤❤
@AbdalleMohamed-c7g
21 сағат бұрын
Sunduseey cumeer nooso Badi please 🙏
@Sunayrah143
21 сағат бұрын
Ha qaadin sunduseeey😢
@Fatimadiamond-p8s
2 сағат бұрын
Wlhi gabadh wax ay idinkala maqan tahy malaha keep going until never hooyoyin karti leh sunmir
@SucadohassanNuur
19 сағат бұрын
Sundusteena horay u soco abayo❤❤
@IntisaarMaxamed-nj4zo
6 сағат бұрын
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
@UmaymaMahamed-kx8gu
19 сағат бұрын
Garoob waa gabadh gumaysi diiday gulayso hppti❤
@Sundussheikhuna
12 минут бұрын
Amira part 2 no sosame nooo ❤❤❤ alp🎉Queens of 👑 Queens ❤❤❤❤
@Cabdixakiimmuusecige17
21 сағат бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
17 сағат бұрын
✌️✌️✌️✌️🤞🤞🤞🍎🍎🍎🍎😍😍😍👍🥰🤩🤩🤩🤩
@abdirahman6972
6 сағат бұрын
masha allah sundus gabadh karti Badan Horey usoco wll❤👏👏
@Hannad4
19 сағат бұрын
12:24 amira cayda waa difacday😂
@princesmalyuun1768
13 сағат бұрын
Nin Ku Heli waayy iyo naag Ku gaari weysay ayaa Ku ceynaya mahrez garaad kiisa ayaa intaa la eg war hddu garoob rabin xitaa muu iska aamuso dadku iska gadayaa markasu garoob ceeb modaa doqonka nabiga scw ayaa u duceeyy❤
@Mulkiyada
20 сағат бұрын
Sundus naag adag waye hadal dad uma baxdo garoobna ceeb maaha mida kale barnamijka wu quruxbadana qof somali oo sidiisa u sameyay amiira waye
@MahirMahamed-nn8el
21 сағат бұрын
ABAAYO NIMANKA HADALADOODA HAQADANIN ADOO GOROBAD KAFICANTAHAY DADKA KALE ORO USOCO ABAAYO MCN
@Thebeutyher
12 сағат бұрын
Sundus nosoo badi asxaabta marka lajogtid faadil aniga kuu joogo meshaan kulahaa Inta heysatid asxabtada iyo anaga cid sundusteena tabankarto majiro sundus allaheeda baa kataxadaray tedakale garoobka ceeb ma ahan sharaf ayaa leeday haisku soo dhisin kuwa bilaa ixtiraamka ❤❤
@Raayamouu
20 сағат бұрын
Sunduseeey caawa saa iga qoslisay leeeeee😂😂😂😂😂😂
@XaawoCarab-zi1pw
20 сағат бұрын
Sundus funny waku jeclhy qalpi ha ubixin cayayaaanka❤
@lavieestbelle-neutre3431
17 сағат бұрын
Amiira Quruxleey Masha"Allah 😂❤😂 Quruxdiyoo Qaf Ah❤😂❤ Isha Baxarka Cusbo Ku Shuba😂😂😂🤲😘🤲 Ar Rijaalkinne Waaa Kanaaa Ceydaruus Hadaan Ku Arkay Barakalahu Fikuum 🎉 Viva Team 27🤲🤲🤲✌️🤞🩵🩵🩵🩵💦💦💦💦💦
@ayaansalad1062
20 сағат бұрын
Faadil nin rageed ❤❤❤❤❤🎉
@NasroYasiin
20 сағат бұрын
Sundus qurux guuleyso ❤
@laylamuxudiinroble2705
21 сағат бұрын
Wayada gavdhaha nodayaa garibada nabigaba uduceye waa kanasiip badan
Waxba yee ku niyad jabinin garoob nimada kuma qasaarin hal wiil oo 💯 aa ka wadataa yaa ku gaaro garoob aa hal cunug xitaa heysan ayaa jiro marka wax uu alle kuu qoray dhinac uma mareeysid abyo ninkaas afka xun neh adinka qeema u yeesheen qofka markuu xushmad iyo ixtiraam aqoonin lama soo dhaweeysto waa leyska fogeeya goormuu qaladkiisa fahmaa hadaa qiima uyeeshan oo soo dhaweeysataan plz waxbo yoo niila soo sameeyn wilal kun iyo kow jeer ka wanaagsan waa heystaan niiga badan kuwaas waa nii jclhy team 27 saa idhantihiin❤
@nimcocabdi21
21 сағат бұрын
Sundus xage ku maqanthy 32 bish la lee haye Bil32 gaadh waxge waaye😂😂
@faysaahmed-un6rr
6 сағат бұрын
Sundus fariidba tahy huno inankayare eyga ha ujoojin
@faizosuleymaan8686
6 сағат бұрын
War garoob yaa gaari karo nasab wye ish iska dheh kuwa garoob ku dhoho❤
Пікірлер