Maya abayo adiga kaligaga ma ahan abayo waan arkey hadan samirto hada aamusto oo aad samirto waxaba lagu maleyaa doqan lkn alxdu lillah quruxey nolol qurux badan baad ku jurtaa ee illahey ha ku barakeyo wallhi macaney aad baan ku jeclhy waana ku tageraa run ahantii waxa thy gebar aad u qalbi wngsn oo.asturan hadal mcn talo wng marka waxan ku leyhy keep going quruxey gebadhada allh ku dayo insha allah vidowyadhada dawadhada kama dalo wallhi waan ku jeclhy waxan rajenayaa inad comantigeyga inad iga soo jawabi dontid quruxey insha allah farxadada waa farxadeyna murugtada waaa murugteyda quruxey wax murug ah rabi kuma tusee waan ku salamey macaney ❤❤💋💋
Masha Allah illahay ha ku barakeeyo family qurux badan amina yarabi abayo
@adoontiialle5328
Жыл бұрын
Hore u soco Abaayo ilaahey nolol wanaagsan oo alle raali ka yahay haku siiyo Abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Anab44
Жыл бұрын
MashaAllah abayo waligaa dulqaado family ga Iney is heystaan wax ka fiican malaha
@ruqiyomohamed9954
Жыл бұрын
Abyo waa saa shegtay dadka qaarka wnga u sameyso lagama helo balse adigey duqon kuu malaynayan dhegba jalaq looma siiyo waxas masgaxdada ha iskaga mashqulin hore u soco masha allah gabadha yar allaha ku xafido qadka ha iska soo dhigin cimri dher iyo cafimad idin rajeyna iinsha allah
@itssabiriina9056
Жыл бұрын
Mnshalh qurx bdny wlhi wn jclhy nloshda mida ugu qurx bdn ina ku nolaato wkhti wlipa wn ku duceyaah 😘❤
@nasroahmed4510
Жыл бұрын
Mansha allah abyo family qurux badan Allah intin barakeyo
@hanaahussein3961
Жыл бұрын
aad io aad abyo marwalbo dulqadkaga io smirkaga uu bato waxa lagu modal Ina doqon thy lkn maha dadka dhan dadka maangabka ah ayaa sidas ufkaro qofwalbo Samir bdn ilhey Aya jecel lana jira marka bini Adam maba u baahnid qiimentooda allha idin xfido abyo waxa tihiin family qurux bdn guuleysta tan kle is isbadl fiicn ka dreemaya Ani ahaan mesha jeceshahy ila ka gareysid ha joojin dadalka xppt dhammaanteen qeerka allha nawafajiyo🤲🙏💯
@ummuiqlaas1
Жыл бұрын
Abaayo isqabo tartiib tartiib isku qawinosaaye han iga xumaan samira cadey love you wlh❤️🧠💏
@haajarasalaad3901
Жыл бұрын
ماشاء الله حفظكم الله ورعاكم
@roodanuura120
Жыл бұрын
Manshaa Allah taabaaraka raxmaan Xbbti qalbiyeey ilahay ha ku xafido adiyo familkaagaba hana idin barakeeyo Waa run dadku marka aad usamirto doqon bay ku moodaan kumana dareensana inaad waxwalba yaga dartood isaga daysay oo aad dulqaadatahay lkn mid ha ilaawin ilahay wuxuu marwalba macooda yahay kuwa sabra
@xaragodheyman5226
Жыл бұрын
Abayo ani comment ma aragtid miyaa quruxey armajada shoping ka siki abayo shopinka na kaqad qali Qolka qurux haku noqde fadhiga hada qurux kadhigtay mashaAllah qol ka wax yar uharay
@maryancabdirixman57
Жыл бұрын
Asc wllo samiira waxan jogaa hargeysa wllo caleenta ayaan rabaa e hargeeysa malaga helayaa wllo iso sheeg mel laga helo hadii ad garaneyso wan kusugayaa mcnto
@almaaschannelfoodcooking9018
Жыл бұрын
Qofkii ugu horeeye keep going walaalo🤩🤩
@ismahaanxuseen6586
Жыл бұрын
Masha allh gaariyad dumar baa thy allah kuu barakeeyo familkaaga
@deqaali6503
Жыл бұрын
Allaha ku dayo hana ku xafido abayo kuwa kalena allaha ku siyo aamin yarabi
@fartuunabdullaahi8033
Жыл бұрын
Samiro abyo mcn doqon ayey kuu modaan inta aad aamusan tahay balse ma ogo hal oo udhoolo cadeesid in aay tahay guushaada jabkooda marka inta kunecaba maxey kaa qadayaan hee macaaney hori usoco yaqay inta kuneceb anaa jawaabtoda kuhaboo anaa siinayee maad igu deesid yaaqay xabbti qaaliyey keep going 💪 👏 🥰🥰💋💖❤💥❣💘
@FuufuaxmedFuufu-tv4ui
Жыл бұрын
M.a allaha ku xifdiyo adiga iyo fmlkaga
@fatimadagan8541
Жыл бұрын
Wa kula aragnay sister dadka qaar doqonimo moodayaan sabarkaaga
@ayanmohamud3401
Жыл бұрын
Maashaa allaah Maashaa allaa mar walbaa waa Maashaa allaa wlh maba gudbiyo fiidiyow aad soo dhigtid wuxuu rabo ha ahaado waan daawadaa bilow ilaa dhamaad waxaana ka bilaa baa leekta anigoon saarin maba daawado horey u soco walaashey horu mar wacan aan kuurajeynaa .waan arkay dad aad ka hadlaysid waxay ku moodaan in aad doqon rahay amaba aadan wax garaneyn waa dhacdaa iskaga dulqaado ama ka danayso waa lagula arkay dadkaas sida xun ula dhaqma qofka soo dhaweysta samraa sad hela horay uga soco .
@iqroabdikafi-dw7xq
Жыл бұрын
M.a Aby horay usoco inshlh
@najaxmaxamed2842
Жыл бұрын
Mar mar baan wakhti u ahayn inaan dhamaysto vidioga lakn intaan in ku dhufto ayaan like kusaara waayo wakhti baa kaaga baxay view kuu badiyaa hore usoco abaayo❤❤
@maryan3892
Жыл бұрын
Kursi weyn baa ku fiicnaa lahaa inaad dhigo meesha daaha ku xeran ee kan yare yaalo lakin waa beelo keep going samira
@leylomohamedjimale7932
Жыл бұрын
masha Allah abayo allaha idin barakeyo abayo wlhi anba su ashas wan qawa wayo anaa arkay in doqon lii malayo ama qof aan waxba dhiweynin abayo
@munaali2388
Жыл бұрын
Mashaa Allah Allah ku barkeeyo walal macan
@mariamuuri6980
Жыл бұрын
Msha llh abyo samira gabar qalbi wng thy abyo ilahey adun io aqiro haku dhowro adi io familigaaga suasha ad na weydise abyo anagaba wn kula argney lkn adiga umada eed ma ka dhamato hdlkoodana ha care gareenin🌹
@kamaspea-zy9ph
Жыл бұрын
M. a. Abyo ilhy haku dhip yareyo wxn adun wye qofka usabartid aya. Hadho kudayacayo. Iska dulqado abyo 🥰✅☝️
Masha Allah aby farxada Allaha kuu siyadiyo aby dadka wexe rabaan ha ku maleyan horay uga soco waxa thy adiga is og
@afnaanahmed2705
Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah❤
@kinsisiciid1771
Жыл бұрын
Gabadha yartaa dhulka burikiitay ka qaadaysa ha seexin wll furaashku markuu dhulka yaalo qabowga kaso dusa Kenya waa khatar talo walalnimo mahadsanid
@Farxadiyoguul
Жыл бұрын
Waa run ilmaha looma ogala tv. Dhaqaatiirta mareeykanka. Wexeey dhahaan labo sano wixii ka yar lama ogala. Labo sano markii la gaarana wax yar ayaa la ogalyahay maalintii oo dhan hal saac. Marka aniga waxaan ku dhihi lahaa wax kale ku mashquuli sida alaab alaabay, banaanka.
@xamdimoha2374
Жыл бұрын
Mnsha Allah afnaan kor oo weyn hbo ilhya haku xafdiyo abyo adiga keep going 🥰
@umuabdiwaliibrahim3909
Жыл бұрын
M Allah abayo horay u soco❤❤
@halimohassan-zl4bp
Жыл бұрын
Masha Allah abaayo macanto Allah haku xafido 🩸💖💞🥰🫂❤️
@@fahimafahima92682gaarto yeeli meyso hadaa la si barin
@havsahassan4217
Жыл бұрын
Xbbt hadaad is tiraahdid bingo aadam ayaan qancin ward waalan ee hortaa usoco. Ilaahyna raali gali qof lagadaba hadlayo hadaad aragto waa qof hormar gaaray ee dugaaga cigiisa ha u joojin abyo
@manaalmohametabuukar
Жыл бұрын
Asc apyo wan kula.arkay lkn doqon matihid ee marwo karti iyo dulqaad sharaf alaah. Siyay batahy allha idin xafido dhamaantin
@marwomandeq804
Жыл бұрын
Maasha alaah tabaarakalaah samiro qurux kama xiiso dhaco routinekaaga noolow abaaayo macan afnaan mac mac ii sii Dumaashigeey culusoow igu salaan 😁🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Alowsahal
Жыл бұрын
Masha Allah Allah ku xafido 📷 kayareey cunugta
@lielaosman8710
Жыл бұрын
Abyo samiiro sa shegtay waye dadkan hadey wax kugu sameyan aad u sabarto ka amusto doqone ku maleyan o qofka dhibka kama dayan adiga iska sabar sabaarka aadu u ficnyhy ilahey wuxu kugu badala wanag iyo cimri dheeri marka marksto iska sabar ka ronaw qof ku dhibay
@saabirina9060
Жыл бұрын
Haa wlhi abaayo dhibkas anaa kula qabo qof walba xushmeyo ama usabro wu igu dul socdaa bila aadanka iska celis ee wax kuleyihiin wlhi m.a gbr miskin ah o qalbi fcnaa thy abayo hdalkaga wu itaabty dadka samirka uga daro doqon ee ku hestaan
Waa caawtowday hadaa kuu soo qorno waa isdhiganeysaa oo waa iska daynee weli wad keep going abyo
@umunaslihan1875
Жыл бұрын
Masha allh family an jeclhy i support you🥰🥰
@muniishmohamoud
Жыл бұрын
M.a aby horay usoco tankale aby sidiisaba qofka wanagsan ma wayo dhib tankle 80% wey jiran dadka adoo udulqadanaaah hadane ku modo inaa doqon thy ama sawir lkn waxas dhan dantada laga wataaah hana ujoojin samira dagam
Пікірлер: 314