Waxba niyada iska diin waa cagarshow dawaada qaado intii Allh kugu tala galay waad Nolan maha sidii aydis cagaarshowgu waa sees mid1 mid 2 midna waa 3 kaa qabtid 2 waa habitaad B ma baxo mar dhow dawadiisa la rajeen in la helo mid kowdaad dawadiisa waa la helay Allh dad badan ku caafiyey walaal niyada ha iska dilin Somali 100kii 70 tan qabta inshallah caafimaad
@geediga.hayaanka
Күн бұрын
war fanka muqdisho ayaa ugu horeysay waliba si aqlaaq leh ayey u heesaan sida hargeysa dharka la dhigto ma ah reer muqdisho wax wanaagsan ayaa laga bartaa halka hargeysa aqlaaq xumada lagu tartamo muqdisho boqorada codka magool xasan aadan samatar salaad derbi cabduqaadir juba iyp hanuuniye iyo qaar kaloo badan
@zamzamabdi3585
Күн бұрын
111111❤ allah kuxafido
@ARSHAAD01
15 сағат бұрын
FANKA WAA AWDAL
@najma649
Күн бұрын
horta gabadha allaha caafiyo
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
Күн бұрын
Teeda kale hees hargaysa katimid uunbaa saamayn leh hees kale majirto oo saamayn yeelan kartaa waayo hoyga suugaanta cumaamadeeda lama haysan karo
@user-gg3ny8pz6g
2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤nimcaan
@naimaahmed9966
Күн бұрын
Somaliland ❤
@najma649
Күн бұрын
dadka isguursanayo waa in ay is baaraan iska ilaali yaan lagu qiyaamin
@AxmedRiiraash-ek5rp
Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤soomaaliy
@MohamedAbdi-ws2ec
Күн бұрын
Nimcan.hilac.gesigesidhalay
@mohamedadan936
Күн бұрын
cagaashow allaah mahadii daawadiisa anaahaya ee qokii oowhayo ha ila soo xariiro
@rahmayusuf9065
Күн бұрын
Runtu waa Waqoyi Lakin Hada Jiqbay ku tahay Waqoyi
@dhomsulati811
Күн бұрын
1 ayn nahay hdaan dhashii samaroon
@AbubakarAli-mu4ot
Күн бұрын
Heestan faraha ayey ka baxday 😂
@kaderjo9872
Күн бұрын
Waad iska huubi insha allah
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
Күн бұрын
Yam yam iyo qadaad wayn heestan malaha heestu waxay ku baxaysaa af reer waqooyi maaha hees koonfur leeyihiin
It doesn't matter cida laga soo gaaray laakiin, hadaan ka jawaabin xumaanta macnaheedu maahan in aanan la jawaabi karin, taas waa maskaxda doqonta. Sawirka ayaa nagu badan wixii ay caayijirin wexey ahaayeen, somaliland laakin hada waa heer Xabashi.
@BishaaroXuseen-i7h
Күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@UbaxUbax-ts6fb
Күн бұрын
❤❤❤
@FatimaFatima-gb7xh
Күн бұрын
Rer waqooyi
@user-lq6gq5zy4f
8 сағат бұрын
Sorry sister alaha ku cafido
@ardomahamud
Күн бұрын
Somalli
@fartunwasuge8322
Күн бұрын
Ascwrwb Wall qaali hore usoco guleyso Thanks ❤
@LovelyBoat-mp8cu
Күн бұрын
1
@nasiya6732
Күн бұрын
SOMALILAND
@Ismaansuudi
Күн бұрын
111
@sidrasirad9475
2 күн бұрын
nimaccan xabashida ayu ka soo baxsaday malaha way guuleen khanisnimda ayuu ka soo qaday cuduro aaayu wada dayuuuska urayaa usagaga wayn dewerisga ku koray iyo gaajada isago ouraya gaajoonaya ayuu itoobiya ka yimi markaa saa somaliland wax ka dhigeen ha baroorto
@AdnaAbdullahi-do8kr
Күн бұрын
Anshax xumadada adi ha kuugu ekaato ninkaas waa tagay ciil udhinta fasqi io fasahda xabashida laada xamr dad ishuba yimadee
XUBI QAALI WAA BEENTEED CUDURKA HIV LAGUMA RIDIN EE DAAHIR CALASOW IYO HANI ABUUKAR AYAA SHEEKADAN LACAG KU RAADINAYAAN .XUBI QAALI LABA JEER AYAILMAHACALOOSHEED KU DHEX DISHAY
@user-sy9sb1nl9n
Күн бұрын
Reer xamar ku ficn hes ta
@user-ez1hy1fj6h
Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-qe6io2sp4o
Күн бұрын
Fanku wuxuu ka bilowday borama wuxuu u gudbay hargeysa iyo burco, sidaa darteed fanka wuxuu ka soo bilaabmay degaanada somaliland.
@saharamohamed7908
2 күн бұрын
Hhhhhhhhh kkkkkkkkkkk maxaan dhegeysanaa ma Nin Naaguhu gad ayey 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@halilmamohamed4493
2 күн бұрын
😂😂😂😂 somali khati ka jooognaaa lakiin hees baa ka cabadiisa Dadka iyo gabdhaha mayirada generalada siyasiyiinta LA DILO cidi kama Hadasho xabalaha la faqdo cidi kama hadasho….and so and so Waar dadkan munafaqad badana…subxanala Somaliland ❤ sida cadowgaa u badan yahay ayuu kheyr kana u badan insha allah
@AnasHashi-xo6zv
Күн бұрын
waku doqonimo in ad tirahdo reer xamar ma heesan ya fanaaniin bdn xamar iyo buulka hargeysa
Пікірлер: 117