Waan ogahay inaad usoo daawasho tagatay heestan laxanka macaan leh 2024 iyo wixii kA dambeeya like iireeb goat ❤
@cadaankudhiigleh
4 ай бұрын
Legend waayo waayo dugsileey ahaa xiligee soo baxesay😂😂❤❤
@Farayare451
4 ай бұрын
@@cadaankudhiigleh mobile black berry ah oo wllky leeyhy ka dhageynsan jiry ku tabay qalbiga ku tabau 😂❤
@cadaankudhiigleh
4 ай бұрын
@@Farayare451 Waayihii wacnaa 😢🤩
@abdilatifaxmad2621
2 ай бұрын
the baste hees kutabay qalbigaa kutabay
@ahmedothman2460
Жыл бұрын
#Heestaan xasuus dheer bey igu leedahay waxaan ku djageysan jiray baadiyaha kismaayo xili ay ahayd 2013 aniga iyo walaldey iyo asxaabtio aanu ari jiraha isla ahayn . Waxaan ku nolayn nolol farxad badan mana is dhiji jirin nolol tan ka wacan baa jirto waqtigu markuu ahaa 2016 baan soo galay malada kismaayo xanuun aan xanuunsaday awgeed. Alx hada waxaan ahay secondary school form three ama 11 naad . Wlhi aad baan ugu xiisay dadkigeygii asalka ahaa iyo asxaabtii aan meel ku wada dhalanay inkastoo meshan aan ka sameyay saaxibo wanagsan hadane Old is gold never forget where i originally from. Caafimad iyo farxD waarta qofkasta commentigaan aqriyo♥️
@jokarboy2438
Жыл бұрын
Ok our brother thanks
@traderessacademy1679
Жыл бұрын
Brother allaha ku nabadyelo meelkasta same nahay
@nasruunipea7355
Жыл бұрын
Rer Kismyoh nimo❤
@ahmedothman2460
Жыл бұрын
@@traderessacademy1679 Aameen saaxib Guuleyso❤️
@mohamoha2160
Жыл бұрын
@@ahmedothman2460 nice story bro
@AbdisalamNasir-ud7gb
7 ай бұрын
Wakhtigu waa 2013 waxan kusoo xasuustay heestan gabadh dhuux la odhan jiray baa mar walba dhagaysan jirtay meeshu waa cabdidheere oo ka tirsan gobolka daadmadheedh markaa aadban uyaraa imaka waxan joogaa hargaysa iyadiina waa la Qabaa waa gabadh caruur leh alle nolosha ha ubarakeeye🥰🤲❤
@cabdiwaliwaliaadan3296
9 ай бұрын
Heesuhu waa macaan laakiin quraanka ka sii macaan
@yoonisabdi-eh6er
Жыл бұрын
Hadaad heestan dib ugu soo laabatay mudo dheer ka dib waxaan kuu rajaynayaa nolol farxad leh maalmaha yar aad joogto ilaahayna raali gali naftaadana ka adkow 🥰
@bahjafaysal1158
7 ай бұрын
hye hno 😊😊
@Umalkhayr-kp9ss
Ай бұрын
Haye wall watalo wanaagsan ❤❤
@MahadApdirizack-vo1yy
5 ай бұрын
Legend walpa oo isku waqti ahayn wa slamaya 😢
@AayaxyeNuur
6 ай бұрын
2024 and still listening it"s so expressive 😢
@KingRashkaboy
3 ай бұрын
even me 😂😂
@Nasra_Abdirahin1
2 ай бұрын
Me
@KingRashkaboy
2 ай бұрын
@@Nasra_Abdirahin1 amazing 😉😉
@user-bs2ug1ms5b
2 ай бұрын
Ani xtaaa😅
@user-cs8wy9pj5r
2 ай бұрын
Bal Amurtan Eega Nimca Daren Waxa EeY Dhar Ahan Uxidhan TahaY Uf.😂 Shiir BAdana Ilahow Ha Iisodhaweyn Tas.😂😂
@user-ck3lz1nj9g
5 ай бұрын
Still 2024❤😊
@apdullali9846
2 жыл бұрын
Hasuus 2012......ari baan raaci jire anoo class 5 eh ...during holiday ....maanta na Nin weyn oo wax qabsadhe ...ban ahy ...Alxamdullillah ...
@abdifatahmohamoud7398
2 жыл бұрын
kutalagal inaad timaado jacayl wax ii ma tareeee.....
@mohamoudali6830
3 жыл бұрын
Swezeland happy new year December 2010 ayay kadhigeen showgaa nimco Darren iyo Caydaruus halyay waxan kadaa wanayay waa markii ugu hiraysay ee Europe sharci layga siiyo afarsano oo tahriib iyo sharciga.aan Ash ahaa kadib
@abdilatifaxmad2621
2 ай бұрын
the baste hees Lagend
@cabdiibraahim8017
Жыл бұрын
Hadaa iga danbayso oo aad xasuus ahan udhagaysato dabaday isoo xus maanta oo ay taarikhdu tahy 5/1/2023❤
@masbalsaid3156
2 ай бұрын
😢
@cabdiibraahim8017
2 ай бұрын
@masbalsaid3156 thanks my sister
@yaxyecabdi-bi6lz
29 күн бұрын
Xasuus ❤😢 jacayl
@cabdiibraahim8017
28 күн бұрын
@@yaxyecabdi-bi6lz wllhi replied aad iso gashay Ayan kuso xasusty heestan Malinta dhagaysanayay Ethiopia Ayan jogay manta oo aan south africa joga Ayan comments kuso xasusty thanks 😊
@alidahir5882
6 күн бұрын
Still enjoying saxb 4/7/2024.. 5:13 pm
@nafiisaabdiomar1448
2 жыл бұрын
Heestan waxaan Ku xasuustaa 2012 anigoo dugsiga hoose Ku jira walaalshay Iga weyn ayaa dhagaysan jirtay maan fahansanayn markaa lkn hadda ayaan fahmay duni iyo xaalkeed.😭😭😭😭😭😭😭
xasuus wlhi gbadh AAn is jecleen baa mrkan kla tagney aya hestan dageysan jire anoo weli Ka samrin qofka tagey kow ana aha Ila mnta wxa kaso waregte mudo 3 sano weli wan jeclahay lkn iskama war hyno mrki igu dambeyse qaxotiyada dadaab aye joogte gaar ahan IFo lkn ayada niyada wey iga sartey wxyna uumoda in mar hore an Ka tashtey lkn daruf adag oo xiligas Anku jire ba ii kalifte ina Ka taago qoralka mnta tariqdu tahay 7/10/2023 wxn Ka so qoraya Vancouver, Canada i.a hdan calaf isku lenahay wan is heleyna McNei 😢❤ wxna uso laban doona farintan mrka ayada heelo oo markas an Isla aqrin doono i.a hdi anan helin hta wan so labani i.a qof walbo qofku jecel yahay inu ilahey uu sahlo uu duceyna. Somalinimaduu macana ❤🫂👋
@Qadhar-ml8qm
Жыл бұрын
Hestan waxan ka dageysani jiray bariga aan yara radiya telephone dhan maanan qabin balsee muda kadib wan weynaday inan yar ban isjeclanay wuxu jecla hestan inu ii dhageysiyo duni wa tii hore hesihi hore xasuso bey nagu reben yaranyeni hada inanka wagtigan lajoga wuu ila dhageysanaya oo wan wada jogna mardhow xita wan is aroseyna I.a 22:25 hawennimo qamis aah tareq 25/8/2022 .😙💪❤🌍💯👑
@mascudyare2147
Жыл бұрын
Oooooh brother
@cdirixmaankhaalid5595
Жыл бұрын
Jaceyku iyo mucimadu ha waarto.
@fartunmohamed518
Жыл бұрын
Heesa markaan yareen Sameynta Nagu Yeshaay
@huud7497
2 жыл бұрын
Old is gold 💛 👌 2011 ban ku dhageysan jira cabudwaaq cadanyar barigas o xirir naga dhexeyey garbar USA jogta akhirkina igu boday😄Africa ino barake 2022 🎧
Tusaale inaan noqdoo tilmaam dadku iga dhigtaan talaaban soo jiraa taarikh dheerna waanku sugay 😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🏻😭🤲🏻 ilaahoow safar kayga mid khayarle iiga dhig oon ka qooma mayan meesha iyo hadafka aan u socdana frxad kala kulmaa insha allah aamiin ❤️🤲🏻😭
@farxaanaxmed4832
Жыл бұрын
Aamin wlle dhamaanteena illahey ha inoo rumeeyo riyooyinkeena
@zakiotor4300
Жыл бұрын
Aammmiiin😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫
@zakiotor4300
Жыл бұрын
😭😭😭😭
@umuAbdalla-tp3uu
11 ай бұрын
Aamin AAMIn
@yaxyecabdi-bi6lz
29 күн бұрын
Aamin sxp hada nabad sheg riyadada
@inaahmett7109
Жыл бұрын
Waan yara 8jirban aha 2011 hadana anoo naag wayna soo donay heestaan meheradayada oo hooto aan cawi jirayba kadarnan jirtay wana jecla allah noo danbi dhaafe 😍29/oct/2022
2010 waa sanadkaan secondr school dhameeyay, wagaas heeskan mobilkayga ayay ku jirijiryay wuxuu ahaa waqti xusuus leh
@ilwaadAbdurashiid4631
Жыл бұрын
@@abdi-nm2vy runtii sido kale waa xiligaa dugsiga dhexe u Gudbay ana Heestana badana gabdhaha schoolka ila dhigan jirey isku xaawil jirney yaa isoo celiyo waqtigaa 😏😗😘
@Barkhadka
Жыл бұрын
Barwaako❤😂
@barwakoqalbinoura9918
Жыл бұрын
@@Barkhadka bro😁
@Naagnool124
10 ай бұрын
@@Barkhadkawaryaa Barkhad bal reply iisoo gal xagaad ka dhacdayna?
@kinghindiholish1016
Жыл бұрын
Heesta aan ugu jecelahay heesaha Somalida 2015 ilaa hada waan jecelahay this is the best melody 🎶 ever 14.1.2023 time 🕰️ 19:30 Wadanka Switzerland 🇨🇭 please like ha ila dhaafin reply isoo Gal thnks
@saynabcabdi1090
Жыл бұрын
Ana ku so gaal meleksta ad jogtiba alle ha ku xafido walalo
Waa maalin sabti ah xiligu waa 16:58:pm 3/12/2022/waqti macan ayaan meel ku qaadanayaa Waxaan soo xasuustay gabadh aan aad u jeclaa Baraajii A.D. Runtii heestaan ayadaa ibartay Waana isla dhagaysan jiranay xiliyo qurux badan balse waqtiga iyo waayaha nolasha ayaa na kala.waday Ma Garanayo Halka ay dunida hadda kaga noshahay balse Waxaan leyahay fariintaydan aragto ruuxdaadu nabad Ha hesho macaaney
@ilwaadAbdurashiid4631
2 жыл бұрын
Xasuus time 2011 👌 waxaa dib u daawanayaa 2022🥰
@Zagal7007
2 ай бұрын
Taariikh dheerna wankusugay 2024❤
@JabkaHaji-my2fl
2 ай бұрын
Waa ikana quruxey
@naimamaxamed4875
2 жыл бұрын
Still watching 2022😪🦋 Ku talogal inaad timaaddo pea
@zupersiciiddhiif2719
Жыл бұрын
Mid kamida heesaha soomaalida aan ugu jeclahay what a song❤🥰. 2022.
@SuugaanSafaari
2 жыл бұрын
"Jacayl Baa tankay ka wayn "Anigu uma taag hayee "Ku talo Gal Ku talo Gal "Ku talo gal inaad timaado Old is Gold 🎧❤️
@SuugaanSafaari
Жыл бұрын
@AhmedAli-xr6ws Thnkyou bro.
@somaliclubhouse4495
3 жыл бұрын
2021 inta daawatay
@nimconalka1866
Жыл бұрын
Heestan ano yarban dhageysan jiray waa ficna leheyd waqtigas ina dib ugu noqon karo lkn waa waxaa dhici karin sorr nafteyday😭 mantana waxan dhageysanaya 10/7/2023 ilahow inta cimrigeyga iga dhiman ciwado iyo Ale kacabsi iyo cafimad igu dhamey allahuma aamin🤲😢
Cawda eey Taariqdo tahay 30/12/2022 sacaduna eey tahy 22:18 habeenimo habeen Jimco sii baxeeso eey Sabti Soo Galeeso heeskan Waxa dhagesan jirtay hooyadey macn Alaha u naxariisto Xili aan Ethiopia joognay Waana yareen xiligaas wllhi aapo wuxuu joogay UK Wllhi xiligii aan Dugsiga ka imaado hooyo baa haastan Qaadi jirtay 😢😢lkn manta Waa eey dhimatay 14/6/2021 Hooyo macnto wllhi pllhi tallhi aad io aad baan kugu xiisay kadaasha naxariis aapo kaman helin saa ifahmi jirtay Qof I fahmaa waan waaye Hooyo macnto janadii fardowso Alaha ka waraabiyo macnto 😢😢 heeskan SaaS baan u Soo booqday cawda Qof walbo oo Qalbi naxariis leh Hooyo haigu duceeyo😢😢
@Aarka_Cagacade9
Жыл бұрын
hooyo allaha unaxariisto lkn wll mar walba oo aad salaadda tukado uducee wll
@xanaan24
Жыл бұрын
@@Aarka_Cagacade9 I.a poowe macn😢😢 Farxan qaroole Alha janeeyo
@clraxmaangaasofficial2589
7 ай бұрын
Aamiin aamiin hooyo alle how naxariisto wlloh
@zacki001
9 ай бұрын
I was listening this since 2010 waxaan jeclaa gabar la dhoho xaliimo oo aan iskuul isla dhigan jirnay arageeda aduuunka waxa yaalo wuu iigala qiimo badna kadib dagaal aya dhacay wee qexeen wlh sidi ayay iiga dhuntay ilaa hda sidi ayan u jexlahay 😢
@yousef___muhumed5280
8 ай бұрын
Aduunke la jooga..
@NasteexoAamin
3 ай бұрын
Bncsjfswjmx Hjhfjbfishkcj 😊😅😢🎉😂❤❤❤ 1:10
@NasteexoAamin
3 ай бұрын
❤😂😢7abC❤❤❤❤ ?7
@fatimamohammedhande4235
9 ай бұрын
29/9/2023 ayaaan dhagysanayah hamina waan leehay qofka iga danpeeyah iiso ducee in hamiyada nolosha kan aakhiro iyo kan aduunpa ila kulmiyp aad u mahadzanid ❤😢
@munaibrahin7628
3 жыл бұрын
Up to 2021 still listening favourite song🥰🥰
@fadxi--calishaahofficial176
2 жыл бұрын
Waan arkaaa
@abdinursabrie8772
2 жыл бұрын
Nov 2021
@jimaalecabdiguled4004
2 жыл бұрын
2022feb
@bisharGellowMahad
2 жыл бұрын
2022
@nimcocilmi6597
Жыл бұрын
@@fadxi--calishaahofficial176
@cqadirmahmoud3302
21 күн бұрын
Old is gold never chane is original hestan waxan ku dhagysan jirey badiye farxad iyo dad izka qalb wanagzn oon lahyn noloshan nagalada ee stress ka ah
@marizaqurux9430
2 жыл бұрын
Heestan qofki laga maqanyhy unba dremi karo😫
@yaxyecabdi-bi6lz
29 күн бұрын
💔😢
@istardagan4394
2 жыл бұрын
Waxi iga dabeyo love sara ♥ from 4/7/2022
@wiilsomali5933
Жыл бұрын
Hada o 2023 ah ilaa 2012 wan dageysta, lkn iskumid ma'ihi hada wan weynadhey, magaranayo ila intan degeysan dono balse waxan rajeynaya inad hi iso dahdho isla markad commentkeyga aragto, 20 sano kadib ha ahaate. Salaaman
@alidahir5882
6 күн бұрын
Hello saxb still enjoying this beautiful masterpiece 4/7/2024 5:14pm
1/9/2021 jclkagi i love you my life mar un wan isku iiman insha alle
@updallenuurka4204
2 жыл бұрын
2022 heestan hda dhegeysanayso aad ban ku salaamin ❤️
@abdirahmanyussuf989
2 жыл бұрын
wankaa qaaday huuno
@fardowsocali3711
Жыл бұрын
Wanka qaday wllo 🥰
@updallenuurka4204
Жыл бұрын
@@fardowsocali3711 🤍😻
@seynabsiyad8157
Жыл бұрын
Aniga 09/11/2022🥲
@ayanlemohadahir9826
2 жыл бұрын
It's a long time still lisetening up to 2022🥺🥰
@salmafadal5989
2 жыл бұрын
Yeah 🥺🥰
@nimcokhaliif7230
Жыл бұрын
Me too
@qodhangemerofficial7028
Жыл бұрын
@@salmafadal5989 dr
@nacimkalove3664
Жыл бұрын
@@salmafadal5989 moscatel Martinez
@nacimkalove3664
Жыл бұрын
Lucas what is
@kadiyeman9491
5 ай бұрын
Sanadkii 2012 ban Ku dhigeysan jirney Balanballe inogoo ciyaal babooni ah, waayo wayo
@zakariyebadriman1935
10 ай бұрын
Long Tem 2023 from Galkacyo
@Ast-fd1rk
28 күн бұрын
Hadaa daawaneyso 2024 Disha 6xaad liek saar ❤
@aaminahzehra7526
2 жыл бұрын
Alla maxa anoo yar dhageystay,watching 2021
@qadarowstar7526
Жыл бұрын
HeestaN wx dhagesee jiraY 208 talon ki walshy aya mrkeY darakA dhaqani dagesani jirtaY wllh xasus😢 hda 9-1-2023❤😢
@user-pk3en5xo5m
Жыл бұрын
24/5/2023 allow qof weliba qofku sugayo nabad ku kulansiii si ay xiisaha iyo hilowga ay isku qabaan u dawoobo😥😭😭😭😭😭
@abdiselamsultan
Жыл бұрын
Aamiin wll
@karbajeawale934
4 ай бұрын
Still Best nimca dhagaxbuur maashaa;allaah
@johannydepp7897
Жыл бұрын
tani waa xasuus aad u weyn waqti hore bey ehed aan dhageysa jiray ani saxibaday dad waa dadkii hore 15\12\2022 remember🥺
@baashifilms2163
Жыл бұрын
Heestan markey sobaxdey 13 aya jirey Gabar f ladhaho aya ii daarijirtey jacayl wali ah ban uqadey qoftas balse hada waa xaas caruur iyo reer leh Allah haubarakeyo 🥰❤❗❗
@Hafzamoalim89
5 жыл бұрын
2019 yaa dawanaayo heeskaan😂
@sasqarimdiis8482
3 жыл бұрын
2021
@furahanolasha567
2 жыл бұрын
2022 ✅️🙇♂️
@hakiimipoi1896
Жыл бұрын
2023 ✅🤗
@mansuurabdihakiim4537
10 ай бұрын
2024 oo 5 bil kadhimantahhy 2023 walaso qoray so qori makare😂😂
@deeqdalxoreye9881
Жыл бұрын
Mar kale hada dib u daawanaysid 2023 like ii muuji 👍
@muniirmohamed3818
Жыл бұрын
Heestan eedadey iyo wiil ay is jecelyihiin ba dhageysan jiri 2012 ano class 6 ah hadda wa 6 dhal Masha Allah. Today 15th Jan 2023 ano safar ah gaari private wato ban soxasuustay wana dhageysan haya hadda. Salaams from Northern Kenya.
@cabdalleseraar4402
Жыл бұрын
𝗳𝗿𝗼𝗺 2023
@AbDiQaNi_
6 ай бұрын
2024 still listening ku tala gal ina timaafo telephone wax iima taree🔥🔥
@ruuney__1189
Жыл бұрын
Even if we are in 2050, hearing this song is a sweet time 😢
@samiroabdi3480
Жыл бұрын
😅😅beentii oo luga leh
@axmadarka5631
Жыл бұрын
It's 2023
@kinghashim32
Жыл бұрын
waa hadii aad gaarto😢🎉 5/2/2023
@ibrahimmohamed6102
Жыл бұрын
Yeah
@yamadaosman4527
Жыл бұрын
@@samiroabdi3480englishka fahan , jahil yahey 😂
@abdulahikeno7092
2 жыл бұрын
17 july 2022 heeskaan gabar walshey ah baa dharka ku dhaqi jirtay hadda way naga hoosaysaa kolka walba aan dhagaysto iyadaa igu soo dhacaysa alaha ku raxmado abyo waa kuu xisay 😭
@abdiselamsultan
Жыл бұрын
Wllhi ani xataa wllshy oo Aan maanta Aduunkan ku sugnayn kusoo xasuustaa dharka markay dhaqayso ayay dhagaysan jirtay illaahay ha unaxariisto dhamaan Dadka dhintay
@abdulahikeno7092
Жыл бұрын
@@abdiselamsultan sory bro
@aragsan2962
2 жыл бұрын
2022 inta dhagaysanaysa💕💋😥
@engosmanabdilahiali5056
2 жыл бұрын
Eng. Osman abdillahi ali Ku talahal inaad timaad telephone eax iima taree. Waa xaqiiqa inaanu telephone waxba u tareyn, waxa khasab in lagu helo oo aad si dhakhso ah isu keento.
Пікірлер: 835