Aliya u so fun to listen to anyone dadki horr tshey masnshala abayo
@anabbashir2678
4 ай бұрын
welcome back. We missed you and your interesting stories.
@Caaliyasharif
4 ай бұрын
Thank you kindly xbbti🥰
@رحمه-ذ1ح
3 ай бұрын
New subscriber is here
@Caaliyasharif
3 ай бұрын
Thanks carfoon
@hanefa283
4 ай бұрын
WAA BULUGH ALMARAM KITAABKAAS البلوق المرام
@NaimaHassan-h4p
4 ай бұрын
Asc Aaliyah sis wan ku sugeyna markasta adiga soo dahidaa nafta noga qabatey waka hela shekoyinka saa u tabisid talent aya uledahay abayo warkiyo koban noso badi sis video yada waa codsi thnks ❤❤❤
@KhadraAbdi-md9hs
4 ай бұрын
Wow what a good story iyo weliba cibrad ayey u'tahey dadka wax'magaratada ah thanks
@qaaliahmed4984
4 ай бұрын
Waa jeclahay caaliyaay markay faahfaahsan tahay ❤, and I believe everyone is the same .
@Dhoola_cadeyn
4 ай бұрын
Wali waa jooga somali iska liaali sister
@AnisaEllisa
4 ай бұрын
Wcs so dhawow caliya abayo❤❤
@ayaanmaxamuud6413
4 ай бұрын
Caaliya beryahan waad raagta wanu ku sugayna bal shekadii hodan online na waxa kasoo cusboonaaday kasoo hadal love you qaali noso dhakhso ❤
@slanddifac5460
4 ай бұрын
Masha allah waa sheeko xiiso leh no so badi
@zumeyam8353
3 ай бұрын
Allaha naka qabto kuwaas
@sumayahassan6900
4 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa Allah
@jeffyfan9603
4 ай бұрын
Asc caaliyo waan kusalamay sheeko qurbo oo badan aniga kuhayo from 🇺🇸 ila soxarrir
@KhadraAbdi-md9hs
4 ай бұрын
MaashaaAlLaah walaashiis keep going!!!
@fxcooking9677
2 күн бұрын
Naagihii labada ahaa mid 10 baa lagu xukumay midna 20 tan labatanka lagu xumay way xiran tahay tiilae karoonihii baa lacafiyay gurigeeda bay joogtaa cidna lama hadli karto alaah hana badbaadsho
Aad baad u mahad santahey walaal adigu wax kale ka sheegey
@husseinnuur7567
3 ай бұрын
Like ta waa kuu saarey waligaayna masaarin waxna mataabto walaaleey lol Aad baana kuugu xiranahay
@miskiin236
4 ай бұрын
Caaliya,labada gabdhood waa la soo daayay,waxaad ku sheegaysana ma aha Illaahay ka baq.
@foozia426
4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@safiyoasan
4 ай бұрын
Wadkaadii baa Soo dhowaade
@nasriina12345
4 ай бұрын
Wadaka ilaahey baa u haayo San ku neefla muxuu ja qaadi karaa munafaqiin
@bamiiman8891
4 ай бұрын
TikTok ii soo qor❤❤❤❤
@nurtoalasow7862
4 ай бұрын
Wcs
@KadanAliIsa
4 ай бұрын
Asc caaliya youtube waad ka Raagtaa . Saxiib nagama xishoon. Ee noosoo dhakhso.
@hodanahmedigal4777
4 ай бұрын
Asc abaayo Gabshahaas labada waa lasoo daayey oo hada dhowr bilood xabsi guri ayey ku jiraan looma ogola I ay wadanka ka baxaan
@HooyoHodan-h5y
4 ай бұрын
Shekoyinkaaga wan iska jecelay
@KadanAliIsa
4 ай бұрын
Ugaadhsade yaal weeyaan.
@FadumaAli-fq8kz
4 ай бұрын
Asc sister aaway sheekadii aroosyada ku saabsaneyd oo aad tiri waa idiin soo gelinaayaa ❤🙏🏾🙏🏾🙏🏾💐
@Caaliyasharif
4 ай бұрын
Waan idiin soo wadaa inshallah
@maxamedubaxle-j1q
4 ай бұрын
Caaliya waxaad tahey geesiyad
@rukiamohamed6699
4 ай бұрын
Mash❤❤❤😂😂
@Xigma_
4 ай бұрын
Qolalkas wlhy marban gali jirey coz waxan jeclahay muhadaroyinka iyo hadisyada lakin waxay ka hadli jiren howlo kale then waba iska stop gareye
@HooyoHodan-h5y
4 ай бұрын
Shekooyinkaaga wan jecelay waxad kasoo hadashaa nagahan intay hagbad sooqatan ama ribo sooqaatan wadankii shalmad huruuda usoo uhunaya kuwasan necee
@faaraxallayl9241
3 ай бұрын
Markay ku tidha casha iyo canab bad kahadlaysa way sheka xunte waxunbad tidha maye xawa iyo xaliman ka hadlaya uso gababiba
@Caaliyasharif
3 ай бұрын
Waa runtaa 🤣🤣🤣🤭🤣
@KadanAliIsa
4 ай бұрын
Caaliyaay ittixaadbaa la oranjiray. Waakuwii hargaysa shanta dumara Dhagaxa ku dilay. Illaahay haynaga qabto
@hanefa283
4 ай бұрын
Ehelkeyga iyo SHABAB KALA DAA PLEASE 😢
@yurubhussein1011
4 ай бұрын
Caaliya shakdada wan jeclahay lkn out of topic bad noqotaa😂😂
@hawohassan8559
4 ай бұрын
Naa hooy beenta jooji naagaha aad tiri life xabsi ah baa lagu xukumay midi waa aniga life layma siin ee been daa oo soo ducee in Allaah somali wanaajiyo.
@alcamaarifardo7334
4 ай бұрын
Maxaa afaarahaa ku galiyey😂
@Caaliyasharif
4 ай бұрын
Terrorism baad ka qeyb qaadatay in Xabsi daain lagugu xukumo ayaa fiicneyd! nimcadii baad xejin weyday waa haddii aad Naagta aad sheeganeyso tahay. Dad yaryar ayaad shirqool qoorta u gelisay dad ayaad lacagtoodii dadkale ku qarxisay. Edeb yeelo haddii kale Google mail kaaga ayaan report fareynayaa inaad Terrorism ka qeybqaadatayvoo weliba kusoo indho cadahay
@maxamedxuseen4516
4 ай бұрын
Hada ma maraykanka ayaad joogtaa
@ekramabdirahman3746
4 ай бұрын
Haday runtahay oo Ilaahay kaa soo saaray Arsenal ka fagoow
@NolowNoolow
4 ай бұрын
NASAAKIINTA WAXA LOO QARXINAYO MIYEYDAAN UFAHMIN SHABAAB WAA SHAYDAAN CAABUD YUHUUD BAANA ISKA KEH MARKAA DHIIIG AYEY SIIYAAN SHAYDAANKA NAAGO MASAKIN LAAD KU JIRTAANE MAXAA KADANBEYA DHAHDAAN MALAHA SOOMALIDII BAA WADA DHIIG CAB NOQOTAY ANIGU GUBKA HIV INTA XUN EE XISBU SHAYDAN RAACDAY AYAAN KU OGAA DHIIGA CARUURTA KUFSIGA AFDUUBKA HILIBKA DADKA SIDA MASKAXDA DAROOGADA IWM WAANA KHAWARIIJ HADANA KUWII JIGJIGA JOOGEY AMEERIKAA QAADABAYSA 😢REER AMEERIKO W DADKA ITOOBIYA LAGA SOO WADO WAXAA KUJIRA KUWO DHIIGACABA OO CARUUTA KACABA OO DHALINYARADA fduuba OO XABALAHA MAYDKA KALABAXA OO QASHA DAROGADA NOCYADEDA KALA DUWAN IYAGAABA SAMEEYA WAAMAAFIYO ISKU XIDHAN 5 QAARADOOD WAANA HIV BOTATIF MANA NAXAN NAAGTA AY KU ARKAN CARUUR OO KELIGEEDA WAY DABA DHIGTAAN SIDA[ [[HAAF TURKI]]] RAG IYO DUMARBA WAY DABA DHIGTAAN IYAGOO CABSI GELINAYA SI AY ISU DHIIBTO LAAKIIN WAXAY MOOGYIHIIN IN XISBU SHAYDAAN AANAY BADNI LACAG IYO DIL AMA AFDUB AMA KUFSI AMA CABSI GELIN IWM AANAY CID WAXBA KAGA QAADI KARIN DAD ALLAAH KU XIDHAN OO HADAY DHINTAAN XITAA AAMINSAN INAY JANO GALAYAAN HADAY NOOLAADANA AWOOD ALLAAH KUNOOLYIHIIN😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@abdulkadirdirie6146
4 ай бұрын
?
@AminoAli-g8p
4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedcolhaye2784
4 ай бұрын
Iska kir xarkada
@mariza101_
4 ай бұрын
Huh 💩 ??
@mariamsidi3263
4 ай бұрын
RAJIO KAMA LIHI UMAANA SOCDO HAMAR DHIIQO UUUUUUUUFFFFFFF DHEEH
@umaamina1885
4 ай бұрын
Anaga raja ka leh hanaga caayin adigu meeshad soo arkatay aad lakin dalkena caay uma ogolin
Пікірлер: 114