Sax Haa Al Shabaab iyo Dowlada waxa kaliya Guushoda ay ku Gaari karaan waa in ay wada Hadal Furaan iyo wada shaqayn Dhex marto Mesha waxa ka Baxaayo Tuugada morayantaa Qab Qablayaasha dhaman dilkii macna Darada ahaa iyo kuwo kalo Badan Dee Xaalka Haduu Noqdo mindi mindi ku Taag Dagal iyo Dagaal Waqti Dheer ayay Qaadatey Dhibna uma Yara umadaan Soo maloyeed
@@FatumaOsmn walaal shabaab dawladu way ku dawarsataa si ay caalamka dhaqaalo usiiyo cid doonaysa inwadanku hagaago ma laha waxan waa kontaraagyo dawlado kale wataan shacabkuna iygaga uun baa la isku dhamaynayaa madadeenuna nabad ma rabaan
@mulkiali8797
6 ай бұрын
Subhanalah war waa wiil yar hala daaweeyo hana la wareesto meel quraanka iyo school loogu dhigo ku xareeya koley hooyo ayaa dhashey
@MaxamedNur-ct8zd
6 ай бұрын
Warunta wllshy
@hassansheikh-4395
6 ай бұрын
Waa Da,adii wax barashda in la soo qaldayna way Cadahay ,Sxp ha ku jees jeesin inaad na hor keentana walaahi kuma Faraxsanin ilaahay ha u gargaaro oo ha soo hadeeyo.
@Xalimo421
6 ай бұрын
Wa wiil yar ka waran.Ilaahey ha hadeeyo,Dhamaan inta xaqdarro umad an waxba galabsan dileeysa, Ilaahey ha so hadeeyo umadana ha ka qabto inta xun.
@allowikaalmeyofficialchane4488
6 ай бұрын
Wiil yar waaye nin mana gaarin. Cunigaan waa dhaqaaleysan uma maleenayo in dagaal laga qabtey ALLAAHU ACLAM.
@hiboabdishakur1547
6 ай бұрын
Sax wlhi
@ubaxcali2067
6 ай бұрын
Haa
@nasraali871
6 ай бұрын
Omg 😱 waa caruur ilaahiy ha soo hanuuniyo it’s very sad walaahiy 😢
@Somfox1
6 ай бұрын
KAN SOO DAAYEY WAXAS BAA KA DARAN cunug la khalday waliba ku jeesjeesaya .. yaab .
@umuhamdi6672
6 ай бұрын
Waryaa yaroow maad alle ka baqdid waa wiil yar oo lasoo qaldey dhibka waxaa keeney waa nimanka soo qaldey asaga waxa Uu la wareeraa waa Uu dhiig baxay waana cunug aan qaan gaarin lakiin haku jees jeesin alle ka baq waxaa ku sugaayo qayaamo
@user-pl7du6nc8t
6 ай бұрын
Waa ilmo yar ee unaxariista😊😃
@user-dn3dt2kc3r
3 ай бұрын
Cayila cili marki aan maqli kii TikTok laha leso xasusana wiil caato noqon dono😂😂😂
@ubahhussein7382
6 ай бұрын
Waa ilmo yar plz u naxariista oo dhaqan celin ha loo suubiyo
@UbaxMaxamed-h9b
6 ай бұрын
Waar niin Maaha e waa ilmo yar aad dhali karto illahay ha caafiyo wiilka yar waxaan rajaynaya in la daaweeyo deedna la waraysto waa ilmo la qalday kan
@Umumaxamad1
6 ай бұрын
War nin ha dhihin wiilka waa wiil yar oo la soo qalday miskiin yar waaye hooyaa dhashay oo korsatay oo wax siisatay waana ilma yar sow ma araktaan ula dharma sida ilmihiinoo kale
@kiinadan6786
6 ай бұрын
Waaba ilmo yare waa caruur walaahi subxaanalaah!
@awadkayse4736
6 ай бұрын
Waa ilmo yar oo carruur ah ,waxaas bay ku faanayaan.
@hamdih9551
6 ай бұрын
Waa wiil yar, waa laqaldey sidaan is leeyhay
@lulahmedmoge8308
6 ай бұрын
War wa ilmo yar😢😢😢😢
@aishaalicia1794
6 ай бұрын
wiilka waa wiil yar allah hacaafiyo Ameen yaarabi
@casalasal6466
6 ай бұрын
Waa wiilyar allaha soo hadeeyo
@4waabDhoowooy
6 ай бұрын
Iam. Very sorry. Waxaa. U. Maleeynayaa. Wiilkaan. Inaa. Si. Kale. U. Isticmaalayeen. Aniga. Ma. Aminayo. Kuwaan. Arsinaal. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Canada 🇨🇦
@user-xy3ng2ll1l
2 ай бұрын
Shabaab guul dow Dawlada ha jabto
@AbuuAsad
6 ай бұрын
Waa ilmo yar o maskaxda laga xaday illahey haugaraaro
@abdi-azisabdirahman4787
6 ай бұрын
"Indhahaa i madoobaanaya" kula haa, kan kuwooda waawey ayaa dhalay
Allaha kan ilmo waaye❤ yaa Allaha ha ku soo hadeyo
@jibriilcali7475
6 ай бұрын
Waar ilaahay ka baqda ilmahan yar tacadiga ka daaya waxaaba suurtoowda in walidkii argagaxisada ula galeen oo aanu ikhtiyaarkiisa ku tagin markaa waa ilmo yar hala hubsado dhaqan celis haloo sameeyo hana la cafiyo waa caruur
@khadraomar9339
6 ай бұрын
Xasbiyullah, caloosha iga xanuuntay, Nin maaha, waa. Ilma yar maskiinka. Maxay u shuudeen, meey qabtaan oo Diinta si fiican u fahansiyaan.
MUNASAR .. Waa kugu Nacasnimo in Wiil yar oo Somaliyeed oo Caqliga laga xaday aad sidaa ugu Ciyaarto .. intii loo caqli Celin lahaa .. Falka aad ku kacayso .. kuna ciyaarayso Caruurta Somaliyeed iyo cayda buurnaanta Walaahi waa danbi .. anigu Waxan kuu ARKAA JAAHIL Aaan Garaneyn sida Caruurta la khalday loo Saxo .. ALLAHU MAA BALAQTU
@Maria28832
6 ай бұрын
DAWLADA KUWA SHABAABKA AH DHALINYARADA AH KU XUKUMA XABSI DHEER DAIN AH HA KU DHINTAAN XABSIGA
@ahmedjajale6312
6 ай бұрын
Waa carur ta yaryar ee ay ku gasban carurta yaryar
@ugaskawadanka2623
6 ай бұрын
War miskiinka iska daaya, ninkan waxa laga yaabaa in meel cidla kaso qabsadeen. Haku diganina waa ubaxiii wadanka ee waxbarasho aadi lahaa. Runtii waxa laga yaabaa inuusan ahayn Hawiye gar ahaan abgaal ama habargidir. Waa reeraha kale Xeer ka maxabista kuma jiro in lagu digto
@deikaahmed2401
6 ай бұрын
waa ilma yar.
@KhadarXayo
6 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍🔥🇸🇴
@minaabdullahi2468
6 ай бұрын
Carur lasirtay sanle u danbeysa kuwanaqata
@bulohus8548
6 ай бұрын
Cunugaan Al Qushaash Uma ‘Eka !
@MohamedOsman-z2p
6 ай бұрын
Dowlada waxaa laga rabaa isbaarooyinka ka hor tagto dadbadan aya dowlada ku nacay isbaarada
@KhadarXayo
6 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍🔥🇸🇴
@mohamedabdulle9031
6 ай бұрын
Soomaaliyeey qofkaan hala ogaado caqligeesa waxo uegyahay of hancup ah
@YonisMohammed-tx4os
6 ай бұрын
Big mag oo Al shabaab ah xukunkiisu waa baahi in lagu dilo
@user-tx9de8qe7x
6 ай бұрын
Armù bararanyahay
@hamdiabdullahi3855
6 ай бұрын
Subxaan Allaah Wallaahi waa kugu dhimay oo ka dhimay Soomaalia bes baa laga hela dadka dhalin tooda adka ulaya yaa Allaah Kano kale iyo kuwa la midka ah waxa lo sameya dhaqan ceelin wadamada kale tuugooda iyo Alkoleys tahooda mid na lama taaban karo Laakin inaga Sheikheena iyo Aqoon yahan keena Garaadadena Nabadonadena Jaamicigeena Tuuga iyo khaatilka isku siba lo dilaah ee Ilaahayow xaqa nagu suug🤔
@suubanjabane219
6 ай бұрын
Wuxu ueegyahay inuu leeyahay “DOWN SYNDROME “Nin maaha waa ilma yar. Waana wax laga xumaado. Shayaadiinta ayagaa kaxun shabaab yaan la odhan.xabbad waxba lagagama qaban karo fikkir iyo in maskax kale lakeeno ayaan ubaahannahay masiibooyinkan.
@KhadarXayo
6 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍🔥🇸🇴
@anab9951
6 ай бұрын
Wiil yar weeye la soo khalday oo raaxo ku korey
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
6 ай бұрын
War warbixintaa faafinayso mataqaana miisaankeeda maa in ciyaalka yaryar ee somalida lagacararo oo lanoco maad rabtaa war cunugan yar waanu rabaa ee kadaa jees jeeska ee ilmaha maskax celin iyo waxbarashada kutaageer ama haakudheeran ee iskadhaaf
@HodanElmi-n4t
6 ай бұрын
Saxiib negatiinka si fiican u xiro waa I ceebeeysay
@FalxadoSahra
6 ай бұрын
Waa ilmo lasoo qaldamay ee ilmahaan hala baro dadkaan in nageeye iyo biixi ka danbeeyaan oo koonfur isku jabi war reer baydhabo ilmihiinii ilaashada
@firdowsmusay-ze9gs
6 ай бұрын
War wa wiil yar ee hadilina ee dhaqan celin usameeya
@abdikanikhalif6381
6 ай бұрын
Soomaaliyaba caruurtaa dadka disho ilaa wakhti hore marka qiil ma noqoneeyso waa ilma yar
@KhadarXayo
6 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍🔥🇸🇴
@Beingme541
6 ай бұрын
Waa cunug dhalinyar magarin
@omarjama1077
6 ай бұрын
Bro telegram maxa kugu qoran
@mahadmahad1055
6 ай бұрын
Munasar, garabaatigan sidaa u dheer weli ma arag ee ma mid cusub baa?gumaarku sii socdaa yaa rabi,
@Beingme541
6 ай бұрын
Nin mehee wA ilmee
@fatumaawil6609
6 ай бұрын
War hoy maa la wada hadlo laysku dhamaaye labada dhinacba waa soomali
@dhagacadeaxmed7656
6 ай бұрын
Indhaa iga madoow kulahaa 😂😂😂😂
@NuuraCumar-zo8vd
6 ай бұрын
Waacaruur. Wuiskayilymahe
@HodanElmi-n4t
6 ай бұрын
Nin miyaa ilmo yar waaye
@Ramdammubarak
6 ай бұрын
Inaaliaahi wa Inaaliaahi raajucuun caruur buu ueegyahay
@AbuuAsad
6 ай бұрын
Haa wa laso qasbay iyo IN caqliga lagaxaday
@dhegnaas
6 ай бұрын
MUNASAROOW SXB TAAYGA YARA GAABO OO SUUNKA KA SARA MARI.
@AbdiMohamed-e3m
6 ай бұрын
Ilmaha laqalday ayuu kamid yahay miskiinkan
@Global.Nature1
6 ай бұрын
Bila caqlo nin maha ee waa canuug laqalday
@farhiyohassan3758
6 ай бұрын
Nin butac ah maxaa ladhahaa war ilmaha yar ee laqalday dhaqtar geeya
@halimaaden9331
6 ай бұрын
Wuu wareerya because wuu dhiig baxay. Waana ilmo caruura oo la khalday.
@liibaanibrahim2507
6 ай бұрын
As jabkooda saan u jeclahay 😂😂😂
@saidomohamed3442
6 ай бұрын
Waa cunug yar
@halimaabdulla6790
6 ай бұрын
waa ilmo yar😢
@Som-Hanoolaato
6 ай бұрын
Alsheydaamadii oo madax uah Indha Qiiq, ee futada iyo xabadka taagan ee caruurta qarxiyaan, oo kuciyaraan maskaxahaan iyo jir-ahaan, malaha way fuuleen wiilkaan yar ee maskiinka ah……koley meel baa xanuuneya wiilkaan yar.
@xasanaxmed770
6 ай бұрын
Doqon aya thy Waxa uu la Haraa hirka wad ogaa Haadi ucadow ku qabto adigo dhaawacn
@user-rt4fp5yo5o
3 ай бұрын
Tellagaramka xagee laga elaa mudane
@fbidheahmedahmed7222
6 ай бұрын
Pls lombarka telegramka ii soo dir
@MohamedMohamed-sq7nt
6 ай бұрын
Waa cunug waxan
@qodaal5098
6 ай бұрын
Kani nin maaha waa ilmo yar sxb
@massmass8300
6 ай бұрын
shabaabku ma wxy haysaan wxy kunaaxaan😂😂😂😂😂
@MohamedAhmed-z2k
6 ай бұрын
Aniga waxaan ahay reer markaha runta ah ciidamada wadada fureen kuma faraxsani waayo ciidamada dowlada ayaa boqol isbaaro dhiganeey meeshii shabaabka laga saaray markii shabaabka joogeen hal isbaaro keliya ayaa taalay amni laisku haleeyn karana waala heeystay laakin ciidamada dowlada isbaaro dil kufsi intaba iyagaa lagu bartay hada fiiri wadada dheer ee shalambood marta lama maro shabaabna majoogo waxa laga baqaayo waa ciidamada dowlada umada ilaahey haka soo gaaro cid kufarxeysa majirto lawareegida ciidamada dowlada inlaga naxo mooyee
@KhadarXayo
6 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍🔥🇸🇴
@MohamedAli-xy1sx
6 ай бұрын
waa wilyar lasoqalday
@ifraaxmuxudin1562
6 ай бұрын
Canugaan yarkaa moxow nin ka og yahay alow somali u gargaar
@farhia2984
6 ай бұрын
Ubadkaan la miidaaminaayo waalidkood aawey hadaaney ubadkooda badbaadin karin mey isaga guuraaan goobaha qatar gelin karo naftooda iyo ubadkood ilmo yar oo qori loo dhiibey dhiig bini,aadan loo direy waa wax aad u xun aaqiro iyagaa wax laga weydiin donaa amaamada ilaahey u dhiibey Soomaalia joogis ma leh hadaan sidaan loo dhasmin😢😢😢😢😢
Xoolihii dhaylada ayuu ka dhargey reer baadiyaha ay ka baadaan
@Xaq-raace
6 ай бұрын
Munaafiq Diinlaawe ah! adigaaba qaldan yaadba qalad ku sheegin. Walaahi qof xalaal ku dhashay ama xalaal lagu koriyey uma dhaqmo sidaad u dhaqmin waxba dadka ha marin habaabin adigaaba lunsane maxaad dad u sheegtaa Alle ku fogee, Faasiq Doora leh.
Waa barnaamij ay carabta ku laayneyso dhaliyarada somaliyeed waana sababta ey ugu bixiyeen ururka dhalinyaro marka lagu turjumo somali Al shabaab marka lafasiro oo lakala bixiyo ereyga shabaab waa dhalinyaro marka dhalinyaradeen ayaa in isla dadkeen iyo dhulkeen lagu burburiyo looga dhaadhiciyey waxaana laga dhisey dugsiyada quraanka iyo macadyada carabtu kubixo lacagaha oo ey dhaqankeeda kubarto iyo in ay lacago kubixo ey kugubto somaliya oo ey dagin somaliya maxaa yeeley somaliya shidaal bey leedahay kabadan kan carabta marka haday nabad hesho shidaalka ayeey soo baxsaneysa carabna taas suuqeda ayeey xiraysaa waxay kaxigtaa marka dhowr milyan in ay oga faaidaysato baahida somalida oo ey oga faaideysato qolo qolada ey isku hestaan ey isku naceen kalatagooda iyo in ey fikirin inbadan oo kamid ah dantoodana ey ogayn sidaa darteed somaliya ilaa ey beeraha badsato oo ey badeeda cunto waxa kujira oo ey keydin lahaato dhanwalba ah oo ey kahorna katagto qolo qolo isku diid way guuleysaneysaa carabta iyo kuwa kale ayaa hoos imaanaya
Пікірлер: 186