NINKAN ISAAQ RUNTUU OG YAHAY IN SOMAALI MEELNA KU KALA GO EEN AYUU OG YAHAY OO DADKU WALAALO SOMAALI WADA YIHIIN WAA NIN AQLI BADAN MACALIN JAMAC
@COD-MIIR.
4 ай бұрын
16:05 Waxa Dalka halaagay waa intaa. Lakiin Darood baa ugu roon Qaran-nimo iyo Doowlad'nimo hadii la dhaho. Heerkaan Africa ka joognay na Eey Muuqatay. Lakiin, Raxanween iyo Jareer-Ween na Waa ineey Xilka qabtaan. Hadii kale. Waa Sarci Xaaraan ah, Nabad ugu ducee. Cadaalad ba ma hirtee, Maxaa Duco keenay.
@Fowzia69
4 ай бұрын
Koley Hawiye waxba qaban waa 34 ee raxanweyn iyo jareer weyne ha lagu dayo waa sax la soco laakiin nin aan D5 ahayn wadanka ma dejinaayo weliba iyagaa boono funtuure u ah wadanka falxad ayay u yihiin
@AM-jd2fq
4 ай бұрын
Inteena caqliga leh Allah hanoo xafido ,. Somaali Allah ha caafiyo intooda badan qalbiga bay ka jiranyihiin
@xidigajabarti772
4 ай бұрын
Alaa kareem. Harti waxay qabtaa waxaan ogaden marexan iyo lelkase aysan aqoon. Kii hadlaa wuxuu leeyahay reer sheeq isaxaaq.. ayagiiba sowkuwaleh mar oromo ayaan nahay. Marna Ciraq mar sacuudi. Mar Jordan.. mar irir. Mar dir.. marka harti qof isagiiba aqoon haybtiisa ayey la daba socdaan reet sheeq isaxaaq ... alaa kareem
Samofale shiikh jaamac waa nin rer shiikh isxaaq binu axmed binu haashim nin subeer awl sacad muuse waana nin makaahil aniga aqaana buloxaar ayu joogijiray markiidabana abaarso ayu uwareegey
@okorontokoronto8331
4 ай бұрын
Waligeed ma jirin meel puntlanddad lagu caburin jirey ee ka fiirso beenta aad sheegeeysid
@AnabSaed-us1wo
4 ай бұрын
Waa saxsan yihiin waayo weligeed dagaal baroor intaas baa reer hebel laga diley miyaa weligeed lagu jirayaa suurta gal ma aha
@warsamecalihalaw7179
4 ай бұрын
Waa sax hadalada 2 nin
@AnabSaed-us1wo
4 ай бұрын
Alla run badnidaa macalin waad ku caddaysay❤❤❤❤❤
@KamalAbukar
4 ай бұрын
Haddi daqiiqad wanaagsan la idinla wadaago shacabka Soomaaliyeed runta loo sheego waa fal kacaan ah ma aha astaan u danqasho wax aan Alle ahayn.
@AnabSaed-us1wo
4 ай бұрын
Ninkan Isaaq waa ehlu janno run buu ku janno gelayaa❤❤❤
@queenelmi-c7k
4 ай бұрын
Anigo wa xaa dooranaya farmajo
@SarahWarsama-o8u
4 ай бұрын
MACALIN DJAAMAC WAA NIN WADANI AH.❤❤❤❤
@ArashiidFaarax
4 ай бұрын
Waa saxan yihiin
@abdidegan8452
4 ай бұрын
Waa sax
@COD-MIIR.
4 ай бұрын
17:47 Sixir ka ku Afuufteen. Nin ku Sirxay?. Marna ba lagama ag dhawaado.. Qofkaa Ma Daahirmo, Haduusan horay gaal u ahaa, Muslim na aheen. Muuse-Biixi 100-Milya hala siiyo. Somaliyana Reerkaaga kala bax, Dib danbe na ha u imaan. Baan dhihi lahaa. Waa Hadaan Qoorta ka jarin.
@june6206
4 ай бұрын
Faratoon na ma sixir bad ku haysan 😂 kan cidba xil uma dhiibane ala harti soo noqon maysee Samir iyo iman
@ragemu-c6q
4 ай бұрын
Daarood lama arkeen haduu isaaq dagaal isku raaco: kkkkkkkkkkkkkk
@Fowzia69
4 ай бұрын
Waad is moodsiiisay daarood is raaca iska dhaafa dhulbahante idka celiya oo soo dhaafa idinkoo dhan ayaa futada la idin taagay , qabiil aan ku jirin oo iidoor ah dagaalka ma jirto xataa Ciise iyo godabiirsi ayaa dhex fadhiya Jelka laansaacnoood adeer faaan wax ma tari ee car soo dhaqaaqo dheh
@safiamohamud3362
4 ай бұрын
Way saxsan yihiin
@hiboyusufmashaallaha1046
4 ай бұрын
Inkani waa gabooye maha isaaq
@june6206
4 ай бұрын
Tada a kasoo fiican dhiig ma galin gabooye wa Bila godob
@ragemu-c6q
4 ай бұрын
Isaaq waa macaan iyo Qaraar.: Musaa madax u ahaan:
IIDOOR WARAABAHA LAGA DHERGIN INSHAALAAH CIDII DHUL HARTI DAAROOD SOO HUNGURIYEYSA KU QUUSO IIDOOR WARAABAHA KA DHERGAY EELAAY JUBOLAND WAA DHUL HARTI SOCAIL MEDIA DHUL HARTI DAAROOD LAGUMA QAATO
@MohamedAbdulkadir-e6p
4 ай бұрын
sadiyaali9508 Eelaay ha ku wasto harti daarood manaqaane
@june6206
4 ай бұрын
@@MohamedAbdulkadir-e6phadanad aqoon Maxa mayd iyo maxbuus ka dhigay sidad u daba ordeyseen faratoona u haysa tan wali laysku fahmay
Пікірлер: 59