Si wax garad ah oo gobanimo ku jirto ayuu u hadley MashaAllah odeygaana Allah ha u gargaaro
@abdulahibare1668
16 күн бұрын
Sabah sida odayganoo kale haday noqonlahayeen dawladbanu yeelan lahyny saxiix
@osmanabdulle6539
16 күн бұрын
Dad waa dadkii hore,mahadsanid Cali👍💙
@warbaahintashacabkauk5733
16 күн бұрын
Ibrahim dheere waa is naqaana waa nin reer Baardhere ah . Reer Colombus Ohio waaye
@awdeeq
17 күн бұрын
Maasha Allah waa nin soomaalidii la arkijiray ah ibraahim dheere
@ruushka7649
17 күн бұрын
Ali sxb 1 : sxb ninka odayga aha darajada u shegay ine saxtahay video ga xiga inoga sheg adigo baris samenayo 2: wxn diyar unahay anago badan ina cawino wyo 1977 askari walibo ka qeb galey waa halyeey sargal ha ahado ama dable xoga 3: sidan wx kugu so garsin lahen ino so sharax sxb salama caleykum❤
@warfaaskar7548
16 күн бұрын
Ibrahim Dheere mahadsanid sida wacan oo aad uga hadashay kiiskan been abuur ah. Somalia ha Noolaato
@maguled
17 күн бұрын
Gobonimo, si fiican baad yeeshay Cali Xaraare. Waa in laga daba tagaa beenta social media-ha, oo dhegta la soo qabtaa kilaabta aan xishoonayn. Odayga Ibraahimna aad buu ugu mahadsan yahay sida uu noogu iftiimiyey xaqiiqada.
@hawoshirwa8320
17 күн бұрын
Ibrahim dheere waa Mareexan wuxuu watay ciidankii Mareykanka Gobalka Gado qaas ahaan Baardheere. Wana Reer Ugaas Sharma'arke Ibraahim adiga iyo Caruurtada Allaha xafido aamiin Yaa Rabi
@galbeedqariye
16 күн бұрын
Ninka aad leedahay ciidamo maraykan ah oo somalia duulaan ku ah, ayuu horkacayay ayaad leedahay ilaahay ha xafido! 😮 ilaahay nolosha dulli ha ugu dhameeyo insha'alla 🤲
@@galbeedqariye galbeedqariye adiga dad habarya masiibo iyo mooryaan adiga ah odayga dalkeen u soo shaqeyey ayaad afka ku taagaysa waa adiga dadka dhameyey 1991 maxa dalkaga u qabatay inaad dadka cuntaan oo dadkii soomaaliyeed oo xamar dagan aad disheen oo dhacdeen war mooryaan ayaad tahay ee orada dalkaga nabad ka dhig ha ka maseerin dad wax soo bartay oo dalkood u soo shaqeeyey shame off you
@Maria28832
16 күн бұрын
@@fadumoabdi5595naaya habar faqasheey tuugadii diktarkii dhiigyacabkii siyaad ee baabiyey somalia ee la eryey miyaad difaaceysa moryaantii faqash dhulka lagu jiiday ragii laha muqdisho baa xukumo mujaahidiinta usc iyo snm waa guuleysteen tuugo faqash dhulkiina aada
@Maria28832
16 күн бұрын
@@khadija-zy3zc habaryahay faqash fircoon shartaada allaha kugu celiyo moryaantii faqash waa la eryey caasimadana ragii lahaa baa xukuma barwaaqo iyo bash bash aan galnay reer ooyaayeh tuugadii faqasheey qaxooti edab yeesha tuugo guul baan joogna no more diktatar afweyne
@fadumohalane3841
12 күн бұрын
Mashaa Allaah Thanks Ali Xaraare Allaaha u Naxariisto M-MOHAMMED SIYAAD BARE
@Am_abdalla
16 күн бұрын
Aabo maxamed siyaad bare ilaahay hawnaxariisto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maria28832
16 күн бұрын
Diktar dhiigyacab siyaad afweyne
@Am_abdalla
16 күн бұрын
Mujrim dhiigyacab sufaax muuse juudaan miyaad ilowday siyaad bare raximu allaah inta aad haysatid waa ninka ku dhisay jab naayaa afkaaga uraya ka leexi markuumka faajiryahay
Asc Cali you did great job god bless you maa shaa Allaaha
@husseinaden7560
16 күн бұрын
Aabo maxamed siyaad bare ilaahay ha u naxariisto, gadaashii haakah lama dhihin dawladnimo
@mohamedali-im1kh
17 күн бұрын
Dadka Commenta ka cu caaytamaya maxay ahayeen ,Somalida dadnimada Iyo Islanimadaba wa ka dhimatay walahi 😢😢
@batulasmail8261
16 күн бұрын
Waa kuwa jiran oo Qalbiga Ka buka iyo kuwa hantidii umada haysto oo xaaraan kubwaashay
@simaasma3095
16 күн бұрын
Sharf iyo karaamo korkaaga ha ahaato waa gobtii soomaaliyed❤
@mr.aosman3054
15 күн бұрын
Ibrahim dheere waa aftahan dhaqan yaqaan ah guuleyso Jaale💪🏾🇸🇴
@user-vf5qe4uo3j
17 күн бұрын
Maashaa alaah good job bro
@aiderusahmed4394
17 күн бұрын
Salute ibrahim dheere hadalkaaga u danbeeyay aad ayaan ugu bogay
@user-yc3dr2ef8q
17 күн бұрын
Masha allhhh ❤ ugas Ibrahim dheer Masha allhhh ❤❤❤
@user-to5jj2kp7p
8 күн бұрын
Masha Allah ibrahin dhere waa oday somaliyeed oo dadkii aqoonta lehaa ee markaan dawlada ah ee somaliya shafartalayd ee caalamku ina qadarinjiray Dunnidu inaga danbayjirtay aan awoodalahay iyaa waxlabaray
@khadijaibrahim3054
17 күн бұрын
IBRAHIN DHEERE WAA NIN CAANA MAAHA WAX LAGA BEEN ABUURTO MAAHA DAD BADAN OO SAAS BEEN ABUURTEY WAR HOOY HA LA ISLAALIYO
@nasramohamed4972
16 күн бұрын
Allah Unaxariisto Abdi Jaamaca Cawaale I know hem I’m from Michigan 🥲🥲🥲🥲
Mashallah 🥰 ❤Cali great job ❤❤your program is amazing always ❤❤
@blackpanther8219
17 күн бұрын
Thank you, brothers from Somali.America.TV, for educating us more people could have mistook him as the Genral, and may Allah help the poor somali man
@husseinaden7560
16 күн бұрын
Mnsha allah war ninkan waa nin culus wax uusan soo noqon ma lahan ilaahay haku xifdiyo Ibrahim dheere
@FARHIYAHAPPYTUBE
16 күн бұрын
Inkaar qabooyinka social media beenta wareejinaya dadka been abuur bey ka sameeyan Allow naga qabo kuwaas
@yaasirabdi6605
17 күн бұрын
Super bedankt cali xarare
@hasnanoordeman5828
16 күн бұрын
😢😢somali baday o masibo ilahey ku dacday fidiyowga Aabhas Somalia 🇸🇴 ah aad ayan u oyay walahi nin qaranka somaliya uso shaqeyay o dalka Somalia 🇸🇴 unafobay inow dayacayahay wan gariray iyo sawirka jala siyad o an arki jiray inkasto sawirka benyahay hadal wa nin unafabay qaranimada somali wadaniyad awday myow ngu jirin qof damir leh an ugurmana o an garab istag on si an uilow sino dibatada ow somaray inow leyahay dal iyo dad inte kala xarirna noso radiya nabarkis cali xarar iyo ibrahin deerh wa mahasantahin 😢
@abdulahibare1668
12 күн бұрын
hasna noor huno usoo duceeya qarankena walala
@AbdulkadirMire
16 күн бұрын
Mashaallah Allah idin xafido dhamaantiin
@husenabdimohamed8943
16 күн бұрын
Mahadsant walaalkey cali xaraare ❤❤❤❤
@kowsaralihassan7674
16 күн бұрын
Mansha allah ❤wa arin wanaagsan oo loo baahan yahay
Lakiin waxaan waxa awad wadey dhalinyaro like iyo shire wax aan aheyn aan aqoonin
@KeynaanMohamud-qy8tp
16 күн бұрын
Run tii nin kaan waa wadani ❤❤❤hadal culus buu kuhadlay Somalia 🇸🇴 ♥️ 💖 ❤️
@khadijaibrahim3054
17 күн бұрын
WAA IN KUWA MADAXWEYNAHA ILAALADIISA AH OO MARKEY LASOCDAANA DHINACYADA GEESAHA MARAAYEY WAA INAAD IBRAAHIN DHEERE SHEEGAYEY JIDKAA RAACA
@axmedmuusebmwwaasuge8446
13 күн бұрын
Maasha Allaah tabaaraka shacabka soomaaliyeed weey ka gudbeen casirigii jaahiliga ee lagu hogaamin jirtey sharciga Duur joogta iyo falsafado laga soomin guuriyey hindiya iyo wadamo Digteytar oo kala duwan iyo XHKS ay sameysteen 1qoys gacan toodana ku burbriy ilaa iyo maintenance caqabadvku ah jiritaanka iyo midnimada sharafta iyo karaamadii iyo Dowladii soomaaliya horey u socota❤❤❤❤❤❤
@maxamuudiman7907
16 күн бұрын
Masha allah wariye ali xaraare xaqiiq ayaan kugu ogaa runtii waxaan dhageystaa Codkaagu waan dhageystaa
@husseinaden7560
16 күн бұрын
Mnsha allah madaxwayne siyaad bare iyo ilaaladiisiiba waxii nool iyo waxii dhintayba ala ha u naxariisto insha allah
@crisaaq3877
17 күн бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia turkey and Eritrea 🇪🇷 Well come Well come Well come turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 Insha allah aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷 scw scw scw scw scw scw free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷
@user-jh6vs7ie5k
15 күн бұрын
Cali xaraare da nool ilahay cimri dheer iyo cafimaad haku siiyo umada somaliyeed meel fiican baad ka haysaa
@fabdule4845
13 күн бұрын
Asc guulayso abti I ibraahin dheere
@hamdihassanahmed976
13 күн бұрын
Mashalah aderkas Ibrahim dhere qof Jesse's yaqan maha waa qof din leh alow ku cisee waa qof damir leh
@user-km9fj2jf2f
6 күн бұрын
Ibrahim axsan rujaal khayr ALLAAH ha ku siiyo
@adoonalle5742
17 күн бұрын
Fan From Hargaisa Area MasalaHa Near Home Legend Faysal Ali warabe
@abdullahiomarali5241
17 күн бұрын
Ma Basaas baad they Somaliland dagan waa in sirdoonka Somaliland ku soo radiyan maxaa keeney inad magalada Hargeisa Magac ha ka qarbin Faqash baad u riyaqasaa
Ibraahim yuusuf waa caan qof wax lagu khaldi karana ma aha qoos caan ah ayuu ka soo jeedaa aabihiina abwaan gabyaa ah ayuu ahaa
@user-gh7gi5nv9g
16 күн бұрын
Masha allaha allaha idiinka amal Mario wanaaga
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
17 күн бұрын
X Twitter ka ayan cawa ku arkayey ay leyihiin bililiqo ayaa dhacdey inta udhaxey sey 1969ki to 1991 dad ka waxa nocaas ah gadayo ba somalinimo sheegtan
@mohamedsharif5693
17 күн бұрын
Good job cali you did great
@Borama1960
2 күн бұрын
He didn't. It's a lie and Cali is in a mess. Watch how the man can stay still for few seconds. When a man has hatred in his heart it shows.
@nimaahmed1446
17 күн бұрын
Mansha allah
@zeinabhirsi6071
16 күн бұрын
Intellectual men.Ibrahim😊❤
@saidabdi9782
16 күн бұрын
Bravo monsieur Ali
@AncientPharaoh
14 күн бұрын
Cali Xaraare Mahadsanid Mudane.
@user-cm5gf4zt4r
16 күн бұрын
reer ugaas sharmaarke ayeeydey oo habar yoonis ah ayey dhaleen muuse carre maashaalaah
@Bal_eeg_hadda
13 күн бұрын
Ayeeyday!!! Adeer Soomaalidu way is wada dhashay, cid ajnabi dhashay way ku yartahay. Mise Daarood baad ajnabi u arkaysaa?
@user-cm5gf4zt4r
10 күн бұрын
@@Bal_eeg_hadda bismillaah adeer weli waxaad fadhidaa halkii ay soomaali ku jabtey, aniga ixtiraam iyo ehel jecel uunbey iga aheyd accuudibillaah.
@alishirwa1453
16 күн бұрын
*GOBANIMO HADAL MAASHA ALLAH*
@mahadguray4241
17 күн бұрын
Sarkaal ibraahin waad ku mahad santahay sidaad iskaga bari yeeshay arinkaa lays lahaa dhulka ku jiida Waxaanu idinka soo salamaynaa new hargaysa cali caraare waxaan ku taageraa dulmiga uu arko kama aamuso
@cabdicaydiid3320
17 күн бұрын
ninkaa miskiinka ah waa in wax la taraa sida,ugu dhaqsaha badan waa qofkii in uun damiirleh.
@user-sb5ou5qk2q
16 күн бұрын
Alxamdulilaah neendiii qabiilka isaaq ay wareejonaueen malaga daba yimid aad baan ugu farxay neen raad malaha
Asc Cali aad baad ugu mahadsan tahay dabagalka iyo ka guul garida in aad ka daba tagto beentii la faafiyey ee ku saabsaneyd saxiibkay Ibrahim Yusuf Farah. Magacaygu waa axmed cabdulle Gure
Ibrahim dheere Masha Allah Waawenka waa runtiisa in laga Been Abuurtay ninkaa Sarkaalka Ahaan jiray inuu Ibrahim dhere lagu sheego saraakaal kale Ibrahim dhere waa Runtiis in laga been Abuurto Ninkas kale
@user-rn8id1ym4u
16 күн бұрын
SNM guul aad u qurux badan bay gaadhay, intaad adna xaasidnimo ku dhimanayso.
Пікірлер: 475