Mansha Allah guul somaliland iyo madaxweynaha jamuuriyada somaliland
@youcooper673
9 күн бұрын
My president ❤️ muse Bixii ❤ much love and 5 more years
@L.B.I.A
9 күн бұрын
Mujaahid Guulayso ❤❤❤
@user-lt1xj4uu5q
9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ MUUSOW GEESI ILLAAHAY CADAWGAAGA HAJABIYO
@user-lt1xj4uu5q
9 күн бұрын
SALEXLEY MUUSAA KAAXOGA NINKA MUUSE CABDALOW MAASHAA ALLAH WAA MADAXWEYNE QIIMA BADAN
@MohammedMuhumed-yb6uh
9 күн бұрын
Soomamaali oo dhami waxaykamidaysantahay nacaybka reer sheekh isaxaaq iyo nolosheena jiritaankeena dawladnimo iyo horumarkeenaa lagaxunyahay dulaanka iyo gulfkaana laynoogu sooqaadaye reer sheekh isaxaaqow imidoba cadawgiina iyo difaaca dalkiina waayo somaliyi waxay iskuraacday xasuuqii 1988 in dulaankii kadaran laynagusooqaado ilaahayse muu odhan somali land ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤🎉❤🎉 gobanimo guul guul guul barwaaqo ❤❤❤🎉🎉🎉❤🎉
@realpaperboy6219
9 күн бұрын
1960 ilaa 1980 dowlad somaliyeed oo lagu mideysanyhay ba jirtay xiliga maxa Isaaq loo leyn waayay oo 1977 Somalia wacay Dowlada labad ee ugu xooga badan Afrika marka maxay isaaq u leyn weyday sualaha iiga jawab adigo mahadsan.
@MindfulMedia07
9 күн бұрын
Geesiy mar la arg
@jamaadnuura10
9 күн бұрын
Saudi arabia yuhuud xidhiidh la leh, masar baa yuhuuda xidhiidhka la leedahay darteed falastiin albaabki caawimadu u maraysay ka xidhay. Yaa lagu khuukhinayaa Ethiopia maka 30,000 oo ciidan Ethiopian joogaan ee isagiiba ilaalinayaan baa inoo yeedhin kara Ethiopia xidhiidhka aynu la yeelanayno
@jamaadnuura10
9 күн бұрын
QiilKee baad haysaa qiilyaroow coined by Muse Biixi Cabdi car waa cidaan somali ka maqlo iyagoon xusin. QiilKee baad haysaa qiilyaroow buu yidhi muuse biixi 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Boqolkii lixdan waa Muslim. Ma jiro waqtigii la qarin jiray muslimka.
@User-T-c2v
9 күн бұрын
Maalin Cajalad u shidaa Besha dhaxe jahwreer
@SuugaanSafaari
9 күн бұрын
Iimaan sutule suulal gorayaale😂
@abdiaadanwaris7308
9 күн бұрын
SOMALILAND AYAAD KA IIBISAY XABASHI OO CADOW SOOJIREEN AH
@NimcoCabdi16
9 күн бұрын
Guushu waa kulmiye❤❤❤❤
@mohamedabdi3468
9 күн бұрын
That's how a patriotic leader with principal, wisdom, and 6 sense talks my fellow somalilanders. The fate of mother somaliland now lies in the hands of the patriotic people of somaliland and Allah (swa). If, and only if, we make the right choice in our next coming elections.@ Concerned kenyan born and patriotic somalilander opinion. Who says, let's give the patriotic hero and the gentleman. Mr Biixi the second chance to complete his mission/vision for somaliland !!! 😂
@abdicasismaxamed2172
9 күн бұрын
Muuse muuse biihi cabdi xildiid soonoqo markale
@SafiaNOURABDILLAHI-ok4cf
9 күн бұрын
Je vous aime le président du somaliland Muuse bixi cabdi geesi noolow ❤❤❤
Ninka reer u dhaanshee dadku dhawrayeenee dhexda aawrki kaga lumay muuse ninkaas ayuu ka dhigan yahay
@xusenadenosman460
9 күн бұрын
JaahiLnimo ayaa hysa Muuse Juudaan 😂😂😂😂
@Qorsho
9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DayibIdiris
9 күн бұрын
Mudana madax Wayne diyaarbanu unahay dufaca qaranka
@sahalmohamed3477
9 күн бұрын
Dumarkii sacabbin jiray miyaa soo ilaabay, waar ninka hadduu wax idinka maqlaayo meesha iskaga tag usheega.....!!!!!.
@salahthefruad9174
9 күн бұрын
400 maxbuus oo lags qabsaday ku doorta kkkk 1000 laga dilay ku doorta 200 km Ooo la soo eryaday ku doorta Wixii hub haystay oo Reer Baadiye ka qabsaday ku doorta. Ciidankii oo fashilmay ku doorta 2 bilood oo u isqariyay ku doorta.
@prosl11
9 күн бұрын
5000 kun oo harti ah baa laa xasuuqay 200 kun oo harti ah baa las canood kaa qaxday Dhaqaalaha harti meesha way kuu baabin 150 maxbiis baynu hayna Yaad uu faanisa waryaa
@IsmailJama-xo4gv
9 күн бұрын
DIFAACU WAA KEE MA KA LAASCANOOD KU MAQANTAHAY 😂😂😂😂 WAAR WAX KALE UU KU OLOLEEYO MA WAAYAY , ninkani maskax ahaan ma fayooba
@FarahAbdiali-t9y
9 күн бұрын
Kolba filin buu kuu keenayaa imikana masar bay maraysaa mee isfahankii kkkkkkk
@MukhtarXrir
9 күн бұрын
Masar haday dab inagaliso inagaan dad ahayn
@shakuur55
9 күн бұрын
wuxuu mooday inuu 80dii joogo Adeer dhulka ha bixin miyaa lagaa celilayahay waxaad ka heshaan iska haysta oo waxba ha naga siinina
@Mahmed-td2bk
9 күн бұрын
Tuulada sowdigii uga horeeyey ma markii la idinka dad batey ayaad sidaa u hadleysa m.weyne aan eegno labadiina xisbi kasoo baxa
@nevergiveupallahwithyou9646
9 күн бұрын
Kuwo muuse soo dhaweynaya miyaysan ka baqeen colaad dhex dhiga muusow oo diin iyo maadi mid aqoon maxaad ka filaysaan inuu idiin sheego.
Kkkkkkkkk somaliland bini aadam koodhan waa u cadow ayuu leeyahay madax/waynahu inaad afhayn leedahay ayaa fiicnayd maadaama aada ahayn nin kufiican soowarinta hadalka
@Wanaagsane
9 күн бұрын
7 sano cadaw iyo balaayu ka sheekeeeya habeeen qudhana wax ma difaaacin, mala difaaaca meeelaha laga soo had hadlu u yaqaaanaaye , car maaalin uuu cadaw wax yeeelay hala sheeego
@bashman345
9 күн бұрын
Ciidanka xabashida ha inoo keenin weeye doodu ee ma aha xidhiidh ha la yeelan, hadalka lama bedelo
@abdiqaniali5853
9 күн бұрын
Muuse amxaar
@sagiimamoula2263
9 күн бұрын
Caac haciyane Allah muxu muse daad badan baqdine galiyay😢😂
Пікірлер: 170