Mashallah ✔️ Run ahaantii waa muhiim In uu qofku helo zawj wanaagsan . Ilahay jannada ha idinku kulmiyo inshallah.isku waara abid ubad kheyr qaba oo baari ahna Kala Hela Waxaa xaqiiqo ah ninkii diin iyo dhiig iyo Damir intaba isku darsada , inu san u ogalaanaynin Xaaskiisa in meelahaa laga daawado iyado aan asturnayn ama sameynaysa wax aan haboonayn.
@deqamohamoud8916
Жыл бұрын
Aamiin alle how aqbalo ducadada wll
@fertunali1007
Жыл бұрын
Amiin amiin Fadumo buraanbur kadib meeqo ayaa laga qatay ilmo alaha uso wada celiyo.
@NadiifoMuxudiin-jz3nd
Жыл бұрын
Ayaaaney ani xajigeyga statuska xitaa wuiga diiday😂😂
Wsc abaaayo ayaaan acdey sual abyo horta xagiina meeqo saac laga afuraaaaana ❤❤❤❤😊
@naimamohamed644
Жыл бұрын
sax waaye ayaaneey asiga marka laga soo tago adigaba sharaftada io qiimahaaga ku lumaayo xaajiga meel dheer bu wax ka fiirinayaa allaha na amaansado dhamaanteen❤🙏
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso inshallah
@sucadmohamed743
Жыл бұрын
Manshalah
@fadumomohamedali8131
Жыл бұрын
May may
@ayaanahmed7946
Жыл бұрын
Abaayo qaali allaha ku xafido masha allah❤❤❤❤❤❤
@zuhurzayooni
Жыл бұрын
Amin yarabi❤❤
@mulkiibrahim5185
Жыл бұрын
Ax xanun wye wlhi rabi qalpiga ha u qabojiyo inta hoyo owlad doda laga qataý allah ha uso celiyo🤲🤲
@caaishaxassan-xk6ht
Жыл бұрын
Abaayo Muqdisho maad joogtaa
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
My
@najmaismacil2836
Жыл бұрын
Ayaney wan sugayey wllhi ❤
@rayaanaxmed-uf6sv
Жыл бұрын
Ax ax ax qalin waaa xanuun nimanka qaaar waa xasidin waxey mudan yihiin xanunka in la da ren siiyo walhi ma kibri laheeeen 😊😊😊😊
@Hamdamukhtaar-rf9gk
Жыл бұрын
Amiin amiin yaa rabi
@sayush520
Жыл бұрын
Masha Aallha Alx Haa Ayaan❤❤❤🌸🥰🥺
@sucadmohamed743
Жыл бұрын
Manshalah ❤❤❤
@fadumoabdulle7593
Жыл бұрын
Aamiin yaa allaah ilaahey caruurteeda si fudud ha ugu sahlo iyagoo nabad qaba isgana masiibo allaha ku rido hoosteedana allaha keeno qalbigeedana allaha u qaboojiyo
@raxmaaadan431
Жыл бұрын
Masha Allaah ayaan waan Ku jeclahay Maya amiiin abayo Allaah hano xafido carurta intan heusan Allaah siyo amal Allah ha ISO celiya carurtedi
MashaAllah Ayaaney Aniga yutube Aan furto Ayn ka tuktugayaa Allah Haiiga so qaado inu iga yeelo Rajeenayaa InshaAllah
@najimaidiris381
Жыл бұрын
Wan ku salaamay xbbti ayaaney keep going huno ❤❤
@ladanyusuf5211
Жыл бұрын
Amiin ayaaney
@caishokhaliif9509
Жыл бұрын
Ayaan Qaali masha Allah ❤❤❤❤🥰🥰👏👏♥️👍👍♥️♥️❤
@iqracabdi8755
Жыл бұрын
Manzha Allh ayeen dheeman
@ruqiyocilmi281
Жыл бұрын
Wow
@zaynabyasiin7813
Жыл бұрын
❤❤❤masha allah abayo qaali ayaney agtada ku nafisaa runtii routine kaga waan sameyaa waligay hore u soco wad gulaysanaynaa
@fatximaxamedfantastic5644
Жыл бұрын
Wcs abaayo ilahey haku xafido xabbti ad ayn ku jecel ❤❤❤❤❤❤ ayaaney
@xafsamaxamadsalaad9881
Жыл бұрын
Ilmaheyda alaah usoo celiyo🤲
@nimcoxasan7815
Жыл бұрын
Ayaan raaliyo masha
@iqraali6298
Жыл бұрын
Wcs xppti ayan 👸
@MaryanQurux-jp5zu
Жыл бұрын
Ayaaneey sheeko cabsi badan noo soo duub
@saprinacayngal671
Жыл бұрын
Ax ax alle ikaar haku rido xawayaan dhe abaal darana
@faisaomar1273
Жыл бұрын
Ayaaney sheeko cabsi noo Soo baday xpipiti ❤
@nimcoccasiis7534
Жыл бұрын
Ayaan wan kusalamy abaayo ❤
@simanhirey3244
Жыл бұрын
Rabi caruurteeda dib haugu soo celsho ninkaasina xaqa Hatuso
@hapifaysial6189
Жыл бұрын
Alle hau soo dhaweyo awladeed
@ugaasocismaan733
Жыл бұрын
Amiiiiiiiiin yaarabi anaga iyo intii muslim ah yaarabi
@caishokhaliif9509
Жыл бұрын
Maya ayaany
@SabariinAhmed-rj8tc
Жыл бұрын
Wcs Ayan qurux❤❤❤
@hindamohamed6395
Жыл бұрын
Wcs wll ayaan Masha allah alleh ha kuxafido inshallh ❤❤❤❤
@halimaabdallahi3450
Жыл бұрын
Maya
@filsanaadan2761
Жыл бұрын
Aamin😢😢😢
@amounali640
Жыл бұрын
Asc habaryaar Amiin ducada .
@xaawoluul8431
Жыл бұрын
Ayaney wankusalamay❤
@xafsaabdullahi7512
Жыл бұрын
Aamiin abaayo mcnto
@farhiya5072
Жыл бұрын
Wcs Abaayo ayaan masha allah Ramadan Mubarak Abaayo 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sucdicumarsucdi
Жыл бұрын
❤️❤️❤️
@futdc624
3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@fatximaxamedfantastic5644
Жыл бұрын
Abaayo dhaqsi no sodhig alab tan kugu dhaqtada 😂😂
@faadumoahmed1426
Жыл бұрын
AyAANEY illh amarkii Ramadanta wn cayilaa cunto badan ma cuno
@nasroxassancali1516
Жыл бұрын
Ayaaneen waaktaageer
@munaxuseen5498
Жыл бұрын
Ayaan waan ku teger iso.ducaaya murada baa leehya Adiga asxbtyda
@nasteexonalka5337
Жыл бұрын
Allaha u sahlo abayo nimanka qaar waa cadow😢😢😢😢😢😢😢
@Hamdamukhtaar-rf9gk
Жыл бұрын
Asc wallo qalbi ❤❤❤👍👍🤝🤝
@hapifaysial6189
Жыл бұрын
Wcs wll
@faxdiali8741
Жыл бұрын
Wcsm.a alhaku xafido xabibiti
@shukriinahassan264
Жыл бұрын
Uma baxiyen wllhi
@makkadagan876
Жыл бұрын
Ayaney Waku tuga hano heesin Codkaga sheekada ayan ku jacelnahy 😂 My sister Waku Tagera keep going ❤
@muxubomaxamuuudtindheermux2222
Жыл бұрын
Ayneey abaayo horusoco
@nihaal____apdi2308
Жыл бұрын
Ayaaney abayoy ani Ramadanka cunto bdn cuna Saa u cayilo saas ii thy Waa sii caatooba dhibkas qaba
@sacdiyoomar2484
Жыл бұрын
😄🤣 ayaney wlhi waku jeclahay ha abayo amarka xajigada qado asa qeyr badan
@safaismacil9860
Жыл бұрын
Waad saxantahy wlshy nin wanagsan oo sharftada ilaalinayo raaliyo in loo noqdo uu istaahilaa
@nimco9621
Жыл бұрын
May may may umanbixiyeen
@sagalsiyaad-el3fj
Жыл бұрын
Ayaaney qosoyinka no soda musalsalka ah abyo
@MaryanQurux-jp5zu
Жыл бұрын
Ayaaneey sheeko cabsi badan
@ugaasocismaan733
Жыл бұрын
Wcs my abaayo ayaan sharafeey waanku salaamay adiga iyo asaxaabta
@ugaasocismaan733
Жыл бұрын
Ayaaney nagu salaan janagalahaaga iyo caruunta aanwaalidka unahay allaha idixifdiyo aduun iyo aaqiro amiin yaarabi
@HaniHanka-rt5rd
Жыл бұрын
Waa ubixin laha Ani abyo ninka jclhy
@nasteexocabsulqaadir8381
Жыл бұрын
Ayaaney waa sax xbbt waxaad jano ku galaysid ku dadaal aduunyadu waa maalmee
@xafsoahmed9
Жыл бұрын
Arxan daramaaa
@asmacabdi1795
Жыл бұрын
Alhe qalbiga haw qabojiyo gabadha
@qatraabdi7691
Жыл бұрын
😂Ayan qurux Allah kydeysta
@umuayni277
Жыл бұрын
Walee umabihin lehen
@xawasomalia1538
Жыл бұрын
Asalaamu caleeykum ayaan. Abaayo horta Ilaheey imatuso taas lakin wexeey ilatahai in an nin owsan mudneynin in ad kilidada ubixiso.
@MaryanQurux-jp5zu
Жыл бұрын
Raaliyo
@khadijomaxamed9441
Жыл бұрын
My umabixiyeen xataa kanjeclaado umabixiyeen balaayaa ubixisa raga qaar abaal mayaqaanaan marka aan aaminayo nin anaaba doqona jah💋❤💋
@indhauron7326
Жыл бұрын
Ayaney hoyo nujisaa ahay side Marka isku cateyne qali
@farhiyaabdiwali7298
Жыл бұрын
Maya walahi wadhimankaraa lee
@sadiyasadiya5503
Жыл бұрын
Ayaney Abayo qofka 1kiiliya makunolaankar😮
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Haaa
@sumayosuhiimit2351
Жыл бұрын
Maxaa kilidayda ugeyay tiisa hada la bixin an gadan alxm ha dhoho😂😂😂😂😂😂😂nin maa waji leh
@halimaabdallahi3450
Жыл бұрын
Kkkkkk mucjiso
@Yasmina125
Жыл бұрын
Ayaaneey abyo gabadha qalbiga allaha u qaboojiyo lakin in nin aaminto weliba heerkaas ma fiicneen lakin waa qadar alle anigu nin kili uma bixiyeen alle ayaa i dilaaye walaalahiis ha u bixiyeen hhhh
@user-hm3bf2xs8m
Жыл бұрын
Wllhi ma u bixiyeen nin somaaliyeed oo qaacido afar naag ah haysta masiibada
@hewarable5547
Жыл бұрын
كيفك اخبارك يا حبيبتي غاليتي
@sukeynaosman3361
Жыл бұрын
May walahi ma ubixin leheyn kilideyda Hadhow haduu xumaado kawaran😅
@FardusMohamoud-rv1ug
Жыл бұрын
Cawa aniga afar waa hbndadi khayrka badanaye aan duceysano ramdanta kale inagaadhsiiyo inogo cafimaaf qabna
Пікірлер: 154