Haddan aaminay inuu jacaylka dhabta ah inuu mar uu galaysaayo Haguulaysto jacaylka ❤😢😢
@huzniabdi1598
2 жыл бұрын
Thanks wll allah ha ku sharfo🤲qisoyinka ad so gudbiso waxbadan ka faidey alx🤲👏❤
@ciraaqboy1630
2 жыл бұрын
Zxb inan kula soxiriiro raba
@shugricadeey4621
2 жыл бұрын
Sidaan u ooye lama qiyaasi karo😭😭😭😭ax xanuun badanaa😭😭😭
@cadekamal2927
2 жыл бұрын
Allahu akbar Allahu akbar allahu akbar odayga wxux ahaa jaahil rizqiga Allah aya haayo
@najmaomarmohamed6129
2 жыл бұрын
runtaa aniga qof ayaa 13 sano wada soconaa oo is jecelnahay lkn daruufo adag ayaan nahaysta ilaahay inta is jecel ha isku keeno hawaaro jecelka 😭🤲💔
@najmaahmad7854
Жыл бұрын
Amen hun samra waad gadhaysa wkhtigina👏❤️
@maxamadfaaraxxaashi9325
2 жыл бұрын
Mshalah wll qiso ad uficn wll horay usoco wll
@anisafaraxabdiqadir7622
2 жыл бұрын
Wllhi aduunka waa cajiib waalidiinta qaar dee walayaab marwalba waxay qiimeynayaan lacagta oo kaliya hadday marwalbana ay qiimeynlahayeen jecelka dad badan farxad ayee ku noolaanlahaayen
@cadekamal2927
2 жыл бұрын
Aad iyo aad anisa waayo ta waxa u wacan diin la aan
@ugaazka1236
2 жыл бұрын
waxan rajaynayaa maalin uun anigana qisadayda inaad sidaan oo kale dadka inad ugu sheegi doontid
@anisafaraxabdiqadir7622
2 жыл бұрын
Marwalbana waxaan leeyahy jecelka ha guuleysto
@farxiyaadam9684
Жыл бұрын
Jecelku ha guuleysto
@mohamudyare8457
2 жыл бұрын
Cajiiib wlhi wan ilmeyey hitaa waxaan layabey ilaahay abooodisa ooo ah inu waxwalba uusurta galin karo
@akuuleabdinaasir5907
2 жыл бұрын
Dunidan dhamaateed Jacayl Ayay Ku dhisan Tahay Jacaylkuna Waa Shay Nolosha Muhiim u ah Mar walba Jacaylka Iyo Kalsoonida ayaa Guulaysanaya 💔
@hssmt4807
2 жыл бұрын
Tʀᴜᴇ ʟᴏᴠᴇ ɴᴇᴠᴇʀ ᴇɴᴅ🥰💔✊
@ahmedzuppeyr3644
2 жыл бұрын
Really ✅
@aaminasiciid1471
Жыл бұрын
Thkyuo wllkay suber carab alah hakaa abaal mariyo qisooyinka xaqiiiqda ah ee soo gudbiso 🙏🙏🙏🙏
M.allah runtiih farxad ayaah ilan iga timid, wale waah nin rageed nin raga meeshih lagu yaqaan ayuuh kasooh baxay wax walba oo sooh dhacay ma eegin ee waxa hada taagan ayuuh kafiirshay gonaan qurux badanah waah qaatay, Maantay waxan arkaynah nin lasiiyay gabar ayadoh looh diidin kadibnah ku ciyaaro ax , ani waxan leeyahay jacaylku ha guulaysto
@fatumasonfatumason8028
2 жыл бұрын
Pure heart always win ❤️❤️
@zabnabintucabdi3868
2 жыл бұрын
Hawaaro jacaylku super Arab keep going wllo more subscribers I.a True love never end😭
@cadekamal2927
2 жыл бұрын
Wa qiso aan la ilmeeyay runtii
@hawaabdi1136
2 жыл бұрын
Ax Allah wllhi naxdin waye wll qisadan wey iga ilmeysisay lkn wll mcn noso badi qisoyinka
@adenadeeq118
2 жыл бұрын
Wlhi wa dhipato markey reerkiinu ku diidan qof aad jecezhahay anigapa zidasa igu dhcdey qof aan jclhy aya ley diiday lkn ila mlintii nalasku kayo diidey ila imika wanu is jecelnhy mananu kala hadhin wxn rajeyna in mar un nala ogalado oo anu is guurzano incha allah
@Fardawsafiican1
2 жыл бұрын
Alle ha kuu sahlo wll😢
@najmaomarmohamed6129
2 жыл бұрын
runtii anigaba way iheezata qisadan ayadoo la ila rabin ayan la zocdaa oo indha heega ka jeclahay ilahay hanoo rumeeyo riyadeena🤲😭💔
@mohamedsheikh1182
2 жыл бұрын
Keep the good work brooo
@hamzaissak4387
2 жыл бұрын
Masha Allah brother keep going
@najaxaxmednaziimqurux1667
2 жыл бұрын
Qaybti 2 soo daa wllo mcn
@rayaanaxmed8470
2 жыл бұрын
M.a wow waa qiso qurux badan
@cadnankiddo8291
2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@cadekamal2927
2 жыл бұрын
Xaaaaax alla xanuun badanaaaaaaaa
@niifnadiifo8010
2 жыл бұрын
M.a Weclome wlo mcn
@maryanosman4076
2 жыл бұрын
Good ending Masha allah
@umeyaahmed2017
2 жыл бұрын
You deserve more subscribe, keep going walal🖤
@Higsino.1
2 жыл бұрын
Thanks
@macalin9550
2 жыл бұрын
Mahadsanid isoo wac
@hanibilan7656
2 жыл бұрын
Subxana laah dadku waa indho ku garaadle
@ayandahirmohamed1188
2 жыл бұрын
Asc
@aminaomar417
2 жыл бұрын
M.a keep going
@salminakiki9941
2 жыл бұрын
Lawa qof o ilahi iskuqore marnaba ismawaynayan wlhi
@ruurumohan2312
2 жыл бұрын
Masaha allah 😭😭😭😭
@barwaaqosulaymaani1353
Жыл бұрын
Jacaylka dhabta ahi ma dhamaado🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💖💖💖💖💖💖
@abdiaziizmohanad2506
2 жыл бұрын
True love never end
@engalibashirofficial8133
2 жыл бұрын
Hore u soco bro
@duniyocabas1420
2 жыл бұрын
Qiso cajiib ah jclka ha waaro
@sacdiamandela1382
2 жыл бұрын
Jcylka dhapta ma dhamado😭😭😭
@ubaxdaahir4504
2 жыл бұрын
M.a wllky horey usoco
@daymianwenn3824
2 жыл бұрын
Jaceyl la aantiis sidey noloshu mcn malahan wayo shekadan wax bdn ayaa iiga baxay ani
@abdirazackmohamed6169
2 жыл бұрын
Asc Ramadan Mubarak
@user-co4oi2bi3t
Жыл бұрын
Ax ax xanuun waaye
@niifnadiifo8010
2 жыл бұрын
Masha alhaa wa qiso cajiba wlo mhdsnd jeclka dhabta ma guro
@Fardawsafiican1
2 жыл бұрын
Ax.wllee jcylka dhabtaa. Ma dhamaado😭😢
@deeqoismail6644
2 жыл бұрын
Haguuulaysto jacylku❤️
@cadekamal2927
2 жыл бұрын
Waayo qisadaan aniga we igu dhcday
@cabdiasiissultan9672
2 жыл бұрын
Jacaylka dhapa ah uu gulaystaa😢😢
@fatumaabdikadir1082
2 жыл бұрын
👍👍👍👍
@faadumobashiir3889
2 жыл бұрын
Teem higsi waxaan leeyahy jecelku haguuleysto
@abdirizakabdulkadirabdulla3906
2 жыл бұрын
Sheekada wa sheeko fcn lkn 20 sano ka hor 150$ lacag aad u qiimo badan ayey ahayd qofka haystay 150$ taajir ayuuba ahaa bro walba qisada 5 sano ka hor ayey ahayd dheh
@Higsino.1
2 жыл бұрын
Walalkey qisada wey dhacdey waxad ogataa hadii in wax lagudiido larabo 1000 dollr xiraa wey yartahay ayaa lagu dhahaa wlala
@halimaadan1235
2 жыл бұрын
part 2 wll
@kaafiyaaxmed4200
2 жыл бұрын
M.a
@kaafiyaaxmed4200
2 жыл бұрын
Wwwwwww
@ritajshekhmohamud6678
2 жыл бұрын
Wll xagee kaa helaa in aan qiso kula wadaago ayaan rabaa
@Higsino.1
2 жыл бұрын
Walal youtubka waxa saran instgram ama whats igala soxirir
Пікірлер: 138