Waryaa waa lagu dilaa sida aad u dishey luuley alah u naxariistee sida aad u gubtey inlagu gubo aay ahay laakin dad muslim bay mu nahay in lagu toogto waaye maxa yeelay ma noo joogeysid waa lagu dilaa insha Allah waa hadeey cadalad jiro dad Muslim ay nahay luuley waa ineey cadalad heeshaa
A mother will not walk into a burning room he burnt her😢
@haweyacaymad3264
4 ай бұрын
Waaba tahay dilaa waryaa
@Suheybamohamed674_
4 ай бұрын
Alaha weynaha cadalad ka Rabta lakin wlhi asiga Dhiban maxkamadi alla inte ayuu ka galaa koley iyo koleba luul way dhiman laheyd alah waxan ugu bareyeyna cadabta aakiro alaha ka badbadiyo
@jiijoshariif4532
4 ай бұрын
Ninka wuuba cayilee
@nimoabdi6499
4 ай бұрын
Yes
@HamdisChannel
4 ай бұрын
Ilahey Luul cadalad ha siiyo
@mohamedisak4827
4 ай бұрын
Ninkaan gormaa la Dilaaa
@kinsinuur7520
4 ай бұрын
Subaxnalaaha cadaladi watailahay
@user-ji3nj9cx1j
4 ай бұрын
Ninkaa hala dili isagaabis sheegay in uu dilay
@IbrahimSalat-ps4ko
4 ай бұрын
Dila
@aaminomaxamed5374
4 ай бұрын
Iyaah Anigo qalad leyga galay miya dhahdey mise aniga moodo wlhi yaabwaye midnight Aduunka lagu joomayna maxaa laga galay quftaas 😭😭😭😭😭 ilahayow xaqada uso dhici luul
@IbrahimSalat-ps4ko
4 ай бұрын
Amen
@Ubaxmohamedadan
4 ай бұрын
😭😭😭😭😭
@laylacabdulahixassan9949
4 ай бұрын
Hala dilo ciyoow dhubuq dhubuq marabneeh
@cibaadocumar9770
4 ай бұрын
Maba u eka inu maxbuus yahay ilaahay ku soo qabay daalin yohow
@cibaadocumar9770
4 ай бұрын
Ninkan inta la dilayo ma seexan karo
@AaminoHussien-pf6rm
4 ай бұрын
Wanagsan oo wacan walaal ❤0
@AaminoHussien-pf6rm
4 ай бұрын
Thanks madaamo aa nosoo kudbisaay kiiskaan dam biilaha xaaskiisa gubaay
@user-ly3ke7pn3u
4 ай бұрын
War kani wa dilaaa fasiq ah eee xaba ya laqarqarinin lkn ani waxan jeclay ninkan gafurka weyn lee ee asiga u dodayo in lesku daro labadoda ileney wa laba fasiq fasiq dila ah iyo fasiq lacak lasiye lkn lacaktas cadabta alle haka badbadiyo
@user-ri6um8ch4j
4 ай бұрын
😢😢😢😢❤❤❤❤❤
@user-bf8oj2pb4b
4 ай бұрын
dilkaas waa cadyahay iska daa naf jacaylka
@mohamedisak4827
4 ай бұрын
First an ahay
@usern134-h4g
4 ай бұрын
Adiga mxa wilkan yar kudabadhigey miyanad kacabsanen nafsi ilen dunidu wa merto beri lagayabo tano kle ine kuqabsato ama cid ehelkga qabsato
@nimoabdi6499
4 ай бұрын
💔💔😭😭😭😭😭👎👎👎👎
@QaaliMaxamedsalax
4 ай бұрын
🥹🥹🥹🥹😭😭😭😭😭
@IbrahimSalat-ps4ko
4 ай бұрын
Akufe
@user-yc3dr2ef8q
4 ай бұрын
Indho adeeg adig gubay mana nolaneysid ohin wacn o uma tareyso
Пікірлер: 31