(SUB HAN ALLAH)!!kan sharkiisa (RABBI) ummada hakaqabto(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲
@maxamedcabdi3222
Ай бұрын
Sawirkayga ha isticmaalin waryaa mar dambe Ninkaa waan ka baxay hawshiisee
@abdisalammatan4317
Ай бұрын
Haddiba aa tahay, ninka uu so qaatey sawirkiisu, sxb sawirkaaga taariiq weeye waa laso qaadan karaa,xataa xakuumado iyo ciidankoodaba sawirkaaga daayee ,xariir kula soo qaadan karo kuna wareesan karo,si tixraac shekada
@abdisalammatan4317
Ай бұрын
Wariyaashuna wee kaasoo qaadan karaan ileyn waa qisee. Maxaase kuleelka keeney?? Waxaad wareesiga u danbeeyey ku laheed in waxyaalo sir ah aad heeso oo tiri,odey reer uweyn iyo umuliso ,sidee wax u ogyihiin uma sheegaan
@OmarAli-gr2cf
25 күн бұрын
Doqon now DNA Malaga qaday tuug baad u eegtahay
@ashajimale6888
Ай бұрын
ASC Ninkan Yusuf isku sheegaya oo kale waxaa hadda ka hor Abtigey Hooyadey la ilma adeer ah ayay qabsatay,runti yusuf oo kale ayaa u yimid because abtigey Askari buu ahaa,wiil baana ka maqnaa,Ninki Yusuf oo kale ahaa abtigey iyo carruurtiisiba waa dhacay,sida Yusuf oo kale ayuuna ka tegay, waxaan ku boorinsya reerka cusub in ay DNA ka qaadaan haddii kale ay banaanka ka maraan,Ninkan waa ka shakiyay Afsoomaliga in uu bartay baa ka shakiyay,hadaliisu waxuu u egyahay ee waqti la isi siro lama jooggo ee ha fiirsadaano reerka Jigjiga joogga Thanks ❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@AbdiShiine-bb2nw
Ай бұрын
Asc ninkaan somali ma ahan waa oromo dadkii uu lasoo koray lama hayo deegankii usheegtay wax ka yaqaan ma laman
@maryamadirie8722
Ай бұрын
Mr yuusuf wax baa khaldan markii hore baan kashakiyay walaal meeshaad sheegayso anaa u dhashay saad luuqada soomaaliga loogama hadlo ee Baydhabo iyo meelaha lamidkaa aad
@user-cn8yw9dd8e
Ай бұрын
ninkaan hala yiraahdo noo gee odaygii kusoo korsaday ee yuusuf kuula baxay reerkiisa noo gee iyo caruurtii odaygaas kusoo koriyay allah u naxariisto iyo gurigii aad kusoo kortay iyo dariskooda ayaaaga cadeynayo run iyo beenba
@aminahassan4566
Ай бұрын
Ninkan dawladuhu ha soo fara geliyaan inta la xiro ha laga qaado DNA sidani Waa Dulmi Ee dadka ha lakala saaro waayo iyadaan Dhiig laga qaadin kuma biiri karo Reeraha iska kaxaysanyana way qaldan yihiin ilaahay ha ka baqaan 😢
@user-qu7gg8ds6s
Ай бұрын
Waa xanuun sanyahay ninkaan
@hagiohaji7937
Ай бұрын
Horta wiilkaan maa la iska daayo waa nin weyn oo ikhtiyaar leh cidduu doonoow raacayaa, haleyska daayo dabagalkiisa. ...ileen caruur ma'ahane oon waxba garaneynin....xataa hadduu garanaayo ciddiisa wuu iskaga tagi karaa cidduu raboow la noolaan karaa.
@hudaibrahim9111
Ай бұрын
Haduu sidaas yeelo ama uu diido DNN ka taas macnaheedu waa Yusuf waxbaa uqarson ama dee cosobsi ayuu kujiraa dadkana wuwarerinayaa
@user-nc5ug2pj3j
Ай бұрын
Asc Af,soomaliga uu ku hadlayo ma ahan Afka soomalida itobiya ku hadasho ,,,,,,malaha waa itobiyada baydhabo
@marianahmed8997
Ай бұрын
HADUU YUUSUF IS QARINAYO OO UUSAN AHEYN SOOMAALI TV MA SOO FARIISTEEN WAA IN IS HUBA OO TARIIKHDIISA KA HADALAY, EE DADKA HA MARIN HABAABININA DACAAYADNA HA KA FIDINA.
@user-jo9iu2cm8c
Ай бұрын
YUUSUF MA AHAN SOMALI EE WAA RAXANWEEN AMA OROMO. LABADAAS WAA MID WAALIDKIISANA WUU YAQAANAA
1977 wiil aabahis la wayay ayeey is heleen 2019 DNA la,aan waxay noqdeen odaga wiilka caruurtisa waa ay isku ekaaden hooyo magaceeda ayuu hayay
@yabbturb-b3
Ай бұрын
Nnkan misinka iskdaya 😢 Allah kabsada warunti
@fatimanour9793
Ай бұрын
Ninkaan Wa Jaajuus Halaqabto
@nuurhersi6578
Ай бұрын
Ilmaha DNA halaga qaado
@hindaabdulrahman9502
Ай бұрын
Car car car DNA ha ogolaado
@kalifmohamed7581
Ай бұрын
Maad iskadeysiin maskiinka haduuba 35sano kaligiis noolaa muuba iskanoolaado
@OmarHaji-rn3tz
Ай бұрын
Ninkani wa bila caqli go,ana male kolba qolo iyu sheganaya
@marianhussein8300
Ай бұрын
Kk
@KeedkaBook14
Ай бұрын
Saxibow waxaa iga sual ah adiga maxaa ninkaan ku daba dhigay aad marwaliba arintisa kaga hadashaa ,turubka bandhey bro.
@kowsaralihassan7674
Ай бұрын
wiilkan muqdisho bu ku dhumay wuna yara 4 ilaa 3 ayuu jurey wana runtiis reerkiisi waaye qoyska la midoobey anaga ogaa inu lumay hala joojiyo been abuurka magaciisu yuusuf ayuu ahaa hooyadiina wa isaaq ardo ayaa ladhaha somaaliyay dhibka joojiya
@afrahhussein3136
Ай бұрын
Burburkii somali caruur badan ba luntay caruraha markay waynadaan waa laskuqabsada wan waxa dhac maxaa loo bahayahay waa DNA laska qaadaa intii soo shegatay
@roodanuur461
Ай бұрын
Asgu haaba diide haadu doono waa yaara maaskaxade maaxay u qaaten reerkan see kuu amiinayan aniigu waaxan amiinsanay niinka mamma foos baa dhaashay baallse waaxu kaa caanaqay ado saadex sano jiira baan saldhig kuu geeiney waa yoo haabee kay waada haad laayen mamma foos iyo yuusf waaxu dheehay hooyaday waxay iga maarantay maalinki saldhi liigeeyey qaalas buu dheehay
@somalihanolato741
Ай бұрын
Dhiig somali maba laha ninkan
@shukrishuulaanka8595
Ай бұрын
Aniga reerka qaatay laftigooda baa ila qaldan waana dad aad fudud. Xitaa markey wada taagnaayeen ninkii soo koriyay bey caayayeen. Oday baa lahaa JAREERKA dib u dhageysta. Mida kale DNA la'aan sidee bey qof aysan aqoon ku qaadan karaan gabdhahooda u dhex geyn karaan? Subxaanallaah
@mataan10hasan74
Ай бұрын
Somali wax ka baxsanay ma jiraan adigu miyaad wareysatay isga
@qaaliyusra7541
Ай бұрын
Meeshuu ku korey maalatago oo reerkii maalaraadiyo koriyay yaab reerkaasna wuu kujisaaray oo maba hadal hayo
@jamilaali5536
Ай бұрын
Nimca yasiin caraale iyaduba wey tagtay
@maanshaallah8752
Ай бұрын
Cajiib war ana ah reerka usheegtay wasax in DNA laga qaado waayo waxa dhici karta in dad usan muxrim uahayn ladhex geeyo kolay reerka intaan ka ogahay wa dad diimeed ilaahoow Sahal amuuraha
@aminahassan4566
Ай бұрын
Horta ninkii koriyey iyo magaaladii uu ku Koray ha la tago🤔🧐
@aminahassan4566
Ай бұрын
Maalinba Reer ayaa u xoolo qalaya 😂😂
@MmiMmi-ih7hh
Ай бұрын
Ninkan ma reerkii aanu dhageysaney iyagoo wada hadlaya ayuu yidhi sawir beena aya qadayo layidhi wy wda hadleen 😢
@deeqoali57
Ай бұрын
Anaba yaaban soo tuu hoiyadi kulha maalinkad saldhiga igaysaad iga samirtay oo mamadu oyday
@MmiMmi-ih7hh
Ай бұрын
@@deeqoali57 waa tuug weynadayo dadka sidaa ku baadhanjiray waligiisba lkn wxa ugu ayaandaran kuwa iyagoon dhiigba ka qaadin u aqoonsaday wiilkodii beri hore ka lumay
@deeqoali57
Ай бұрын
@@MmiMmi-ih7hh hala qabto awsy kuwi dawladaha sheeganayey iyo mamul goboleedyada
@shamisali4599
Ай бұрын
Reerka oo is ka watay mabaqayan miyaa Ethiopia kama bixin iyo Muqdisho nag Liga furtay benlow waye ninkan Ethiopia waye hala baaro DN muxuu ku diidan yahay
@maryamadirie8722
Ай бұрын
Ganaw ganaw baa carabkaaga ku jirtah
@qaaliyusra7541
Ай бұрын
Foos may dhihin saldhigbaangeeyay walaashay ayaa iga qaaday ayay tiri wayna ku dhacdaa gabdhaha
@jdjsjdjdj2244
Ай бұрын
Rerku waa tuugo ninkaan waalan ayey rabaan galyaha in ay kalabaxaan
Mase waxaa tahay oromada wadanka yaga joogtah oo soomaaliga baratay
@safa-cb3ox
Ай бұрын
Ni kaan warkiisa waa cadyahay d n a marabo ee nasiib wanaag wiilashiisa halaga qaado dna da intuusan soodoonan wiilasha halaga qaado nayroobina haloodiro
@Seeykulatahy
Ай бұрын
DNA ilmihiisa hala qaado. Easy. Dadku DNA ma fahansano.
@calimaxamed3786
Ай бұрын
Mamadii sagalka sano haysay waxay sheegtay inay cilyakisi ayad koriso Afgoyano u ku nolaa reerkisa dudble ahaa
@faizthabet2171
Ай бұрын
Sootaa ku oyneysey foos aadku dhahdey yaad iiga tagtey
@aishaahmed3185
Ай бұрын
DNA KA QAADA
@fatumaahmed4488
Ай бұрын
Ninkan waa xariif
@user-lr2sx6bz9v
Ай бұрын
Umaekareekauuraacay
@marianabokar7809
Ай бұрын
Ninkaan wuxuu raadinaaye qabiil,laandheere ah iyo cid,magac leh wuuna helay mana rabo DNA tankale mom foos ma rabo maxaayeelay qabiilka ay ku tilmaamtay muusan Ku qancin mana rabyo runta
@muminosaciid5026
Ай бұрын
Waxaa dhihi lahaa in caruurtiisa laga qaado DNA Hadi uu isaga did an tahay.
@zeynaabdullahi3789
Ай бұрын
wa runtaa ilmihiisa halaga qaado DNA .
@user-yo9nz4fv3i
Ай бұрын
Walahi walayab adun ninkan sabab uu kudiiday dhiiga halkas waxa ka cad been uu isku ogyahay reerkii dhalay bal eeg rerkii nagaha kudaray wuu kadiiday markii ladhaya hadii dadkas xunyihiin intaas oo sano ciyal kama dhalen ee markii lagu garto beenta ayuu carara wuxu racay reer an dhiiga kaqadin mama foos dhiiga dartii ayuu oga baxay balanta nahab ween waye
@mohameddahir7293
Ай бұрын
DNA waa laga qaaday ee war aan jirin maxaad u sheegaysaa ee dadka iskugu diraysaa
@qaaliyusra7541
Ай бұрын
Foos hadaad diiday maxuu ku diiday reerka afgooye dagan
@xaliimoabdulahi4277
Ай бұрын
NINKA DNI HA LAGA QAADO
@bashirkarinle6474
Ай бұрын
Aniga adiga ayaa ila qaldan sababto ah hadii ninkaan dadkiisi helay maxa adiga ku daba dhigay mida kale dadkaas calaamado sheegteen calaamadihiina ay xaqiiqobeen in halkaas lagu daayo Howsha ayaa aniga ila wanaagsan
@jannaat3007
Ай бұрын
Horta aaway dadki soo koriyay
@afrahhussein3136
Ай бұрын
Sawkii yidhi way madheen way dhinten gabdh baa ka nool
@nuurhersi6578
Ай бұрын
Maamada ilmaha biisha DNA halaqaado waalidnimo
@user-fp9kx7tp3u
Ай бұрын
DNA Ga Wa qasab
@fadumayahie6610
Ай бұрын
Yusuf iyo kuwa qaadanayo wa dad wada waalan.so ma habo o in DNA qaadaa Somaliyey maxaa qaldan
@mataan10hasan74
Ай бұрын
Waxa kugu jira ayaan la yaabanahay ma fayus ayaad ku raadin
@nadiraabdi687
Ай бұрын
Nin weyn oo cid walbo iska raacaya DNA sababta uu u diidayo ayaa jirta Soomaali ma ahan
@qoobeeykaliilcawad8027
Ай бұрын
Waa geed ahbal ah, cid wax kaama rabtee adigeey kuu fiican tahay ee DNA iska qaad,
@jannaat3007
Ай бұрын
Foos xitaa wuxuu uga cararaayo waa marabyo in DNA laga qaado
@mamadou-ve8jh
Ай бұрын
tuug
@mahmedmuuse3688
Ай бұрын
Muhiimada waxay tahay in la qaado DNA si loo geli xog sax ah Qoyska 9 hayey iyo qoyska maanta foos iyo qoyska hada sheeganaya rer wardheer in la kala qanco ayaa wanaagsan qoyska hada gacanta ku hayaa DNA haka qaadaan Hana soon ban dhigaan Somalian hala wadaagaan
@asdfghjkl1381
Ай бұрын
Yusuf waxn dhihilaha waxad tahay nin weyn hooyada hadashay waxa fiicneyd inad qanciso waxaba laga yabaa iney hooyada tahay wexey sheegtay saxweynoqon kartaa waayo waa wax dhicikara waxbana kuqasbi Kara meeqa hada isheshay ilmohoda meel geyay ayadu gacanbeykudhiibtay meeqa hooyo ah oo ilmohoda jidka dhigay oo eeyo cunen walalow reer lagu biiro mahaa arin sahlan DNA iska baar kaas la aantiis waa qasaaro haduusan ale kugu aadin qoyskadi saxda ahaa
@nafisamohamed9901
Ай бұрын
Waa fudu dahay in la ogaado. Cidii dhashay maa ilmihiisa. La baaro oo hooyada qurbaha ka soo ooynaysanah looga qaado dhiig ama dhacaan ama wax yaabaha DNE ga laga heli karoh simple. Aa loo xaqiijin karaa si kastuu. U diid?!!
@batulasmail8261
Ай бұрын
Ninkaan Dhulka uu shaagayo inuu Ku barbaaray lahjada looga hadlo malaha wuxuu u ekyahay nin Ku hadlo Afka mayga maxaa tirina baratay. Hadii ay isdhexgalaan dad aan isdhalin ama aan Isla dhalan Dambi ayaa Ka imaanayo. Way sahlan sida loo ogaado dadka isdhalin ama Isla dhashay waa in la qaadi DNA oo la hubsado Arintaan waa inay gasho Culumada iyo cuqaasha.
@user-ex9qq4bs9i
Ай бұрын
100% waa sida aad u sheegtay. Yuusuf wuxuu ku hadlayaa Af Soomaali uu bartay laakiin uusan ku barbaarin, sida muuqatana afka Maayga ayuu u egtahay carrabkiisa!
@bushra445
Ай бұрын
Maha wll ninkan reer baay ee wuxu ila eg yahay oromo afka si wacan u bartay@@user-ex9qq4bs9i
@marianahmed8997
Ай бұрын
Dhamaantiin yuotubarada waa beenaalayaal dadka Ay leeyihihiin yuusuf ayey dhaleen cadey uma hayaan bilaa caleykum faraha ka qaada wiilkaas hadeynaan caawineyn yutubka wuu idiin kala kacey, sawirka qaldan aad ka bixi geysaan ka daaya dadku WA is ku ekaa karaa meel uu DNA ku diideyna ma ogidin, dad uu ka eed sheegteyna war koodaa ma aaminin karno meesha is eedeyn iyo is difaac ayaa ka socdaa cidii run sheegeyso yuusuf iyo cidiba alaah ayaa naga yaqaan, cidii dhashey iyo cidii la dhalateyna manaqaan waana qalad In ladhaho qof hebel ayaa dhalay ama la dhashey ilaa lahelo DNA sax ah. Ayadoon la xumeyn la ceebeyn DNA halagu qanciyo. Haduudiina asaga ayaa xor u ah noloshiisa qasab majiro, cidii DNA la aan kurabtana ayagey u taal Ari taas, laakiin IN DNA Ay mareen ayey sheegeen...
Пікірлер: 125