Oo gabadhu waxaadba moodaa inay aniga iga hadlayso haha, lkn safar dheer o somaliya tasina wa dhib. 😆
@abdolovezaam4213
4 ай бұрын
Wll ila hada ma gursan ruux igu hbonn ma hysti blse ani adi maku gursan kara oo casha (rch) sidedo kle maad inoqon karta oo nxris maka heli kara jacel,farxad,raliyo,an iga foganaynin yaakh aad ayay ubadan yihine adi diyar ma thy hdi kle wxd iradisa mid astamahas oodhn leeh ani wn waye😢
@HRU20
4 ай бұрын
Xaajiyo adigu ma guuesatey? Mise waa weli????
@SiciidYare-um9zk
3 ай бұрын
Manshaa allh
@adangoley22
4 ай бұрын
m.sha alllaah taas ayaan been ahayn ajir iyo xasano alle hakaa siiyo walale
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
4 ай бұрын
Dhalinta maha ee dhibku wa walidka oo imaan beelay
@MaxamuudXuseen-id2hj
3 ай бұрын
Sax
@RaabyHussein
4 ай бұрын
Dhibka wiilasha keliya malahan. Wiilka haddii uu damco in uu guursado, gabadhii iyo reerkeed baa dalabaad aan la xamili karin ku xirayaan wiilka oo noloshii ku adkeynaayo. Nin ku faraxsan nolosha single-nimada majiro huuno
@abudarda00
4 ай бұрын
MaashaAllah walle wa gabadh Ilaahay Imaan iyo Caqli Siiyey.
@عبداللهاحمد-ز3ح2غ
4 ай бұрын
Wa she wanagsan
@dermatologycentre6162
4 ай бұрын
Soo dhawoow gabadh waxaan u baahnahay. متدينة وصاحبة الخلق
Пікірлер: 59