Ozzy markaad argty ina qososhay like ozzy legen kipgoing pro 50k io in kapadan wad gareysaa in.allh pro
@bidixoentertainment5944
4 жыл бұрын
plz walashey adoo iga raali subscribe isaar
@apdirahmanali6432
4 жыл бұрын
Adigooo dawanaya Commemti Hadad Qorayso 😂
@fatmaahmed-vu6th
4 жыл бұрын
Quraanka badsada insha Allah waxba idinkama halabi donaan
@maxamadbaarisalaad743
4 жыл бұрын
Msha allah wa run wlhi
@maxamadbaarisalaad743
4 жыл бұрын
Msha allah wa run wlhi wlshey
@sabrinamohamed9673
4 жыл бұрын
Masha allah maxaa ka quruxbadan in la isla soo fadhisto oo laga hadlo mustaqbalka 2 qof wada nool waan idinku tageeraya markasta is xasuusiya si wax kasta u fiicnadan kalsoonidana u si kokororto 💯🙏
@ifkacdeey7100
4 жыл бұрын
Fadmiin plz waxaan kaa codsanyaa 2000 markaad gartit xflad qurux badan inaad sameysatit si cadowgiin ugu naxaan aad baan idin jeclhy hore usocda
@abdullahiahmedisse
4 жыл бұрын
Noloshiina illaahey ha idiin siyaadiyo sxbyal❤️❤️
@ikranissack4880
4 жыл бұрын
M.a iskuwar i.a foveve
@nimcoabdi3653
4 жыл бұрын
Amiin amiin ilaahay ausiyadiyo
@bisharofaray1206
4 жыл бұрын
Qurux miiran❤🇸🇴❤ Saan isku garab fadhiya waligiin best couple💞🥰
@anisoabdulahi5793
4 жыл бұрын
Masha.alh atariishada sidey arinteda guurka iyo mustaqbalka sidey ilaah u tala saaraty abyo nollosha alh ku qurxiyo waxd tahy qof gadarta alle wax bdn ka rumeysan il xun idinma aragto isku waaara ubad qeyr leh kala hela labadiina
@isterismaaiil517
4 жыл бұрын
Adigo jiifa komntiga Qoreezid like ta😁🙏❣
@bidixoentertainment5944
4 жыл бұрын
plz walashey adoo iga raali subscribe isaar
@saprinxajidahirsapoh3363
4 жыл бұрын
Ilxun io inta uurka idinka necep allaha idinka xijaapo❤❣💕💋🌏🙏
@moh_dream574
4 жыл бұрын
Car hadaad geesi tahay hoos fiiri 💪 ⬇️⬇️👏 Wll MACAAN waan ku jeclahe #subscribe ii saar alle haku sharfe 🤩🙏🏻
@fardowsoqurux133
4 жыл бұрын
Walal wa codsi gurigina qur,aan ka iska sarta wixi dhib wadana alle ha idinka qabto markastana garabkina ahay💪🏻❤️❤️❤️🔥
Adirisho badiya yartuwaraliya qurux da somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💑💑💑💑💑💑💑💑
@hidaayoali1673
4 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha idiin siyadsho farxdiina wan jecelahy inaaaa iska farxsanaatiin waqti walbaaa walshey fadimo iyo nuuridiin kl Allah ha idiin xifdiyo 💋💋💞💞💞💞💋💋💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💞💞💞💞
@anisoabdulahi5793
4 жыл бұрын
Nkl iyo fatma masha.alh chanelkina waxaan ku jeclaaday deganshaha iyo hadalada quruxda bdn lamanaha qaar buuq markii la daawanayo hore u socoda allh idin xafido
@kalsonidanafta1153
4 жыл бұрын
Mashalah qurux alleh hydin xafido ehel mucashaq dad aan jeclahy 🥰😘🤩
@sihaammohamedhashi1882
4 жыл бұрын
Atarishada inay caatowdey inta ila aragtay like dhac kusii mnsha allh keep going
@RiGaax_22
4 жыл бұрын
iNanTa ku farZaN LamaaNaHaN iz QpaH like dhaC ku ziiH ♥️👩🤣💟
@mohaifajoseph7628
4 жыл бұрын
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير💏حبيبتي فاطمه👸حبيبي نورالدين🤴
Alle ha isku kiin barakeeyo alle ha idin ka dhigo dhib iyo dheef kuwii qeybsadah ilaahey waxan idiinka baryayaah in iidan kala fogaan cimriga in aad isku dhameysataan alle ha idin siiyo u bad baari ah ❤💟 amiin ya rapi😊
@sucaadmuhudiinmohamed5137
4 жыл бұрын
M.a family aan jeclahay aatiirsho baadiyo iyo kl WADA jira❣❣🥰🥰🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@asluub14channel51
4 жыл бұрын
M.A wn ku faraxsanhy inad mar kale hortena kasuu muqatan wajiyadina quruxon m.a cadwgina cagta hosted Ayan urajenaa Inshaa Allah horey u soco ATARIISHO BADIYO IYO NUURADIIN KL
@sakiboy362
4 жыл бұрын
Farxad guul horumar wacan an idiin rajeyna lamana qurux badan 😍
Masha allah allah ha iski kiin daayo isha biniaadamka &cadawga allah ha idiinka xijaabo yaa rabiiiii noqda kuwiiii wadajireeeee nabad gala waligood ❤️❤️❤️🙏🙏🙏💋
Royala famliy qurux badan inta igu raacsan laki dhacku sii
@fatuushcabdi3051
4 жыл бұрын
Wll mcn ii duceya aniga iyo jacelka 4 sanaa isla soconaa waqti ayaa nakala hayo inuu ilahey rajadene noo rumeyo nosoo duceya 😢🙏
@ismahanyaray8670
4 жыл бұрын
Masha allah waa wil.Dhalin Yara Misana Dayar Kuan Fanaya Inu Yahay Qos islama.ilahay Hadal Kaka Mid Naftada Iyo ubad Kaka anfici Donaba ha Kaka dhigo Wll Niridiin Hadalka Qalbi Gaygu Taabtay sido Kaleh ilahay walshay adnaha adi iyo Saygagagba ha idin Bara Keeyo Guri Gana ha idin na geeyo
@bisharoabdulahihassen6755
4 жыл бұрын
MAA SHAA ALLAH family qurux badan aatihiin isku waara abid ❤️❤️❤️ love you guys awlaad khayr baari kala hela💖
@fardowsoqurux133
4 жыл бұрын
Ozzy insh allah wad garaysa hamigada marnaba ha rajo dhigin brother keep going subscribe xagayga wad ka haysata❤️❤️👏
@maaidocabdi9186
4 жыл бұрын
Masha Alah
@samiradiamond8275
4 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah nuradin iyo atirisho badiyo is kuwara oo ubad kherqaba kalahela Alaha haidinkadhigo amiin 🤲💋💋💖👌💋💋🙏🙏🙏 I love you nolada
@baqiisomustafe120
4 жыл бұрын
m.a farxad kunoolaada markazta 👌👌👑
@moha4513
4 жыл бұрын
marka iskabulo thy iyo marka gursato haben iyo malin kala waye inta jacel ine kursadan like sido alle inoku fududeyo dhamantin
@ayanfuad9219
4 жыл бұрын
Mansha allah wllo waxan idinkula talin inad noloshina inta muhumka ah ad gar ka dhigatan Alle hayskukin barakeyo sided tahay marwada nuradin ma nuuraysid
@dhamaysdumar7147
4 жыл бұрын
Qoys qurux badan oo somaliyed baa tihiin allha idin dhawro mar walba isku faraxsanada horeyna usocoda 🙏♥️♥️♥️
@malikamalika5280
4 жыл бұрын
Beautiful wlhi mar walba wan idin duceeya inaad Abid wada nolaatan farxad kuwada noolada
@meymuunxasanxuseen2574
4 жыл бұрын
M.a qoys qurux badan illhey farxadiina ha idin sii wey naado wllhey somaliyed
@umuzainab2
4 жыл бұрын
Asc lamanah qururux bada waan idiin jeclahy waan tageera allah ni xafido
@sucdiabdirahmanmohamed8409
4 жыл бұрын
M.a reerkii wadajiroo nabad kuwaara alle haidinkadhigo walayal
@quenluziina7324
4 жыл бұрын
Lamne aan iska jclhy nolaada ❤️
@deeqabdillaahi2439
4 жыл бұрын
Masha allah lamane jeclahay farxad kuwara ❤❤❤❤❤❤👏
@maryancabdimaryancabdi2837
4 жыл бұрын
Masha allah my Abayo mcn allah ku xafIdo
@powefitnessvlogs
4 жыл бұрын
Atarisho wll wanku salami marka wxan ahy wiil Somalia 🇸🇴 oo jecel inoo Somalia 🇸🇴 fitness hormar ka gaaro waxana rawaa dad kaaga hdee Somalia 🇸🇴 nimo ku weyn tahy alii garab istaago subscribe kiina waa ii dhiiri galin asxabta mahadsanidiin ajaanibta inaa ka dawagaarno ayan rawaaa please subscribe isaar wll 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hormarkaabmedia6933
4 жыл бұрын
Madaxdeydi Subscribe wan kuu saarey Adna ii Saar #Subscribe Allah ku sharfee
@umumuslimah5651
4 жыл бұрын
Horey usoco abowr
@fadumamohamud8906
4 жыл бұрын
Mar hore ku saray abowe keep going Gym wa balwadeyda wan jeclahay
@hormarkaabmedia6933
4 жыл бұрын
@@fadumamohamud8906 Aniga ii saar boqortoyo Allah ku sharfo
@nastexomohamedabdi1475
4 жыл бұрын
Wilkan commenti walba ku Arka mashlh asxby ukala kiciya wakusary walky
@sahrajamac9748
4 жыл бұрын
Aamiin xabbti ilaahay riydiina ha diin rumeeyo ilaahay ha ha idin ka dhigo reerkii isku waara ubad khayr qaba ha idin siiyo aamiin aamiin walahi been ma sheegayo markasta salaad markaan tukado waxaan ilaahay ka baryaa inuu iikiin tuso markasta waxaan ku hamiyaa inaan Malaysia idiin ku iimaado Maruun idin arko haduu ilaahay cimriga idiin daayo anigana iidayso anu waxaan ahay gabar aad uyar magacaygu waa hoodo maxamed waxaan daganahay hargaysa ayaan joogaa da daydu waa 15 waxaan idinka baryayaa hadaad commenting akhrisaan inaàd iisoo jawaab taan waan idinka codsanayaa habo macaan ilaahay cimriga ha idiin daayo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Пікірлер: 829