Waanka xumahay sxbayaal, qisadan qaabka ay i qorneed kahor inta aanan afsomali u turjumin ayaa qaabkaan ahayd, hadii ad aragto wax khaldan cafwan🙂🙏
@ahmedmuhumed5682
Жыл бұрын
Thanks bro
@yuusufaxmed1769
Жыл бұрын
Dhib ma leh zxb
@Cabdikariimsalaadahmed
Жыл бұрын
😊
@sahroalicariif9645
Жыл бұрын
Inta yutubar an dawannayay wilka ugu fican wa adiga xaqiiqdi masha allah codkaga allaha ku barkeyo balse ramadanka awgis qisoyin ino so daa inti laga baxyo plz mam
@sahroalicariif9645
Жыл бұрын
Subxanalah wa qiso an laa amkagay ilhow na amanso inti islana ya rabi
Afkiibaa juuqda gabay ma aqaan wax dhaho kaligay ayaa dawanayey qisadan waliba guri cidlo ah ah oo miyi ah lakin wxn ku faraxsanay in aanay xaskaygu illa dawan wayo way qalbi jilcantahay lakin wxn ma aqan wax aan ku tilmamo
@abdullahibulla
Жыл бұрын
Naxariistu wadhalad rabi kgu dhex aase 🥹💔
@muhaajir77
Жыл бұрын
*War ninyahow sheekada sida aad utabisay ma wanaagsano oo adiga ayaaba macnaha ka dilay*
@falis.fiska1
11 ай бұрын
Allah is one ❤❤❤
@munnaabdi8971
Жыл бұрын
Acuudu bilaa 😢 illhay baanu ka magan ganlay
@rizamohamed7542
8 ай бұрын
Aniga waxn dihilahaa waalidiinta hadii ay lakulmaan arintaan camal in ay ciyaalkooda daweecadohooda waxa kabadalan ay fiiri deer uyeeshaan. Illah na melwalbo oo aan joogno hanagubadbaadiyo insha Allah ameen 🤲🤲🤲, thanks bro 🙏
@bilancali2011
8 ай бұрын
Bisinka wa qisadi ugu xumayd abid uguna murugada badned an noloshyda daawado qof aan diin lahyn wax wlba ka filo😢
Subxanllh walhi maskaxiyan ayay noqotay ilahow na amaanso walhi wan naxay waxan ba mooday inay aniga igu dhacday Jenes wa dambiile waxay ahed in iyadana la xukumo sidee u igalatay adoonsiga loo gaystay in qof kale loo gaysto iyada camiron ka dabi badan iyadana gabadha keentay. Waxay ahed xabsi daim lugu xukumo 😮
@laylasuruur5769
Жыл бұрын
50:32
@Samiaahmedbh4
Жыл бұрын
Waasax😡😡dadkawaysaxanyihin dadka
@maryanruunyuusuf5934
Жыл бұрын
1
@Yaab-anaa-arakay
Жыл бұрын
Jaaniis waa dambiile
@ugbadomar5881
Жыл бұрын
😢
@sagalguhaad137
Жыл бұрын
🥺😭😓
@warsameyaahoo7274
Жыл бұрын
aar heedhe qisadan waxaa iiga baxay inay jirtay doqoniimo badan taasoo ah marka koowaad gabadhani waxay ogolaatay in la adoonsado walibana la ciqaabo ta labaadna waxay haysatay jaanisyo badan oo ay ku baxsan kartay markaa ugu dambayn gabadh doqon ah ayay ahayd.
@Qa.70
8 ай бұрын
Doqonimo laguma eedayn karo waxay laakiin waxay intaaso dhan nafteeda uciqabysay in familkeeda dhib gaarin
@user-fu4rj4pf7l
Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@Nafisaali1616
Жыл бұрын
Markasto sexaanyo codkaga dhagaha gashtaaa wana hurdaa waxan daremayaa arimaha cabsida ah inan ku hurdo ma aqan waxa igu dhacay lkn kama baqo wax yabaha baqdinta ah o hurdo raaxo ah ayan ku daremayaa miyaan xanuunsanaya mese wa codkaga😢🎉
@ILAYS11
Жыл бұрын
Waa suaal adag 🤣
@ayanomer9456
Жыл бұрын
I think dadka codadka iyago dhagaysanaya kusexda waa dad cidloonaya according to the psychologist magacaguna waa “alone” look at that coincidence 😂😂
@apdiwelizayidka1060
Жыл бұрын
Aniguba codadkaas ku seexdaa
@abdichannel1284
Жыл бұрын
Sxb Hal wax ban dhibsaday inta ad sheekooyinka ka sheekeyneyso, taas oo ah inaa dhahdo aniga waxay ila tahay saan iyo saas. Adigu iska saar madaama ad sheekada horay uso aqrisay oo ogtahay xaqiiqada. Sababta oo ah waa na marin habaabineysaa.Raali noqo hadii an ku ka shifay. 😂😅
@ILAYS11
Жыл бұрын
😁
@user-gy4ls7im5h
8 ай бұрын
Waar zxp waad ku saxsantahy kani yari balaayo kalu leeyehee malaha cudurkii dhibanaha ku dhacaa kudhacay
Пікірлер: 98