Woow waa muqal quruxdiisa wata oo i cajabiyey ani ahaan wll soobadi muuqaladan ookale insha allah
@sungul6877
Жыл бұрын
Hosow magaladi riyadeyda tagtay masha Allah hada kahora muslsal ku firsaday trabzon wan jecaladay ina tago insha Allah mar wan taga
@ahmeddaahir9749
Жыл бұрын
Muuqalada si loogu raaxaysto daqiiqadaha badi sxp osman Dadbaa jira jecel vlogyda Sideyda oo kale
@hanadhilaac351
Жыл бұрын
Runti anigu waxan la yaba yutubarada Somali'de waxay so. Bandhigan quruxda turkiga balse turkiga waxay so ban dhigan Somali dhimanaysa kuwu ba hi u dhintay iyo biyo laan
@naajmasalah4436
Жыл бұрын
Dadku waxa xaqiiqda ah ayuunbay soo bandhigan ma beenbad rabtay in lasoo gudbiyo turkey waxay tahay ayunba laga soo gudbiyaa somalia sidookale waxay tahay aya laga sheega illahey ha inoo kaso inan turkey iyo kasii fiican noqono
@Akhyaar142
Жыл бұрын
@@naajmasalah4436 Turkey mxa yalo marka? Mise kuwa Turkey un qurbaha ka arka thy? Somalia ka wngsn oka kherad bdn Turkey
@naajmasalah4436
Жыл бұрын
@@Akhyaar142 ok turkey mar ayan Transit ku ahaa aad ayuu uqurux badanyahay waa wadan dhisan baahi iyo biyo la,aanina kana jitro btw
Waa dhulkooda hooyo. Soomali oo dhul fidsan la siiyey ayaa qaxooti ka doortay
@Im2ack
Жыл бұрын
Hosow Qeybtan Waa sugaayey
@mahamudibrahim9666
Жыл бұрын
Waxaan so xasuustay burihii ceeldibir iyo ceelbaxay 😅😅😅💪👍👈
@FarxaanFuture
Жыл бұрын
Switzerland 🇨🇭 bay u soo yara eeg tahay meeshan
@bureeqa2442
Жыл бұрын
Jah mesha qurux bdana wajeclahay melaha sasa
@fadumaawil8814
Жыл бұрын
Tarabson musalsal ayan ku barte
@abdifitah.huriye.57
Жыл бұрын
Zalamaan macalimuu
@mohamudabshirmohamud3799
Жыл бұрын
Guulayso sxb
@sumayodahir2231
Жыл бұрын
Yaa xasuusto musalsal kii البحر الاسود
@saafidagan2381
Жыл бұрын
Aniga sifiican u xasuusto
@muniircade296
Жыл бұрын
Asc Wll igu caawi lacag plz walashaa dhiban ayan ahay plzz iso jwb wanku tageraa mida kale adoo allah kunimceyay ❤
@amiraturkish9307
Жыл бұрын
Cajiib 😍
@shoaibabdela
Жыл бұрын
Guleysoo sxb
@kafaayaabdilahi
Жыл бұрын
Mashaa allaah dal islam waa sidaano kale waad iska soo sallami kartaa lakiin dalkan canada hadaa miyi gooda aado waaba lagaa baqanaa say ku fiirinayaan ayaad ka nixi
@umalkheirahmed7727
Жыл бұрын
Wow I'm coming 🦋♥️
@mahadhomedia
Жыл бұрын
Subscribe isaar wll mcn ha ila dhaafin fadlan ilaahay dartii
@mahadhomedia
Жыл бұрын
Subscribe isaar wll mcn ha ila dhaafin fadlan ilaahay dartii
@mahadkaofficial1681
Жыл бұрын
goboilkan one year ayaan ku nolaa walhi qurux waye naziib xumo wanka tegey gobol tuulo cml ah hada jogaaa😂😂
@cabdalaxidig3053
Жыл бұрын
the one And only @ Hosow pro
@cabdinasiraxmed4646
Жыл бұрын
Nio waxaa sheeko nooka Soo sameysa TAARIKHDA AHMED MUQTAAR
Пікірлер: 100