Eid mubaraK my legend Adi iyo dhamaN Umada somaliyeed waad raagte vediowyada noo soo badi markaN 💯💯
@ceeriofficial3201
2 жыл бұрын
Masha allah Abdisamed mahmed mawell waku xiisnay zhp muqaladadiii Insha allah waxan rajaynaya inad come back soo sameyso well done bro of mane alLahaku sharfo wlL mcn❤❤
@financialrevolution5560
2 жыл бұрын
Ethiopia wadan Horumaray 🇪🇹 💘
@wadaniwali3275
2 жыл бұрын
Akhasheey akhash👹👹👹
@financialrevolution5560
2 жыл бұрын
Haa dee waxaa akhash ah soma aha qaabka aad 30 ka sano calankan xun 🇸🇴 iskugu haysataan loguna heshiin la yahay iyo Qabyalada idinka dhex aloosan hawiyoow
@kidasdjibril7221
2 жыл бұрын
I am in addis too is very beautiful country
@abdirahmanyare9931
2 жыл бұрын
Abdisamad maxamed maaweeL ducaale ibraahim guuleed ismaaciil muumin cali axmed faarax biciide yoonis go forward adroH 😍🥰 📌 ping ku qabo
@saaraawad6504
2 жыл бұрын
welcome back 🙏 Brother kuu xiisnay noo soo nabad noqon inshaa allah Eid Mubaarak 🙏
@najmadhameyz1021
Жыл бұрын
Part two kasoo sameee wll nolosha addisababa mhadsanid ❤️❤️🔥
@hibaabdilah
2 жыл бұрын
Welcome back brother
@alsal24sports87
2 жыл бұрын
Woow qeys qeyrka labaad aa ii tahay zxp vlogyadaada waa KU nastaa ima dhafaan
@JamalMo7199
2 жыл бұрын
Hore u soco bro waad dadaalaysa ilahay hakula garab galo 💙
I miss bein Ethiopian wlhi very beautifully country especially addis ababa
@safiaibrahim8513
2 жыл бұрын
Maansha Allaha eedo maa caafimad qaabta operation kii maa kuu haagagye
@wllsaacid0461.
2 жыл бұрын
Welcome back legend 🙏
@sofiaa1635
2 жыл бұрын
Casimadii Somaliya 🇸🇴casimadaha aduunka waa ka hartey airport qurxoon oo weyn malaha wadooyin buundooyin ma laha wado yin ama Jidad waa weyn malaha nadaafada maleh nalalka Jidadk iyo tarafik malaha nalalka wadooyin ka oo qurxoon malah jardiinoyin ama park qurxoon malaha Ethiopië 🇪🇹 iyo Somalia 🇸🇴 1990 dagaal ka wada dhacay Addis Ababa quruxdeda waataa muqdisha wataa somaliya Allah u gargaaro insha alaah
@abselma3330
2 жыл бұрын
Inyar aan guugu daro sxb, dadku xiiso uma qabaan waxaad samaynayso iyo meeshaa tagtay lkn waxaa ka xiiso badan inaad dadka la wadaagto l, qiimaha hutelka, cunooyinka, qarashaadka meesha ku baxaya taasaa qofka u ah faaido.
Abdisamad sxp Horta masha'allah waa fiicantahay lkn muuqaladada pls isku xir oo quality muuqaladada wax ka badal oo camerada iska tirtir 4k 60fps ku duub midda kale adiga style iska sax tinta soo jaro oo inaad flog camal duubayso muuqalada iskugu xir inaad sheekaynayso io inaad dad wax usoo gudbinayso runtii lakala garanayo.Dhaleecayntayda ku aadan muuqaalkaan waa quality io tintada io dhanka isku xir io soo jeedinta lkn way jiraan muuqaallo kale oo samaysay oo hit lkn kan ani waa la dagay 😂🙌🏼 Keep going sxp i know camera in la qattaa walhi shaqo yar maahane.🙌🏼❤️keep doing
@nimconuura4493
2 жыл бұрын
Xaga hadalka aya lagu kala fican yahay 😂
@hamse33muhumed79
2 жыл бұрын
Welcome back wll aad ban kugu xiisnay lkn saxiib kaa qays qayser ban intaa si dawan jirnay balse nasiib wanag adaa noo soo nqody
@siciidrashiid2075
2 жыл бұрын
Legend maweell ✍dheelaaye
@mariamcabdirizaa13
2 жыл бұрын
Masha Allah ana hadaa usoo socdaa addis waligay ma arag khayr alle haka dhigo
@guud-weyneMedia
2 жыл бұрын
Abti Cunnada aan dhaqan ahaan u leenahay waxaa ka mid ah. 1. Canjeerada/Laxooxda 2. Muufo 3. Soor/ shuuro 4.Canbuulada oo nuucyo badan 5. ......... Marka walaal adoo intaasoo dhan cunno ah og ama yaqaano ayaad leedahay ma jirto cunno dhaqan ahaan aan leenahay oo misana dalka ka baxda ama aan anaga soo saarano. N.B halkaas markeey taagan tahay waxaan kaa codsanaa inaadan kol dambe saa oran. Mahadsanid
@abassmadani8705
2 жыл бұрын
M.A
@hibaaqabdiraxmaan7741
2 жыл бұрын
Naa wxn aad shegaysid ma naqaan anagu de
@guud-weyneMedia
2 жыл бұрын
@@hibaaqabdiraxmaan7741 Kolka hore Dumar maahi halkaa waan kaa saxaa, tan kale Anaga markaad leedahay waa ayo adinka?. Ma Xabashi baad tihiin mise Soomaali? Hadaad Soomaali tihiin waa aad taqaanaan hadeydaan isyeelyeeleyn. Dadku way kala Lahjado duwanaan karaan hayeeshee waxaan isku deyay qof walba si uu u fahmi karo baan isleeyahay. Jawaabtaadana ha xikmadeysnaato laablakqca iska ilaali, aflagaadadana ma wanaagsana walaal Mahadsanid
@saacidsamakaab9997
2 жыл бұрын
Masha allah muuqaal cajiiba ayaad duubtay ciida hotelka lagu dhex ciiday .
@umalkhayrahmed6698
2 жыл бұрын
Maaaweeel best vloger
@duniyoabubakarali2322
2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah beautiful city
@JamalMo7199
2 жыл бұрын
Just enjoying this beautiful episode 😍😍❤️
@abdureharir8386
2 жыл бұрын
Dadka addis ku so koray way garanayan hada inaysan waxba qabobayn... bro 2008ki i remember not getting out of the house for like 4 months.....🤣😎
@Dahirahmed-nor
2 жыл бұрын
2019 baan joogay addis waa meel jawi macaan
@faraxdhacar6252
2 жыл бұрын
Masha alla wllo qaali wan kalbdny eiid mubaarig❤❤❤💖💖💖👄❤
@juweriya_abdinasir
2 жыл бұрын
Waaw 🇪🇹🇪🇹🥰
@fayselhassen4681
Жыл бұрын
Masha Allah, waa Hotel Fiican Waxan Bila Buuqa Oo view wacan.
@amalismail7772
2 жыл бұрын
adis ababa hottels and geusthouses it,s normal,, not expensive, it,s cheep1500$ or 800$ per weak
@alisharif6396
2 жыл бұрын
Yaa Allah Caafimaad Sii kuuligood Faadlaan Ameeeeeen 🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️
@MunaDagen77
2 жыл бұрын
OMG I like this country please i kexeeya Ana marka dambe tagaysan abdisamad Mohamed maweell
@abshirmohamed3527
2 жыл бұрын
Mashallah legend maweel welcome back
@SahraAhmed-i3w
Жыл бұрын
Hesare ado gadhay alle marun hay tuso wllky andar alle idagera thye🎉
@alisharif6396
2 жыл бұрын
YAa Allah Somalia Ethiopia Caafimaad Sii kuuligood Faadlaan And Protect 100% Ameeeeeen 🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️
@nagaseyoum4181
2 жыл бұрын
Positive vlog LOVE it
@haajimouse5646
2 жыл бұрын
Insh allah addis ababa mar uun wan tagi.
@abdirashidahmet4725
2 жыл бұрын
Wlkay 🎤 ka yar ee codka Isticmaal codkaaga yara gaabane ta la suqo qoorta wlkay hore usoco guuuul wll qali
@nouhismail9052
2 жыл бұрын
Aar beenta Naga daaya sxpayaa waa casare gabadha waiters ka idin khashiftay good afternoon 😊
Sxb hal talo ku wadaa o ah inadan dadka la wadagin qolkad daganthy nomberkiisa iyo hetepka magaciisa couse waxaa jira dad cadawgaga ah o adan ogayn io kuwo aad ogthy marka isla ilaali only me ka dhigo❤qof ku jecel ayaa ku wanaiya ❤gulysoh sxb
Пікірлер: 196