Ma jeclaan lahayd inaan Qayb 2aad kasoo sameeyo barnaamijkan daraasada hadii ay jawaabtaadu haa tahay waxaan ku ogaan doonaa like aad saartaan barnaamijkan iyo like ta aad siisaan Comment gan laftiisa mahadsanidiin. 🙏
@hargelleafdheer518
Жыл бұрын
Haaa insha alah wankugu xiranhy ayan dhalad
@hargelleafdheer518
Жыл бұрын
Ayan whatsappga isodir huuno
@khadraguleed7645
Жыл бұрын
Soo kordhi
@abdifatahibrahim5399
Жыл бұрын
Haa walaalo adigoo mahadsan
@bidixo1bidixo158
Жыл бұрын
Mahadsanid Ayaan jamac bal waanu qadan hadyada Aad nasiisay Kolay Erayga daraasad wanu iska liqi 😂
@abdinasir____k9909
Жыл бұрын
Qodabka Ah Dumarka Guurka Ka Daaha Ayaa Ka Nasiib Badan Kuwa Ku dag daga Arinkaas Ha Maqashiin Gabdhaha Yar Yaree Soo Kacaya 😢Ilaahoow Muuqaalkan Ha tusin Tii Yareedee aan Gaadayay 😮😅Thanks Sis🫡❤️
@AyanDhaladShow
Жыл бұрын
😀 haka walwalin arki maysee!
@Maryan_idil
Жыл бұрын
😂😂 Abdinasirow ma hablaha yar yar bad jid gooyo ku noqoty Saqiirada ka wareeji faca raadso 😅
@abdinasir____k9909
Жыл бұрын
@@Maryan_idil Facay Faa,ido Ma Leh Marba Haday Laab Soo saarto Saqiirnimo Ha Ku sheegin Waa Naag Hub qaad ah 😂😘
@user-pe1hj4vr5t
10 ай бұрын
@@abdinasir____k9909😂
@najuumacabdi9445
Жыл бұрын
Ayaan dhalad show best youtube 🎉🎉
@06k-malikk44
Жыл бұрын
Barnaamijkan waa barnaamij qurux badan. Thanks ❤
@sahranura741
Жыл бұрын
Daraasada dhiiga Raga " O" waa sax waana Arkeey🤣🥰
@abdinaasircali4011
Жыл бұрын
Testosterone dheecaankas raga ayuu ku badan yahay waana ka qaabilsan raganimada halka dumarku ay leeyihiin dheecan loo yaqaan oestrogen 💯
@amiincabdiraxmaan7727
Жыл бұрын
Maasha aalhh
@CabdiMaxamad-xf4ch
15 күн бұрын
😂😂😂 testastron ragu ku badanyhy
@cabdiburco1066
Жыл бұрын
barnaamijyada psychology ah noo soo badi wll
@EngMustafeShow
Жыл бұрын
WaaD Mahadsantay WlOh
@HOREUSOCO
Жыл бұрын
Noso badi
@sijtv8984
Жыл бұрын
Wll nabigeena ayaa ino sheegay in Ragu Dumarka ka caqli badan yihiin ma taas ayad diidantay Dumarka qaae caqli badan wa ku jiraan lkn Raga aya ka Caqli badan ok
@Naske14
7 ай бұрын
Cajiiib😂
@roodacawilcilmixasan772
Жыл бұрын
Walaal qiimo badan
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs
Жыл бұрын
Amigu markan sorta heyn Kari wayo qofan danenen ama garanen Ayan usheega😂😂🎉
@idledaud3086
Жыл бұрын
Wll cilmi barista miyanay Ku jirin O+
@hargelleafdheer518
Жыл бұрын
M.a horay usoco huuno qali
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs
Жыл бұрын
Dad 33 jirka waa Dada ehlu janna
@ahmettcarloz3830
Жыл бұрын
frist❤️🩹📝
@shacbanmoh3356
Жыл бұрын
Qaybta dumarkana soo samee walaley
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs
Жыл бұрын
Mardanbe yaan maqlin dumarba lacag jecel😂😂😂
@axmedbashiiribraahim9606
Жыл бұрын
Mahad sanid walaal noosoo kordhi insh alh
@yaxyecali5232
Жыл бұрын
Faarax is not easy
@abdirahmanmusa8284
Жыл бұрын
Dhiiga AB falo ku filan kamad bixin ayaney huuno ku noqo bal
@ilyesRajaa-cb4ne
Жыл бұрын
Haaa❤haa
@siciidfarah8147
Жыл бұрын
Testosterone rag ayuu ku badan yahay waana dhecaanka ninku nin kuyahay😂
Пікірлер: 35