Ado weyn xasuusaha hore kulabshadeda marwalbo wax baa daremeysa
@xamsefaysal9293
Ай бұрын
Horey u SOCO sxb,
@MOHD-MOH
Ай бұрын
Zxp Xanuunka Nostalgia aniga ayuu i hayaa waxan mar walba u hilooba wakhtigii wacanaa ee i waydaartay Xusuusta ayan dib u milicsada aniga oo ku raxaysnaya milicashada wayahii dhalinaimada kana xanu inay i dhafeen Waxa aad ugu yedha beryahaas u dhaxaysa dhallaannimada iyo dhalinyaranimada milaygii Dahabiga ahaa. oo lurka iyo welwelka waayaha ka fog
@xamsefaysal9293
Ай бұрын
Xaqiiqda waa dareen cajiib ah hal mar ayaad wada dareemaysa laba dareen oo lid ah misna aad labadaba kuwada raaxeysan dareemidooda
@asadhersi1295
Ай бұрын
Sxp adoo raali ah muqaal nooga soo samee artistihii weynaa ee talyaaniga leonardo da vinca waa nin cajiib ah mahadsanid
@cabdishakuuraxmad14
Ай бұрын
War noi nama salaamay sid ee maxad ahed waban kashakiay qofse ah ayaa tahay Waxyaba aan wanaagsanen ayaan ka maqla
Пікірлер: 7