Somaliland studio taas Maa áamin la aan eh waa qasbiine iyo sharciye
@ugaaz
6 жыл бұрын
Afkaaga Kashaato iyo Nanac-Lows lagu qabay, waa kuu taagan nahay eebow 🇸🇴❤️😂
@caaishomuuse1822
6 жыл бұрын
halkaan ku dhashaay Mogadishu cadeey waan kuu xiisay cadwga ha jabo
@adderashid2169
5 жыл бұрын
Masha allah waaaw wan kahele heesta vivi somali ween melkasto ayjogtan wani salamay
@nimcohariiza1776
6 жыл бұрын
Alaya cisaz nuur carale in the house 😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Rer muqdisho lugaha taaga 😂
@alcazal441
6 жыл бұрын
Nuur Caarale Run Weynaa Cid Baan Ka Maqnan Kareen Qof Baanan Ka Maarmi Karin Muqdisha Waa Lama Huraan 👌👌 Allaha Ku Daayo Boqorki Dhantada Balan Waxa Iga Ah Anigoo Weligey FaNaaN Show Dhegsaday U Tagin Hadaa Muqdisha Timaatid Inaa Kuu So Xaadiro Allow Garashada iYo Codka Kuu Barakeee
@maadcommunity590
6 жыл бұрын
War adigaa i keenay meeshaan maba arkeen sxb😂😂😂
@alcazal441
6 жыл бұрын
isse hidig Niow Ninkan Madax Weye U Taaganahye Bal Ila Istaag Adigane
Mamadii umadaay mideeya dadkaay muqdisho Magacaa ha jiro muqdishaay nabadadii Allah hakusoo celiyo aamiiin reer muqdisho salama
@sharmasheru4894
6 жыл бұрын
nin weyn walee halkeedii baaad dhigtay muqdisho waa lama huraaan ❤️❤️❤️❤️❤️
@moitobio5080
6 жыл бұрын
somali weyn waa salamy wixi dhiig somali leh like saar🇸🇴❤
@hodaniitaqalbilula7960
6 жыл бұрын
Muqdisho meshan ku dhashay 😘 From hargeisa👏👏
@Bixiye-inner-algo
6 жыл бұрын
Wow👏👑🥁 One an only dhanta looqirey nuur caraale ✋ Mamadi umaday muqdisho Muqdisho minankii Somaliyeed Muqdishoy magacada hajiro👍✋ Muqdishaawi hada thy side do kle dhiigledahy like ta igu qawo🤗🤗🤙
Mamadii umadaay muqdisho mideeya dadkaay muqdishooy magacaa ha jiro❤️💕😍
@mowlasutmad4900
6 жыл бұрын
Mamadii Umaday Mogadisho !!! Mideeye dadkaay mogadisho!!! Cidba ka Maqnaan kareen Qofba ka maarmi Karin Alla way Wlh Waligey Show Ma Tagin Inta fanan Oo Mogadiaho Tamid balse Haduu Nuur Carale I Maado Wan Tagaa showgiisa Nuur Caraale Long Life All Somali Mogadisho wada Leh
@morrd9390
6 жыл бұрын
Hesta ugu shidan ee loqaday muqadishu love from bosaso 😍
@HALBEEGTRADE
5 жыл бұрын
sxb see cml Muqdisho dhaanto hurdo ka muuqato looma qaadee wax fiican noo keen aan fadhiga uga kacnay ..sida muqdishaay muuq wanaag maanka kugu haaya like Ali dhaanto go ahead brother adigana waad dadaashay lakiin dhanato kala kacsan la imoow ileen waa xarunta Somaliweynee
@Shacbaandauus9
6 жыл бұрын
My motherland muqdisho ku jicliya meshi laygu dhalay laygu socodka iyo hadaqa baray 🇸🇴 🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@kinghindiholish1016
6 жыл бұрын
Nuuuur caraale king of dhaanto huuuuuuuuuuuuuniye long life kornel proh go fore ward adna long both of them so nice
@KornelAbdi
6 жыл бұрын
king hindi holish Ddsi Thanks Walalo
@timaya77
6 жыл бұрын
Ilove muqdisho hada jeceshahy like isaar sxv
@ashrafshariif9362
6 жыл бұрын
ppppp nuur caraale pwe kabaxsatey blhi hore usoco waligaa farxad iigu noolow adi iyo kornel cabdi
@AbdulAli-ff8uf
6 жыл бұрын
InshaAllah mar muqdisho waan tagi InshaAllah Mama umadaay 🇸🇴🇸🇴♥️❤️🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴♥️♥️🇸🇴♥️🇸🇴❤️🇸🇴 Jecliyaa
@cabdicasiismaxamuudmacalin869
6 жыл бұрын
Ereyo top ah Laxan udhigma Cod dabiici ah Muuqaal wax kale ah Nice song kornel Abdi adi iyo nuur caraale horay usocda
@mohamedabd4557
6 жыл бұрын
Hadad muqdisho ku dhalaty wn ku salamay ✋🏾❤❤❤❤one love all somaliyoo dhan
Muqdisho waa lama huraan wlhi alow ii dhawr caasimada dalkayga hooyo🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯💯💯💗💗💗💗💗💕💕💕💕💕✅✅✅✅✅🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷🌷qalbigaan idinka jeclahay wlalahay soomaaliyeed We love soomaali wayn💕💕💕💕 I am from Boorama somalia 🇸🇴💕💕💕💕💕✅♥️♥️♥️♥️💯💯💯💯💯💯💯💯
wil hoog qaran iga dheh❤ lkn waxa lagasugaya tii Eraar iyo mayu muluqo
@haldoorkhadar8140
6 жыл бұрын
Mogadisho🇸🇴❤
@mohabashirmoha9565
6 жыл бұрын
Boqorka dhaantada horay u soco from muqdisho ☝👌
@mohaaboy9075
5 жыл бұрын
Mamadii umada somaliyed muqdisho😍❤️ King nuur carale👌🙏😍
@faizamohomed3271
6 жыл бұрын
Nuur caraale jalaqsanaantiisoo kale lamaba heli karo inta rag heesta ciyaartaad ku dhaaftey. Qaar baa i odhan doona ma inaadeerkabaa ileyn qabiil baan isku amaanaaye, adeer meelna iskama soo gaadhno aan ka ahay sinjiga wacanee reer soomaal 💝.
@bulshaawichanel5524
6 жыл бұрын
Faiza Mohomed thnx gob gob dhashy INA ader qali
@NEVERGIVEUP-eo2gn
6 жыл бұрын
Muqdisho
@halyaygadhashasomalilandsn4153
5 жыл бұрын
Muqdisho inay tahay magalo tarikh ku leh shanta somalida ah waan qiray GOORTAAN HELAY TAAN HAWEEN UGA CAGAY in gayaan martida iyo soo dhawaynta taqaanan waaan idiin qiray caruurtayda abti yashood nabad alle ha idin siiyo muqdisho wxa iigu dabaysay 24/11/1994 dib (●■♡XASUS MALINTII IIGU DABAYSAY) uma arag inshalah wan iman doonaa from DOWLADA somaliland gar ahaaan Togdheer
@abdiaziizahmed7357
5 жыл бұрын
My city muqadisho i miss you wlhi insha alah wan ku so socda
Пікірлер: 453