Bahda Dalsoor aad u Mahadsan tihiin wareysigan taarikh iyo qiimaha badan. Faniinta ay ku jirto Nuurto waxay baahan in taarikh laga reebo waxna la taro. Waan ka naxay meeshay degan tahey. Ilaahay ha u gargaaro. Dhalinyarada hada ma fahmayeen qiimaha ay faniintane hore leeyihiin. Aad iyo aad baan ugu faaideystay. Thanks
@ugbadomar5881
Жыл бұрын
fanku ma banana wa fusqi iyo fujur iyo rag iyo dumar isdhex galaya iyo dumar qawan o xadhnka gostay marka kuwi dhintayna alleh haka cafiyo kuwa nolna inay ilahay utobad kenan o cibadadi lo aburay ogan ba fican
@caweyskadalmar
5 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Awkuuku. Imasa jeer baan ku daawaday theaterka Hargeysa iyo Muqdisho 1970-1980s.
@duluftaxaafada5925
5 жыл бұрын
Caweyska Dalmar Awoow Awoow xiligaasna ma jirtay,O Wabad nolaydba?😳Walee ma yarid!🌚
@m.khalidgames7423
5 жыл бұрын
Masha Allah
@m.khalidgames7423
5 жыл бұрын
Dheh
@duluftaxaafada5925
5 жыл бұрын
Maxamed Khalid kkkkkk,mar horan dhahay wll,cimriga Allaha u dheereyo,Wan u Joke!🙂
@caweyskadalmar
5 жыл бұрын
Quruxsan Anisa Moobka Anisa Moobleen! Awoowo waan jiray 1981 baan high school ka baxay. Mana kaftamayo. Maalmo ka dib, markuu ingriiski tagey baan ku dhashay magalaada Hargeysa. Iskuulka hoose waxaan ku bilabay af carabi, af Somali lama qorin. Dad badan baan rumeysan da’dayda alxamudilalah dhalinyarada ayaan la baratamaya social media. Riwayadihii ugu fiicna 1970s ama ka hor sida qabrigii jacaylka iyo dab jaceyl kari waa Live baan ku daawaday beertii xoreyada ee Hargeysa intaan la dhisin theatre ka. Wakhti fiican ilaahay waan Soo marey. Wadan nabada, dad is jecel, dawlad wax qaban karta, horumar iwm ilaahay markale hayn oo soo cali nolol iyo nabad Aamin.
@mohamedabdullahinuurarab160
5 жыл бұрын
Wooow shanbal and shareera I respect mum and I respect u too God bless u... 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴...
Fdln ciidi haysa mamadan lanbarkeda ama adders laga helo ha iso diirto wa iga codsi
@king-boorow7113
5 жыл бұрын
Sxb ma hayo lkn liketa ayaan kugu cawinaa si laguu arko sxb hamble ayaa tahay
@ayaantalextalex76
5 жыл бұрын
Walgu radina wll
@oqoraddareerjiimow7281
5 жыл бұрын
Abdifitaah oo maxaa ka rabtaaa
@abdullahiahmed5903
5 жыл бұрын
waxaad ka helaysaa fananaka la yiraahdo cabdiraaaq baadil cabdi badil walalkii oo maanta ku sugan muqdushi deggana guryihii hore ee fanaaniinta ex carwo iyaduna halkasay degan tahay aniga telkeda ma hayo laakin kala xiriiri cabdirizaaq badil (+252616752472)
@abdinurmahamed3147
5 жыл бұрын
Naseeexa Ahmed Nalka wuu cawin rabaa lagayaaba
@naagadagofficial3744
5 жыл бұрын
M.A maamo cimri dheer alle haku siiyo😍xeliga aad is guursateen aabahey ayaa dunida kusoo biiray😲owkuuku waa qof an.la iloowi doonin💞👏
@alegendisamongyou2254
5 жыл бұрын
Previous Somalis have really good heart
@jihanjamal3564
5 жыл бұрын
Nuurto jeelow ninkii nogo waa nafsaha 😂 my uncle love you so much Ar waa dadkii hore waye kulaha 😂😂😂duqa xasus jalaq 😂😂
Maasha allah 11 cunug ey u dhashay nolol nadiif ahaay nooga sheekeysey dadkii hore waaye oo nadiifka ahaay qarniyadaan dambe maba ka sheekeeyaan nolosha waa wada jiran yihiin . Alaha caafiyo alahana ku dhaafo eedo macaan
@amirmohamed485
5 жыл бұрын
waayo mcn ayaa so maray wlh wan rajjayna ina maalon uun helno Somaliyada Dahab ka ah
@khadoojali3798
5 жыл бұрын
Maasha allaha ay nuurro waaya waaya waaye waqti waa soo wada qaadateen allaha u naxariisto aw kuukuu
@abdullahfarah3447
5 жыл бұрын
Masha Allah I remember the song god bless her
@luckyh4131
5 жыл бұрын
Legend aw kuuku ilaahay ha u naxariisto Waxaan maqli jiaray Nuurta jeelooweey waa noogay waa neefsahaa nuurta jeelooweey nikaaxaaga waa naadihaa Iyaah abaaba
@fairhonestjustice7918
5 жыл бұрын
Intii aad soo marteyna Allaah ha kuu dembi dhaafo hadana ka faa'ideyso cumrigaaga dembi dhaaf Allaah weydiiso intaad soo niikisey iyo intaad niman dhex boodey Allaha kaa cafiyo sidaan u jeedo ma aadan ka shaleynin waxaad soo martay ee hada istaaqfaarta badso
@boqoradayar7758
5 жыл бұрын
Hees dhan oo nuurto jeeloow la dhaha jirta dadkaan baan lahayn ala somaali sharaf daranaa dadkaan meel kuma oga
@hamdamaygagmeecaad6456
5 жыл бұрын
Dal dhisan iyo dad wadaniyin ah oo dhulkooda jecel ayay ka waramaysaa hooyadan,Ilaahay Soomaliya dabka haka damiyo
@abuyaxya3301
5 жыл бұрын
Aamiin abaayo wxa tahay wadani dhab ah
@zakariye2037
5 жыл бұрын
Allha unaxriisto awkuuku😭 iyo inta muslim ah ee dhimaty😭
@cumaraxmed7576
5 жыл бұрын
😭😭😭 jaale siyaad qof noo badali karo majiro Awkuuku io intii dhimatay allha u naxariisto
@Hijabilover102
5 жыл бұрын
Cumar Axmed Amiin
@Notalt17
5 жыл бұрын
Amiin
@alahayowarligeygukiiisraac4225
5 жыл бұрын
Cumar Axmed walee wali waa lanahay nin Maxamed siyaad noo badala janada Allaha nagu kulmitp inti dhimateyna allaha unaxariisto amiiin 🌺🇸🇴
@mohamedshelare153
5 жыл бұрын
Ilahy ayaa inaga qaaday Shaydaan ayuu ahaa
@alahayowarligeygukiiisraac4225
5 жыл бұрын
MOHAMMED Yusouf MA SNM DHASHEEDII AYAA TAHAY
@ahmedkhayr7534
5 жыл бұрын
Inta U Xiistay Aabihii Soomaaliyed #Jaale Mohamed Siyaad Barre Like Iisaarra
Walee aabo SIYAAD waaloo wada darsaday alloow kuu naxariiso amiin
@shukrihussein1043
5 жыл бұрын
Mohamed Deeq Alaahuma aamiin dadkii wadankeena u soo dhibtoodey aaway wey dhinteen kuwa hada joogo waa dad damiirkii iyo dal jaceylkii laga saarey quluubtooda
@faizaabdi4916
5 жыл бұрын
Mohamed Deeq allow uu naxariis janah iyo raxmaad ilahi ha siiyo 💞
@yusurmariinxiga4277
5 жыл бұрын
koonfur somaaliya maaha somaali waa african la soo iibsaday talyaaniga beeraha u fali jirayy . viva waqooyi somaali
Waqti waysooqadaty wadanka nabad yahay anaka dagaal iyo dhac kusoo aadny sorry my somali people
@50kofficial72
5 жыл бұрын
Waa runtaa wll laakiin ayadana waxeey xaq uleedahay in eey nabad iyo raaxo eey ugu noolaato ayadaaa na naga xanuun badan oo aragtay quruxda wadanka iyo nabada iyo midnimada
@hawomohamed8401
5 жыл бұрын
@@50kofficial72 waa rinta walal
@Ahmedmohamed-wo2fv
5 жыл бұрын
Way iimaan qabeen hooyooyinkeen markay aabayaasheen guursanayeen. Ilaahaybaa arsaaqada keeni ayay ku xisaabtami jireen. Lkn imika guurku waa business iyo hand bi hand ma jirto ilaahaybaa keeni. Ilaahay waalidkeen ha xafido.
@shukrihussein1043
5 жыл бұрын
Alaahu akbar dad waa dadkii hore wadana waa keenii hore bal fiiri waa dadkii wadankeena qiimaha ku lahaa bal fiiri dhibaatada ka muuqata yaa rabii ilaahow dowlad caadil ah u keen dadkeyga iyo dalkeyga waa dhibtoodern calool xumo dowlad kasta oo timaado wuxuu ku fikiraa siduu xoolo aduunyo u tabcan lahaa walee maxaa xisaab u dambeyso iska raaxeysta balse maalinka qiyaamo ilaahay xisaabtiisa xageed ka galeysaan hadana anaa daarood ah iyo hawiya ayay sheekadu mareysaa ilaahow wadankeena barwaaqada noogu soo celi oo qabiilka iyo qurunkiisa somali ka saar yaa rabii
@unknowncall3r
5 жыл бұрын
Waxaan aad ugu xumahay in aan waqtigaaga kusoo gaarin 😢😢 #MemoryIsGold ( Xusuusta waa Dahab ) waqti waa kii tagay dadna kuwii hore balse waxaan nasiib u yeeshay qeyb ka mid ah taariiqdaada inaan daawado 😢
@sharmarkesaid5562
5 жыл бұрын
Soomaalida maahee dadka kaloo dunidu, way cisseeyaan dadkooda hibada lahaa, oo dalka wax soo taray, wayna xusaan, oo ku faanaan, lkn innagu waan bahdilnaa, waan habaarnaa waxna ma tarno. Waana nasiib darto taasi. Jiilka hadda soo kacaaya, waa inuu ku baraarugaa aarrintaan, oo dadkooda wax taraan. Thanks to Dalsoor media for sharing such these memories.
@isra5521
5 жыл бұрын
Waqti qurux bdn so qadatay😭 anagana bug iyo bag indhaha ku kala qaadnay😢
@digaalecompany4621
5 жыл бұрын
Adunka waa iska noocyo badan yahay Hadhka labadiisa galin weeyaan
@zahraluul8854
5 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto awkuukuu adna ilaahay waxaan kaaga baryayaa nolol horumar leh Waayo waayo ayaad na xasuusisay
@hawoabdulahi3693
5 жыл бұрын
Masha Allah tariida sobadii wallalo
@saidoroble8338
5 жыл бұрын
Masha Allah Nuurto jeelow wali waa nuurowsaa, aawey Faramaajo Nuurto hadii arki weysey iska dhimo, Nuurto taariikh nool waaye, ma la isxasdo abaa, Nuurto xildhibaanad iney Noqoto ayey aheyd,
@daacadmedia5559
5 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore mama allow ku xifdi
@farxiyocali203
5 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore ilaah haku xifdiyo asna ilaah ha u naxaristo
@ruqiyaali3856
5 жыл бұрын
Illaahow inta ku hartay ku xafid illaahey janada ha ku geeyo marxuunka ku qabay asagana sidoo kale
@ruqiyaali3856
5 жыл бұрын
Shukran
@maxamedamiin4358
5 жыл бұрын
Aduun aa iska sidaa ah
@dekakasim9010
5 жыл бұрын
Masha Allah waa qiso Cajiiba qaybtii 2aad waa sugaynaa Insha Allah
@kafayoali9261
5 жыл бұрын
Masha Allah mamma l love you xusus ban galnay
@umuyussof2690
5 жыл бұрын
Ax ax siyaad bare aabo allah haku naxriisto waxan kugu jeceladay anigo ku arag ina hoyoday aabahay iyo waalidki ka horeyey nolol fiican siisay anaga nasiibkaygaa saas noqoday wlhi lkn wan kuu darsanay ax wlhi qorbo ayan ku kala firiirnay😭 hooyo mcneey hada nolatid wa laga baxayaa aw kuukoow allah yarxamu
@libanaden1376
5 жыл бұрын
Wallahi wan ooyey xasuusti xamar wayo waayo dad ilbax ah Nuurto jeelow ahhhhhhh wanku xiisey. Illahayow dowladii kacaankii barakeysana ee aabo siyad allaha unaxariisto
@internwomen
5 жыл бұрын
walle waqti fiican wad soqadatay 😭
@XxHannaxXFan
5 жыл бұрын
( awakuu aa ii imaaday inaan ku aroosaa rabaa hhhhh Maasha Allaah dadkii hore hal mar ay is arkaan lee ku filneeed maantana Facebook aa lagaa raadinaa
@shaxdatv6083
5 жыл бұрын
hhhh adi inaan ku aroosa raba mxa ka qabta
@umaimahabdihakim564
5 жыл бұрын
Dacaad ahayeen waxooda straight forward aheed..hada lakiin shan sano dad is Rabin isla socdaan
@muriidicalifaqi25
5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢 beenta maahin dacadnimo ma jirto xalaal qutane ma jirto Allah no kalmeeyo !!
@yussufhassan5265
5 жыл бұрын
4 sanaa jecel lawadaga kaaso ladhaha naaska itus siilka iigutosi kadib waalis gursana 20 beri ayaaa lagukalataga
Nuurto jeelow ninkii noogo waa neeefsanaa maamo Aduunkaba waxu ahaa waqtigiini haka xumaanin haddeey dadkaan hada jogo ku siini wayeen xishmeenti ad u qalantay waayo dadkaan ma jogaan aduunyo waaa dad ku nool nolol qaldan wlhi wad u qalantaa xishmeen balaaran 😰😰
@kazamjr8646
5 жыл бұрын
Alla yacizak yaq #HOOYO HOOYO WAYE# qof xumenkarto ma jirto
@fatumamohamed7030
5 жыл бұрын
Masha allah mamaJir. oo. Joog💖💖💖🌷🌷🌹🌹👍👍👍👏👏🎖🏆
@hodan7631
5 жыл бұрын
maansha allah mamada waa durufaysan tahay soomalay wax hala taro
@nasirmuhammad7337
5 жыл бұрын
anaa kugu raacsan walal xage laga bilaawa
@alhijazy1
4 жыл бұрын
Meel hoo ubaahan hadal waxba Kama taro
@mulkiabdi4514
5 жыл бұрын
Maashaa alaah alaha ku xafido aduun iyo aaqiro ilaahow aamiin
@muqdishocadey3552
5 жыл бұрын
Masha alaah 😍 mamo
@muusevivo9461
5 жыл бұрын
Alle naagtan wxy ku jirty riwaydii ma some ay kuwda jiraan awkuuku iyo awa-daanko. Xaas by ku jilyse anoo 8 jir ah daawady 2008 caawa xasuus galy wlhi asxaabti ila dawaneynsy hal kma haayo hda aduunyo wa dhamaad wlhi
@idilabdi586
5 жыл бұрын
Shekada waad nakupargoysay ee meday qeyptiikale yaqeey
@yusufali7200
5 жыл бұрын
nuurta jeeloow ninka noogay wa neefsana
@sabaxalnur
5 жыл бұрын
Waa aduunyo ALLAH dambi dhaaf weydiiso. Towbada Allah ha ku waafajiyo. Ha amaanin waxy ahayd arintaasi mid aan diinteena waafaqsayn wax lagu faanana maaha, waa laga towbad keeno. Waxay ahayd wax laga qowmamoodo ee maaha walaal wax khayr lahaa oo aad seegtay. Daruufaha ku haystana Allah ha kaaga gargaaro. Saygaagiina dambi dhaaf Ilaahay u waydii.
@somalighosht999
5 жыл бұрын
Insha allah MR maxamed siyaad bare hero 🦸♂️ badali doona waa wilkayga
@naimaahmed4043
4 жыл бұрын
Wow wow wow alla ya cizak dadkaan camal illahay ha ku daayo hooyo
@djsomali8951
5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto #Awkuukow legend laxusi doono
@saeedhassan4125
5 жыл бұрын
Waayo waayo,Xusuus dheer
@hodisaisack7790
3 жыл бұрын
Allaha u naxaristo
@malmo4235
5 жыл бұрын
Cad nool Walahi Waa qof nool Woow allow Kuu Naxariiso Aabe siyaad. Sharaf ayuu noo hay fuck Lkn way nagu cayaareen
@saeedahadam5351
5 жыл бұрын
Thank you @Dalsoor 👏🏽❤️
@mohammedhajir3078
5 жыл бұрын
Maamadaan markaan dhageystey aad baan u qiiroodey ee ilaahay ha noo soo celiyo sharafteeni Igor dawladnimadeydi Jaalle Siyaadna alaha u naxariisto aaaamiiin
@sahrahashi9616
4 жыл бұрын
Maasha allaah wataariq adumacan
@abassrastaman9992
3 жыл бұрын
I'm from Ireland and keep going
@jamalabdinasir2442
5 жыл бұрын
0:22 inay jilaa wayn tahy halkaas ay ka muuqata qaab hadalka
Пікірлер: 375