Ogeysis waxaa dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Seattle iyo nawaaxigeeda la ogeysiinayaa in la qaban doono March, 02 2024 Shir sannadeedka 1aad ee bixiyeyaasha xanaanada carruurta. Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabisey Al-Furqan Community.
- 4 ай бұрын
Ogeysiis: Shir Sannadeedka 1aad ee bixiyeyaasha xanaanada carruurta ee Al-Furqan Community
- Рет қаралды 350
Пікірлер