Dhaxaad isidatood Aduun kuu samrayoon Nafta kugu sasabayee Dhaxaan sir iyo caad Wixi aad sameysaba Kuu sacaba tumayee Ogoow samirki waa jiray Waa seeta goystayoo Sadkiisa dhamaadayee In suldaan ku boqor yahay Shicibkuna sabool yahay In sibraar mugii yahay Oon zaaid lagu darin Ila garo saluglaaay!!!!! Dhaxaan samaayoon Sixin iyo ahaa malab Kuu yaal sintadeee Adiguna saluuglaay(suleekhay) Sadasha kheeyrkiyo Lumineysay saceee Ogoow samirki waa jiray Waa seeta goostayoo Sadkiisaa dhamadaye Inuu samir ku wacan yahay Sal fudeedna daran yahay Ineey siigo booor tahay Saxan saxo udgoon tahay Ila garo saluuglaay!!!!!! Inan yahay sidaadaba Marka hore salaan guud Oo waliba soorya ah Waa inaan ku siyaa Marka xigta sirtenii Sadaasha wadatee Loo sacaba tumayee Seetada laheeydee Aan ku xiray sibraarkee Aan ku qufulay sanduqee Muftaxeedii subane Saableyda hoosiyo Sanbabada agtoodiyo Wadnahaaga aan suray Soowdigan kasaaree Durba siiyay ruuux kale!!!! Sadarkaasi ii xiran Midna socoto weyaan Waa bahdii sirteydiyo Waxan aan ku suganahay Waloow aad i sidatoon Mudo ii samreysood Ii sama faleysoood Salma dhiga ka wacan tahay Sidan aad maanta yeeshiyo Saan saanta muuqdaaa Kaa siisan mayeeee Waa maxay saluuglaay Sakalaan is dhaafsamay Sidebuu xaalku kaa yahay Sideebuu xaalku kaa yahay???? Inkastoo aniga ley weydiin lkn erayada waa kuwaas heestan waa hees igu weyn
@marwoninkeedajcl1307
7 жыл бұрын
waad ku mahadsanty wllo Allaa taa cizak😂😂😂😂
@missbritt288
8 жыл бұрын
im not somali but i love this song - his singing is so full of emotion and his guitar playing is great
@warsamepro2106
8 жыл бұрын
+Bianca Britt That's so sweet of you
@cabdicabdilaahi688
8 жыл бұрын
so ilike much this song im soamlian man living north somalia hargeisa isaying good lucky
@Ahmed_somalilander
7 жыл бұрын
Thanks sist whats your Nationalaty
@filfishajacalkalamariyowee9619
7 жыл бұрын
Bianca Britt king of oud 😢 she break love 😥
@lulabdullahi9465
7 жыл бұрын
he has a beautiful voice
@duranabdo90
4 жыл бұрын
Dhaaxaan sir iyo caad Wixii aad sameysaba Kuu sacabba tumayee👏 Allah yarxama Sowtu raxma Cumar Dhuule.
@enkuneheyob3499
11 ай бұрын
I once heard his music on Ethiopia Television 20 years ago. I was so impressed that, I recorded it from the screen and still have it on my PC, searched a lot about who he is, only informed lately by my friend that his name is Oumar Dhuule, in fact Oumar is a genius. Addicted to his play, I mostly try his rhythm on guitar. Rest in peace great papa
@koriye_channel
8 ай бұрын
Omar doule is from Burao City and he was one of the first three somali music revolutions who created the first music band. he was a singer, songwriter and musician. He wrote 90% of his songs
@maxamedcumar9391
7 ай бұрын
Cumar dhuule was an Amazing and my Favorite of all time 😢🎉 The Music was Fantastic 😢
@Hilal3553
Жыл бұрын
His voice so sweet ❤️😭
@mrabdirahmanibrahim1375
5 жыл бұрын
Anigoo wax jaceyl i aheyn ayan dhageesan jiray heestan waliba si niyad ah ayn u dareemi jiray bal Anigoo hada jaceyl uu igu dheel dheelay maxad u malaysay waxay ahataba inta Cimrigeyga ka dhiman waa mid aan ka daali doonin dhageysiga heestan AUN Cumar dhuule 17 August 2019 all the time my favorite song 😥💔🤧😪😭
@@fartungure489 Sir ban kuu ogaday walashey xaqiiqdu heesa qaar waxay ka hadlayaan dareen aad u xanuun badan oo markaas ku heysta sidaas ayadoo ah waxba kama bedeli karaan culeyska ku saaran bal inay kaaga sii daraan nabarada kugu yaala. Haddaba si aad uga gudubto maalmahan xanuunka badan wa in aad istiqfaarta badisaa 5 salaadoodna aad waqtigooda ku tukataa sidoo kale qur'aanka aqriso ama dhageyso InshaAllah qalbiga si cajiib ah ayuu kuugu degi donaa. Aniga wan dhageysan jiray dhammaan heesaha AUN Cumar dhuule waana jeclahay balse qalbigu iiguma xasilayo in caloolyow aangalo moyee waana iska wada tirtiray.
@fartungure489
3 жыл бұрын
@@mrabdirahmanibrahim1375 Masha Allah walal qaali Allah kuxifdiyo
Cumar dhuule heesihiisa markaan dhagaysto waxan daayay baan dib u bilaabaa Amarka ilaahay. Ilaahay kuu naxariiso
@Khalieth17
2 жыл бұрын
After 15 yrs' i'm still listening to this song ' old but gold❤
@fariidtv7127
Жыл бұрын
Algerian boy why you denying your people 😂
@Abdirahmaan0
Жыл бұрын
aad baa u salaamiya dadka xagan iman doono. 2023 2024 2025 2026 2027 2028 2029 2030. sanadkaa dawatay hduu ku jiro like igu soo xasuusi ama comenti.😂 SOMALILND HA NooLato.👊🧡
@hamseahmed2524
4 ай бұрын
2024
@salmanabdi6764
Жыл бұрын
I can’t stop listening this amazing voice my his soul Rest In Peace 😢
@guledabdi318
Жыл бұрын
My best favourite Somali Singer all time Cumar Dhule Ali AHU
@Ikra2233
2 жыл бұрын
His voice just gave me chills 😌 what a singer allah ya rahma
@adalimpire4128
2 жыл бұрын
Oh !! Wax ku tilamamo ma aqaan 🥰🥰✌️
@abdulkadirmohamedyusuf
2 жыл бұрын
Amen.
@hagiasheikh4067
Жыл бұрын
Aamiin
@ayaannuur9609
7 жыл бұрын
waan kahelay waa heesta aan ugujeclahay hesaha cumar dhuule
@harrunify
12 жыл бұрын
Ahmed Mooge Liibaan and others. There are many good singers from the north. and I love Somalia as a whole. I hate the tribalism and racism that is ripping us apart.
@Ahmed_somalilander
7 жыл бұрын
masha allah dhaxan sir iyo caad wixii Aad samaysaba kusacabo tumaaye. Alle haku naxariisto cumar dhuule
@sucaadmohammed7568
3 жыл бұрын
After 14 years I'm listening this new year 2021🤗❤
@hakeem2297
8 жыл бұрын
X1 dhaxaad i sidatoo aduun kuu samraayo nafta kugu sasabayee dhaxaan sir iyo caad wixii aad samaysaba kuu sacabo tumayee ogow samirkii waa jiray waa seeto goostayoo sadkiisa dhamaadaye in suldaanku boqor yahay faqiirkuna sabool yahay in sibraaar mugleeyahay oon saaid lagu darin ila garo saluuglaay X2 dhaxaan samaayooon sixin iyo aha malab kuu yaal sintaadee adiguna saluuglaay saadasha khayr kiyo luminaysay saacee adiguna sulekhaay saadaasha khayrkiyo luminaysay saacee ogow samirkii waa jiray waa seeto goostayoo sadkiisa dhamaadayee inuu samirku wacan yahay sal fudayna daran yahay inay siigo boodhtahay saxan saxo udgoontahay ila garo saluuglaay X3 inan yahay sidaadaba marka hore salaan guud oo waliba soooryo ah waa inan ku siiya marka xiga sirteenii saadasha wadatee loo sacabo tumayee seetada la'aydee een ku xidhay sibrarke ku qufulay sanduuqi muftaaxeedi suubane saablayda hoosiyo sanbabada agtoodiyo wadnahaaga aan sudhay sowdigan ka saare durba siiyay ruux kale X4 sadarkaasi ii xidhan midna socoto weeyaan waa badi sirtaydi waxan aan kusuganahay walow aad i sidatoo muddo ii samraysood ii sama falaysood salma dhiga ka wacan sidan aad maanta yeeshiyo saan saanta muuqdaa kaa siisan maaye waa maxay saluuglaay sakalahan is dhaafsamay sideebu xaalku kaa yahay
@abdirahmancaynab2657
8 жыл бұрын
thnks bro
@hakeem2297
8 жыл бұрын
+abdirahman caynab u wellcome brother
@Somali_Wadani
7 жыл бұрын
Abdelhakim Tty thnks Walal mcn
@hakeem2297
7 жыл бұрын
+Love ONLF u welcme bro
@manateexing
7 жыл бұрын
can you please translate? i would love to know what he is saying
@lake78
6 ай бұрын
May allah have mercy on us adero . From netherland/ holland
Ala xabaali xoog badanaa maxay geed adeeg nin raga god ku haysaa Afar xaasle ayaan ahay hanti aan ku kala maslaxdana ma lihi midii iga carootana kaban kaygaan usoo qaata waana ku dajiyaa!! Sidaasa laga hayaa aabo cumar ana lamida baan ahay lkn talantigiisa ma lihi amaan oraahdiisa ku maslaxdaa Lol Dhaxad isidatoo Aduun kuu zamraYo Nafta kuGu za zabayee ❤️😘
@faqru07
8 жыл бұрын
everytime I listen to cumar dulle. ..It gives me goosepump all over me.legend meaningful lyrics not like others. Allah ya rahma.#lovemysomali
@adalimpire4128
3 жыл бұрын
Baytal Qasiidka Heesta :- Insuldaanku boqorka yahay🤴 Fiqiirkuna Sabool a yahay 🚶 In sabraar mug leeyahay 🥃 Oon saaid lagu darin Ila garo saluugley 👩🦳🖤 Fan socda Ayuu Ahaa 🤎 Cumar dhule Cali Allaha unaxriisto
@ahmedshafii5888
4 жыл бұрын
Salugla still daawanaya 2020 kamana daali doono cumer dhulle AUN aynu u ducayno king of cuuud♥️🌹
@marwanlyrics8540
5 жыл бұрын
2019 July 7 muqdisho Somalia Somalida fananka ugu wngsn omar dhule Ali Allah haku naxariisto inta nolahay waku dhagesan donaa❤️♥️❤️♥️
@shucaybmohamed4117
4 жыл бұрын
Who is watching 2020 aduun waa aduun heestaan waxay igu leedahay xusuus aana ilaawi karin hadaan history gayga idiinka waramo waxan is jeclan jirnay gabar la dhoho hoodo waxaan wada soconay mudo 2labo sano ah ma qiyaasi karoH labadaa sano xalada nasoo wada martay halkan kama sheegi sida dadku sheegaan jacayl labada qof mid uun buu ku horeyaa ayada ayuuna jacaylku ku horeeyey mar walboo idilna ayadaa xiriirka badankisa layhayd waxaa dhacay inay ka cajistay call badanaa oo ay isoo wici jirtay anigii aysa marka waxaan daremey inay boos wayn iga buxin jirtay xalad waxan garay inay isoo wicin inaa anigu woco mahee ugu dambayn gabadhii modo dheer ayaa dagal iyo xalad jacayl ku wada soconay waad dareemi kartaan dad jacayl ka dhexyo naziib xumo waxaa dhacy inaa safar dibadaa uboxo inigoo jecel inaa agtedda ka tagin naiib daro waxaa la siiyey qoftaydi nin aysan rabin oo lagu qosbay mudo badana anigu an kula taliyey mar hadii maher ku dhacay aniga xAladay xun isoo wajahday inay iska yesho ayadina halka an ku kala harno waayo waa gabdh la qabo lkn ilaa hadeer qalbigaya makala go.in Waxay i odham jirty anoo kuu samraayoo nafta kuu sasabayee❤
@bahjatahir980
4 жыл бұрын
😭😭😪😥 zorry bro
@kareemthakhavor2028
4 жыл бұрын
@@bahjatahir980 wan qirooday lkn nolosha ayaa saas iska ah
@nasriinbarkhad3269
4 жыл бұрын
Me, ✌
@maryanxasan7954
4 жыл бұрын
shucayb mohamed allha ku boga dhayoo
@zamzammohamed8596
4 жыл бұрын
dad waa kuwii hore illahow janadada kawaraabi
@kamaladan3889
8 жыл бұрын
waa ninkaa. and ugu jeceeley qof somaliye oo dunidaa joog all haa. uu naaxariisto
@isir2011
11 жыл бұрын
Ilhaaaay ha u naxriisto Cumar wu cod quruux badan yahay masha'allah
dhaxaad isidatoo aduun ku samrayoo nafta kugu sasabyee dhaxaan sir iyo caad wixii aad samaysaba u sacaba tumayeeee ogow samirka waa jiray waas seeto goostayoo sadkiisa dhamaadaye allah rarxama raaximiin cumar dhuule heestan waa wehelkyga kama daalo kamana dhargo😥😥
@15310011
13 жыл бұрын
A Man, A Kaban and great voice ...that's all you need to great entertaiment. Those were the days. where my MIJINTI qaatka....May God have mercy on his soul AMIN
xasuus canjalado mid ii adeera lahaa 2006 ayuu line u soo dhacay kadib waa uu ka tagay kadib anaa u arimin jiray canjaladihii wxa ku jirtau heestan tana ugu jeclay hadeer ninkaas waan la joogaa xasuun
@dr_abdala8041
Жыл бұрын
What abeutiful art! he never gets tired of his wonderful voice, May Allah have mercy on you, the king of love❤️
@Bux366
5 жыл бұрын
Am listening this song over the last 15 years and I can not still get enough of it.❤️....Inay si..iii..ba goor tahaaay, saxansaxaa udgoontahay, ila garooo Saluglaa..❤️👌👌...
@koriye_channel
2 жыл бұрын
Inay siigo boodh tahay Saxansaxano roobtahay Weeye sxb laftayfuba dhawrkii sanno e u danbeeyay hadaan mar dhagaysan habeenkii sida ay u badantahay maba seexdo waa qalbi dhayid daawayn iyo dejin
@beautyofthenature9688
2 жыл бұрын
@@koriye_channel sxp waa on ay siigo boor tahay saxansaxo odgoontahay ila garo saluugley
😢 alle ha ku naxiirsto cumar dhuule cali fanaan qaaliya
@luckyshow98
4 жыл бұрын
Masha'Allah a peaceful voice. Allah naxariisto, may Allah be kind to his soul insha'Allah
@somalimasiixi
4 жыл бұрын
This was my favorite Somali song of the last 30 years. A great memory of the legendery Cumar Dhuule Cali, RIP.
@adalimpire4128
3 жыл бұрын
Somali Gaala jiri doonta waligey iguma soo dhicin waa dad laga dhex hadlayo Subxanalah,,
@hamsemuhuyedinsamater1123
2 жыл бұрын
@@adalimpire4128 runta 😂😂 rip kulaha macneheda xata magaranayo umalayn wara alle ha u naxaristo cumar dhuule
@guledyaliguled8399
6 жыл бұрын
Salugla Ogow Samirki Wa Jiray wa Seeto Gostayo Zadkisa dhamadaye Cumar Dhule ala Yarxm raxiMn
@somalitiktoklives1711
6 жыл бұрын
Guled El Yasini to day isla dawaneena bro dhuule good voice aabo
@adam02122
16 жыл бұрын
I'm Somali, but dont understand anyhting he says...but I love his music...no need to understand...u just feel it...
@keeeypato933
2 жыл бұрын
Somali hadaa thy oo ad luqdada aqoon dofaaar baa thy ilmihii jamaican ka uu dhalaa thy
@mustafadiriye1013
2 жыл бұрын
Its shame on you that you can't understand your native language shame
@Fahaditty
2 жыл бұрын
@@mustafadiriye1013 no need to shame the commentator. They connect with their culture without knowing the language. To me, that makes their connection deeper mashaAllah
@hilaacjr4820
10 ай бұрын
@@keeeypato933😂😂😂
@Bashaar4
8 ай бұрын
@@keeeypato933 chill out faraxow 😂
@mogadisho404
15 жыл бұрын
mansha alaah cumar dhuule ilaaheey hakuuna xariis to i love dis song walahi wooooooooooooow nays song
@malaaq50
15 жыл бұрын
ilaahayoo ku naxariiso al fanaan cumar dhuule aamin amiin amiin
@Hargeysa
16 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto Cumar dhuulle cali, waxa u ahaa fannaan aad iyo aad u qiimo badan qayb weynna ka qaatay fanka iyo suugaanta Soomaalida mudanna qiimayn gaara, qof kastoo la kulmay ama bartayna uu aad u jecel yahay. Waxa aad aad heesihiisa ka fahantaa ama aad ka heshaa marka uu dareen jacayl ku galo.Qofaan wax jeclaanina nolol qiimo leh kuma noola. Peace and Love.
@micoismail768
3 ай бұрын
Waan ku salmya after 16years 😊❤
@indhocitizen539
4 жыл бұрын
Xusus vcn ayan galah wxy izo xasusiah in Aan aad u jeclah jacylkeda darted aan wx wlpa u sameyn jiray iyo in aan dibnaheda ku arko qosol wxay sida ahatba Dad ladaan ma xejo wixiyo jacayl ah wxba kama jiran ayay ka dhigtay 😥 lkn mnta Alh Alle wuxu igu badaly qof ila fahmyah wx wlpah qof ila daren Aad ban ugu varxsanhy dhib kasta fudayd aya ka danbeyah💘
@samatarstudioandmediaprodu2378
3 жыл бұрын
24-april-2021 saturday I'm still listening cumar dhuule cali ilahow kuu naxariiso waqtiyada rooobku da'yo ayan aad u jeclahay inaan dhagaysgo heesahisa
@daariqahmed8297
4 жыл бұрын
Ilahayow ku naxariiso libaax ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
@Mohamedarab49
Жыл бұрын
Heesta aan ugu jeclahay heesaha somalida, saluugle🥰
@samiirabdi7486
Жыл бұрын
16 Sano kadib ayaan heestan dib u fiirsanayaa aun cumar dhuule saluugla🥺 25/march/2023 Ramadaan 3d
@olaadaddow9261
5 жыл бұрын
Allayaraxma ilhow janada hoy uga dhig cumar dhuule cali
@tamirathaileyesus314
3 жыл бұрын
I am an Ethiopian but love it .Great Song
@suganta.dahson
3 жыл бұрын
24 my 2021 xusuusuhu maahan wax ka go a intaad noshahay abaaro 2004 ilaa 2005 ayaan maqli jiray heestaan anoo yar gobolka galgaduud somalia alla ha unaxariisto omar dhule ali
@mohamedhusseinfarah1836
7 жыл бұрын
cumar dhule waa fanana jira lkn alle haw naxaristo janatul fardoowsa alle haka warabiyo
Wali wan dhagay sanayaa boqorka codka cumar dhuule Cali fanku wlhi kii hore buu ahaa inta iga danbaysa salaama
@aidedphs7825
8 жыл бұрын
In suldaanku boqor yahay Fiqiirkuna sabool yahay Inay siigo boodh yahay Saxan saxana roob tahay Ila garo saluug laaay what a song what a words what a kaman alaw kuu naxariiso cumar dhule Cali cumar somali singer legend
@koriye_channel
4 жыл бұрын
Heestan dareen gaar ah ayay ii samaysa waanan ku raaxaysta dhagaysigeeda alle ha u naxariisto cumar dhuule cali (cumar mahdi)
@MegaNabaddoon
12 жыл бұрын
Alleh ha unaxariisto Omar dhuule , he is legend 4ever
@ahmedawosman7079
5 жыл бұрын
My best favourite somali Singer all time. What a legend. Allaha ku naxaristo *28-1-2019* yaa Ila haya
@naimajama5303
4 жыл бұрын
F
@user-ks4nm3tx5w
7 ай бұрын
Omar dhuul ❤
@KEY_WEST681
6 жыл бұрын
Naxariisitii Jano alle ha ka waraabiyo Omar dhuule Ali amiin yaa rabi
@musadempelle788
5 жыл бұрын
2019 muqdisho ilaahow kunaxariso cumar dhule
@aawad1260
Жыл бұрын
Waxa lay beddelay G. Gedo 1984ii horrantiisii. Baabuurkii iga qaaday Baydhabo ayey heestani ka socotay waana markii igu horreysey ee aa maqlo- heestan,- sidii baan caawana WELI u dgegeysanayaa-
@abdinazirofficial8212
3 жыл бұрын
dhaxaan sir iyo caadd wixi aad sameyso u saxbo tumayo ogow samirkii waa wajire 😭naabsi ha iga galin wuxuu waa aduun anigo sii dhaab ah ku jecel haddi aad I diidan tahy ifka waa aan ka hooyan 😭😭7/10/2020 October
@newsomalzsomz9892
11 жыл бұрын
This man was a legend! One of a kind. Allaha ha unaxariisto
@shabmohamed8204
3 жыл бұрын
Ahn cumar dhuule wuxuu ahaa fanaan qaali ah walaahey wali waan dhagaysanayaa iyadoo tahay 2020.11. 12. Alle ha kuu naxariisto boqorka codka somaliyeed . Ahaana madaxada kabanka. Waxanan joogaa Canada. Fadlan u duceeya in alle u naxariisto.
@mokiyaz9892
3 жыл бұрын
Waxay kamid ahayd heesihii aan markan haasawaha bilaabay aan iyadoo farina u diri jiray qofkaan waqtigaa jeclaa, maanta ayaan marlabaad xusayaa after 10 years.
@abdishakurhussein6564
2 жыл бұрын
After 15 years. at that time I was 6 years old it was 2006 Amazing 👏 🙌 😍 ✨ 👌
@siciidfaaraxnuux5547
3 жыл бұрын
Afte 14 years still enjoying. My your soul rest in janah
@AwaysElmi
7 ай бұрын
Allaha u naxariisto Abwaan Fanaan sheeka yaqaan Cumar Maxamuud Cali (mahdi)
@CIGAYON
14 жыл бұрын
siyaad baraa laweydiiyay cumar dhuule kawaranbal, wuxuu yiri cumar dhuule bal isaga iyo naagtiisa hakala soo dhamaadaan, allow kuu naxariiso
@abrahamfarah3421
11 жыл бұрын
Just the best. I think this man did more than any one so far - as 2013 - for our Somali culture with his songs. by the way no relations including your distorted clan system with him. Just pure objective judgement.
@munaesmail5387
7 жыл бұрын
Abraham Farah
@Niacarter93
10 ай бұрын
Is it true he never argued with his wife but wrote songs instead?
@mukhtarmohamed
3 жыл бұрын
Mar naba dhageysideeda kama daalo Itii weli 2021 daawaneyso love dhac igu siiya
@hamdahamda4695
4 жыл бұрын
dhaxaan sir iyo caad waxiii aad samysaba kuu sacba tumye 😍😍 allh yarxma dhuule
@arafatabdimohhamud8178
8 жыл бұрын
Naxariisti jano ilahy hka waraabiyo wa fanankii jacylka fanka somaliyed
After 14 years, I am still watching 12 June 2021 waa wax kale
@AliAli-km4xs
7 жыл бұрын
wwo dhaxaaan sir iyo caad waxii aad samaysaba ku sacab a tumeeyee wow naag aan jecelaa baan heestaa u qaaday way ba oyday very power full song suldaan iyo fakheer. .
@user-um6yq8vy6g
5 ай бұрын
Heeestan habeen arbaca ooo qamis sogaleso ku mirqaame 2023 december ar maxe hben ehed afa caleyka ❤ gabr an isla mirqaamene aya ijeclesiye hestan ila hda marka maqlo ayada xasustaa tolow ayada me ixasusata 😂 otherwise it was great night
@abdirahmanruuzhka2474
4 жыл бұрын
19/12/2019 sanadka dhamdkisa wxi dhageysty like igula zo dhaweya 2020😒😍
@sharmakefarah7485
3 жыл бұрын
Hees xasuus igu leh watching in lascanod sool somalia 1:11 am wed 21 April 2021
@abdisamadsulieman2833
8 жыл бұрын
Cumar dhuule Cali the legend ( IHN )
@ibnuhussein5529
2 жыл бұрын
15 sano ka hor da'daydu waxy ahayd 7 year cajiip AYAA ILA DHAGAYSANAAYA 2022 29 APRIL Ogoow samirkii waa jiray Waa seeta gooystayoo Sadkiisaa dhammaadaye. ما أجمل وأحلى هذه الأغنية عليك رحمات الله يا رمز الطبل والعود والله أستريح وأستمتع عندما أستمع أغنية عمر طولي
@kafiyakiin3163
3 жыл бұрын
Cumar dhule fananka ugu jeclahay fanka somaliyed ilahay qabriga haku nuro kolay waxan dawanaya28/1/21 sandk yaa ila dawanaya
@kafiyakiin3163
Жыл бұрын
After 2years 28/1/2023
@cornholio777
15 жыл бұрын
the king of somali guitar music period.
@fatinabdirahman200
7 жыл бұрын
This song touching me so much and i don't get tried to listen 💙💙💙💙💙
@user-nz1rz3qe9v
7 ай бұрын
2023/12/13 keedi ila hda waan dhageesanya cajiibsana heestu dareenkay wadataana wanaagzna🤦♀️❤️ alle how naxariisto isagana
Пікірлер: 684