Ruuney ninkaan cumar ah reerka uu ka dhashay yacni aabihiis iyo hooyadiis iyo ehekiisoo dhan waan aqaan waa reer wadaado ah waxaa la dhahaa ilma cumar tinle
@CayniMaxamed-i6e
2 ай бұрын
allaha casfiyo
@aminali7491
2 ай бұрын
Dhib uusan raadsan Kuma dhicin Omaar. Maxaa u diiday inuu Alle iyo quraankiisa ku cararo. Intuu Lee yahay DJ subeer iyo sadex xagal. In badbaadiyo.
@fowzia-hy6fc
2 ай бұрын
Allaha caafiyo wllkeen waxuu ubaahan yahay maskaxdiisa in la dejiyo quraana la saaro
@Doctorbadal2025
2 ай бұрын
Adiga maa.sàrtid
@AnabYussuf-l7e
2 ай бұрын
ilaahow caafi
@FarhiyaGele
2 ай бұрын
Isagaa afkiisa ka qortay inuu buufin cabay
@FatumDahir
2 ай бұрын
Wa nin walan he need help to make him down
@mohamadjamaboodle-qu1cn
2 ай бұрын
MARWO ADAA MUDAN
@halimohashi8557
2 ай бұрын
Ninka ma cabsana ama ma sarqaansana
@mohamadjamaboodle-qu1cn
2 ай бұрын
WAA RUNTAA GROUP GROUP SKOOL IYO BANOONIBA HHH
@samiramusa8064
2 ай бұрын
How do you know his cousin did black magic so please don't speculate
@mohamadjamaboodle-qu1cn
2 ай бұрын
WAXAAN DHIHI KARAA FANAANAKAN ALLE UGA BAQA ALLAAHU AKBER ☝️ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤
@AhmedJigga
2 ай бұрын
Waar Walaaleey Wiilka Dad Ka Ag Dhaw Hadaad Taqaanid U Sheega Inuu Dawaadiisa Qaato..................... Muwaadin Wiilka Schizophrenia Ayaa Haysaa Dawaadiisa Haduu Qaato Fit Buu Noqnayaa Shalayto Waxa Ku Dhacay " Withdrawal from reality and personal relationships into fantasy and delusion, and a sense of mental fragmentation " ........ Markaa Intaanu Gaadhin inappropriate actions and feelings Dawadiisii Dhakhtarka Canada Sini Jiray Ha Qaato Oo Joojiya Hadalka Islaamaha Waa La Sixray Iyo Black Magic Iyo Balwad Buu Cabay Waxba Kama Jiraanee .................................Wa Laahu Aclam.
Пікірлер: 46