Ilaaheey ga u naxariisto hooyadaa iyo dhamaan waalidiinteenii dhimatay ilaaheey qabuurahooda ha u nuuriyo
@abdimalikyare7940
7 ай бұрын
Allaha unaxariisto hooyo macaan ilaahay qabriga hau nuuriyo hooyo
@maryamahmed8309
7 ай бұрын
Walaasheey Dawada maad sheegin meesha loo cuno Qofkii hore ula socon
@sundusahmed3174
7 ай бұрын
BARAKA ALLAH ABAAYO MACAAN❤Hooyo Sainab ALLAH ha u naxariisto❤ ALLAHUMA AMIIN 🤲🤲🤲❤❤❤❤
@hamdixiischannel1482
7 ай бұрын
Mahadsanid walaal Naima hooyo zeynab Allaha u naxariisto sadaqa jaariya Allaha uga dhigo waxeey na bartay.
@rodaabdile2730
7 ай бұрын
Wallaahi Abaayo Naciimo uma qalanto meesha uu janalkeda marayo ee aan kor u qaadno Somaliyeey qaasatan dumaroow dumarka aad ayeey u caawisaa wllsheen jisaakallaah qeyr Abaayo Naciimo ❤❤🙏🥰
@siraadadan5497
7 ай бұрын
Waa runchenelku uma qalmo intaa soomaaliyeey naciima waa walaal lagu daayo oo anfacr badan soo gudbisa
@faizaabdulla3604
7 ай бұрын
Mashaallaah dhawtarada qabilka landheraha iska dhaaf adiga macslimada farirad aya tahay mashaallaah gabadheyda maryan yarey iigu sslsn wan jeclahay maryan mama so Barbarmashaallh maryan yarry
@FaisaAAhmed
7 ай бұрын
Masha allha
@abdimalikyare7940
7 ай бұрын
Waaku salaamay wlashay
@qaalielmi4479
7 ай бұрын
ماشاءالله
@Adllah_B1
7 ай бұрын
ما شاء الله ما شاء الله ما شاء الله عليك تسلم يديك يا رب يعطيك الصحه والعافيه❤❤❤❤
@qaasimmahdi1079
7 ай бұрын
AMIiN Amiin Amiin
@user-yt3kc8bx8n
7 ай бұрын
Mashalh
@maryamahmed8309
7 ай бұрын
Maanshalaah
@xaawoyacquub8860
7 ай бұрын
Amiin Amiin Amiin yaarabi
@kayftahlil4461
7 ай бұрын
Mashallah Allah ku barakeeyo aduun iyo akhary baa nuur canal nuur xabibiti Naciima cadeey
Maansha allh Amiin yaarab ilaahy hawnaxariisto mom qaali naciimo dawada hooyo maad nosogalisid wali maan arag intay ka koobantahy
@faadumocabdiqaadir9140
7 ай бұрын
Maashaa Allaah abaayo hooyo Allaha unaxariisto runtii dhaxal aan waligiis la iloobi doonin bay idinkaga tagtay markaan sameesto waxaan Alaabtaas mageeceeda ubixinayaa Allaabtii abaayo naima❤❤❤❤
@siraadadan5497
7 ай бұрын
Allahau naxariisto waalidadeenii janatulfirdowsa allaha kawaraabiyo
@siradm
7 ай бұрын
Aamiin, ayada iyo inti hooyo muslimba, Ilaahay swt waalidkeen ha u naxariisto, iney noo joogaan ayaan jecel nahay laakiin waa la kala hormaraa lee harmar lama dhimanayo, adduun saan ah oo weel dhalo eh kaa haraayo qofki u aakharo beelaayo asaa og sababta, adduunyo tan waaye walaalyaal Ilaahay swt khaatimada ha noo wanaajiyo, kuwo addoomadu ka nabad galaan, xalaal Quuto Allaha naga dhigo
@ubahabdisaid2222
7 ай бұрын
Maasha allah gari gari dhashey in aad tahaye cidi caad kama saarno habo naciima ❤❤❤ walidkeen iyo walidkiisa awlow u nasariiso adun iyo aqiro aamiin ya rabi
@aminaahmedmohammed1056
7 ай бұрын
Wcs Allah ha u naxariisto Aamiin, Hooyo Zeynab anagoo dhan ayey Hooyo noo aheyed, wax badan aan ka faiidney qabrigeeda rowda min riyaada jana Allah ha ugu dhigo Aamiin , walidiin - teena inta geeriyootey Allah ha unaxariisto inta nool Allah ha xafido Aamiin yaa rabi shukran!
@filsanisse1852
7 ай бұрын
اللهم ارحمها واغفر لها واجعل مزان حسنا تيها
@rodahmohamed7946
7 ай бұрын
Naciima Walaal , Hooyo Allaha u naxariisto: رب أرحم لوالدينا كما ربيانا صغيرا. اللهم آمين. Generation kaas waa generation aan iyaga oo kale la heli karin , macdan tooda oo kale weli aduunka kuma abuurmin. Ilaahay kuwii talaabadoodi ay inoo jeexeen kuwii raaca oo ku liibana Allah ha inaga yeelo .Ameen
@rodaabdile2730
7 ай бұрын
Masha Allaah abootabooto ceeb maaha ayaan kaabartay beena maaha waa wax kudayasho mudan dhalooyinkii aan iska tuurijiray hada matuuro xitaa caaga aan caanaha ku keeno wan ka gadiyaa illaahay kasakoow adigaa sabab u ah Abaayo Naciimo waxbadan ayaan kaabartay jisaakallaah qeyr mcnto
@omermhd985
7 ай бұрын
ماشاءالله بارك الله الله يزيد يبارك
@xaawoyacquub8860
7 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@cibaadocabdikulane2443
7 ай бұрын
Mashaa Allah naciimo mahadsanid
@khadijahaaji6683
7 ай бұрын
Maashaa Allah
@farxiyamalin
7 ай бұрын
Masha Allah tabaarakallah xbbti naciima ❤
@zahraabdi2151
7 ай бұрын
Asc Maasha Allah tabaaraka Allah Abaayo daawada hooyo ma fahmin sidee u sameysey xbbti?
@mariamabdi7041
7 ай бұрын
Wcs wrb wall macaan ManshaAllah Allah ha idin xifdiyo. Amiin Amiin
@mariamabdi7041
7 ай бұрын
Allah ha u naxriisto qabrigana ha u waasiciyo adigana ajir iyo xasnaadna hakaasiiyo waxaad tahay walad saalixa .JazakaAllahu khayran
@abumajeedmoussa8060
7 ай бұрын
ASC wallash where are you going I am not seed long time ❤❤❤
@faizaabdulla3604
7 ай бұрын
Aamiin yarabi hoyo seynab allaha unaxaristo aamiin yarabi
Пікірлер: 46