Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@sundusmuhyadin842
9 ай бұрын
I lov yu wlhi ayaney walashey cml ku jeclahy hadan shekadada dhagesan wax bo maba qaban karo❤❤❤
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
10 ай бұрын
Anaa uhoreeyo maanta ❤😊
@saynabyassin9259
9 ай бұрын
😂😂😂 wanigaa Like saarey😂😂😂
@DAMLA_BASHIIR
10 ай бұрын
Ano cunto cunayo jeclahy ina kudaawado 🫶🏻😭😂
@FarxiyaMohamed-z3j
10 ай бұрын
Sidkle wlhie mawa igusoconyso hadn darn wayo😢😅
@kamalali79
10 ай бұрын
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@falishassan528
10 ай бұрын
Masha Allah Ayaanay waad noo soo dhaqsatay
@BalqiisaAbdulwahid-ux5nr
10 ай бұрын
Ayan cady salan sare xabiibtii
@maidahassancabdulhi635
10 ай бұрын
Qeybti2 waa Naga Soo Dahdey ayaney
@MaxamuudCabdi-sd3uk
10 ай бұрын
يارب يا الرحمن يا الرحيم اشفيني لا شفاء إلا شفاؤك يا أرحم الراحمين
@kamalali79
10 ай бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@AyanHasan-xs3sj
10 ай бұрын
Samiyey wanku salamay
@ابال-ن8م
22 сағат бұрын
Laga iso xasusisay😅
@queenlucky1827
10 ай бұрын
Manta waa nagadistey maistiri ayaney❤
@SahraYa-j6p
10 ай бұрын
Ayaan qurux wnku slamay wana ku xisay alle h ika dayo intay nolol jirto insha Allah
@Nasroxuseen-l5g
10 ай бұрын
Ayaaneyy mar walba anoon like 👍 ta saarin i dhihi jirtay indho weyn 😂 lkn cwa waa ku bilayy muqaalka 😂😂
@NaciimoCali-y1p
10 ай бұрын
Ayaaney cadey sethy qadada niyad sami karsada ma naledahy ❤
@caashocayuuni
10 ай бұрын
Qofka7 anaa ah❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@FaadumoAbdisamed-sn8vl
10 ай бұрын
Laso carar xbbti qaybta kle 😊❤
@rahmoali9440
10 ай бұрын
Wcs ayaney kaligay qosol u fuure anigo yanyo jarjaraayo oo shekada meel mcn ii mareyso baad tiri nayaa indho weyn waxan u maleeye in aad i hor tagantahay oo i arkeysid ileen like ta masarine kadib is dhahay walagu qabtey oo an saarey 😂😂😂
@XamdaMukhtaar-v1u
10 ай бұрын
Asc ayaan walhi wa qiso xanuun badan 😢😢😢😢😢
@caishokhaliif9509
9 ай бұрын
Ayaan qurux masha Allah ❤❤❤
@nimcoqulub4250
10 ай бұрын
❤❤❤❤
@aminayasin102
10 ай бұрын
❤❤❤❤❤liki tasari😅😅😅😅
@AyanishAbdullahi-tx6fn
10 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@FaaizoShire-je8ke
10 ай бұрын
Wcs indha weyney
@Ayaan8912
10 ай бұрын
Dulqaad badnaaa intaas oo war eh markee hoyadeyd dhahesay mee afka qabato oo guriga feer ugu saarto nabe dadaa ogahay mesan eheyn taas
Пікірлер: 50