Ilaahay been wuu xaraantimeyey ee wax ma caayo. تأدبوا مع الله
@somalihanolato741
19 күн бұрын
Caawa faadumo sheeko been ah ayaa lo soo dhiibay guntiino dabayl ma kaa furi karto 2 meel baa laga xiraa oo laysku wareejiya yaahu faadumo waan ka diiday guntiino gabar xiran tahay ayaa dabeel furtay subxana allaha guntimo xaal qaado fadumo kuma taqaanee.way.ku hoos geliyene guntiimo anoo wata ayaa dagaal geli jiray weligsy igama furmin
@zahramohamed4883
19 күн бұрын
Sax guntino sas kuma furanto
@Tuuneey7011
18 күн бұрын
Kkkkk waana la yaabanaa guntiino daneyl qaadaneyso ma mara yar oo garbaha la saartaa oo dabeysha qaadeyso 😂😂😂
@Fardowso-wh3jg
17 күн бұрын
Wlhi waa runtaa marba haday sheekadu taxano noqoto way iga dhimataa in, ay qiyali tahay ayan,Melo badan ka arkaa xalay team adkatay xalay waxba ma soo Galin sida ayan,benta udhagastay manta wlhi
Пікірлер: 18