Waxaas sixir weeye subxaanalaah ilaahay gabdhaheena qurxoon ragaas jaahilinta ah haka qabto gabdho is ilaasha waa iga talo 🙏
@truecomment3650
3 күн бұрын
RAGOOW gabdhihiina GACANTA ku qabta. Hadaad waalid tahay ama walaal tahay ama ninkeeda aad tagay, Gabdhaha suuqa haku daynina si dhurwaaga ugu ciyaaro. Dumarka haday raga hoostiisa ka baxaan, waxay dhax fariisanayaa ceeb fadeexad, naftooda iyo sharaftooda halis gasho❤
@FaadumoMohamed-wv5qh
2 күн бұрын
Xaqiiq taasaan been ahayn
@shukriwdghaadan3993
2 күн бұрын
Nin somaha midka ay leedahy asoo iqabo ayoo gabr kale gurigeyga kufaraxumeyay midkle aabeheed somahan qofka ninkaa kudary mareykan ayo ka imady ninka dabcan aabehed lacag ayoo kadoortay gabadhaa
@Qaali-ts4ke
3 күн бұрын
Mislim 2 jareer lama qaniino, imaankaad daciif ah. 1 Allah jeclaaw 2_ rasulka jeclaaw 3_ quraanka jeclaaw 4- naftaada jeclaaw.beenloowyaasha kuma ay san jecleen ee maadaa aad meel xun joogta si sahal wax uga hel bay islahaayeen,habaryar ilmahèygaa isku factihiin,salaadaada dugo ee ilaaheey bari,hadaa is disho adigaa naar iyo cadaab kuu danbeeynaa. 28:15
@yaqubabdi9532
2 күн бұрын
Mr. Ridhwan do some classes of counseling , because you a very good in counseling. I will encourage you to do some courses of counseling and psychotherapy classes to further your knowledge of counseling.. And to the lady , let her be honest to herself and leave completely unnecessary things with the boys of the town . She has to have some knowledge of studying people's appearance and body language. Also, she should do more adkaar and tasbix.
@RAli-j8j
2 күн бұрын
Somali dhibka hayesta waxa waye caruurta jacel siiya hadi kale saaso kale aya dhacin wayo xuma iyo saman ma Kala garanayan qofki jacel ama naxariis ka argkaan waye iska daba kici oo gud saas ugo dhici. Love start from home iyo parents hadi ka wayedana cid kale Kama helayan
@AnwarYuusuf-q6c
3 күн бұрын
3like isiiya😅
@IqroAbduweli
3 күн бұрын
Gabadhan iimaankeeda yar sidee qof dartii isku dilaysaa nafteeda miyey cadaab la rabtaa please salaada ilaali ee xag alle ulaabo abaayo 😢
@fatimaabdi636
3 күн бұрын
Allah wxaan kaga mahadcelinaa kaaso ii baray qimaha nafta amanada la iga dhigey cidkasto ii xumeyso oo aan hoyadeyda ah ka aheen go,aan wey ii fududahay inaa ka qaato.
@Honey_iyo_chocolate
2 күн бұрын
Haa wlhi alxamdulillah waa nimcooyinka Allah lagu shukriyo
@KOKOBULLE-it5e
3 күн бұрын
Team ridwn one like 👍
@moogebushaaro627
3 күн бұрын
Ķoko bule
@NastexoNuurmohamed
3 күн бұрын
Kᴏᴋᴏ
@AbdiwiliAhmed
3 күн бұрын
Koko wankujclahh
@AbdiYare-b4d
Сағат бұрын
Koko
@AnzalJamal-x1d
3 күн бұрын
Aniga aya uhoreyo cawa yes 🎉🎉❤❤😂😂
@firdowsmusay-ze9gs
3 күн бұрын
dumarka soomaaliyed waxan usheegeya majiro nin guursanaya naag dhaaqo ah ee ninkasta wuxu raba naag xishood leh oo shanteda wakhti tukata
@QadroIsmail-gt9pr
3 күн бұрын
Nin xishod badan o wanagsan ba hela gabar xishod badan owanagsan dumarka kale wuu ladhiqeysane gabar wanagsana wuu raba xagelaga hela he ilahayba horay nogu shegay qofwalba inu qofkisa heli dono
@sagalshariif2023
2 күн бұрын
😂😂😂😂
@mohamedfarah1269
3 күн бұрын
Alla gabadhan yaa isiiyah wlhi anaa dabecadeda o kle leh o dunidan kaweysanaa qoftan o kle hadey sidey shegtay run katahay nasiiba iyado kle ku helo ilaheu ha isiiyo 😢
Wxaga daacadnimo iyo jaceyl midna maha dj neh madarasad majogan wllo wa clup mrba qof hda clup kabarate wanag maka sugeysa alle kuxernaw sis dadka xun asga ka dheranayo
@fu-aadfj2850
3 күн бұрын
Bis qalaas Gabadhan sirtii lagu dhibateen lahaa hadee bixisay ani ahaan 😅
@fiidowmrk
3 күн бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
@shukrishuulaanka8595
3 күн бұрын
Illaahay kurbada ha ka qabto hablaherna yaryar hana inoo xafido. Raga gabdhaha masaakiinta ah duleysanaya idinkuna illaahey ka baqa insha Allaah
@firdowsmusay-ze9gs
3 күн бұрын
naa daacadnimo maaha waxas ee wa diin xumo iyo tarbiyadi oo kaaxumaatay iyo xishoodki midakale wa sixir waxay marsatay
@sabiriinmaxamud2684
3 күн бұрын
😂😂😂😂
@NuurAli-f6p
3 күн бұрын
Walhi Ragu waxay jecelyihin kuwa ka carara Ee kudhaha Iida mobile kayga,😢
@NimcoFoolxumo
Күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤
@madadaalomediapro6633
Күн бұрын
Gabadhan waxaa haayo jcyl maahan ee waa dhibato dinta xageedaa ilahay isku xir xadka dumarnimo ee ilahay kuu doorayna ku ekow nin dambe oo ajanaba kaa ahna gurigisa hakula kulmin iyo kaaga midna❤
@143-k1d
3 күн бұрын
gabadha waaba sixireey ushaamba mee dhahday aa marsanaa macbuudka qoftaan umadda halaga qabto hadii kale rag badan ee sariir saareysaa walee🤭🤭
Subxanallah allow tani sharteeda inaga hay meshu ma mell lagu tuntaa ileen mell kaloo la qarin karo majirtee teeda kale gabdh fiicano wanagsan mell xun maba aysan aadeen awowe
@Aminasacdia
3 күн бұрын
Ridwaan sheekadaan kumasocoto😂😂😂😂😂
@shidujr7657
3 күн бұрын
Waqti mel bilash uga baxay le😅😅
@alidubo9
3 күн бұрын
Legend Ridhwan Sidaas cadaalad ma ahan Meshaas ino sheega anaga
@GabsheAhmed
3 күн бұрын
Gabadhaan masha allaah niyad wanagsan bay leedahay lkn sanadkaan gabdhaha jiro way ku yaryihiin gabadhan oo kale
@HodanAbdul
2 күн бұрын
Alla ridwanaw qof walbo waa waresane
@InnocentDesertCreature-il9uj
2 күн бұрын
Team qiso jeceyl xanuun bdn jecel one love❤🎉😢
@UgbadCabdirahman
3 күн бұрын
War tan iguma socotoh nio maaxaa khladan😂😂😂😂😂😂
@alimualim22
3 күн бұрын
Mr Ridhwan Isack broadcast hore u soco brother 🙏
@LeyloOmarali-l6t
20 сағат бұрын
Shekadan Wanka Shikiyeyy Ani Alifade U Egtahy 😂😂😂🏃🏃
Alaa aaminkii o dhaha iga dhumay ani lugna wa kula socda lugna bananky ii taalaa 😂
@mahatabdisalam
3 күн бұрын
5:40 First person one like
@sacdiyacismaanw.a6338
Күн бұрын
Qoftaan waa maskiin 💔😢
@CR7suuui-t5w
10 сағат бұрын
Let her not give uh stress abaayo I know her she's a liar..I know since childhood she's from lagaboqol wjr
@ismailhusienaliruicosta
Күн бұрын
Allow Cayb Astur Aameeen
@nimcoaxned9466
3 күн бұрын
Ani sheekdan uma bogin 😂😂
@safamaxamed967
3 күн бұрын
Amba
@Mazim107
3 күн бұрын
😂😂
@yussufgarat5171
3 күн бұрын
Shaxda fahan adga
@SucaadoCadulahi
3 күн бұрын
Amba
@cabtanmohamed4514
3 күн бұрын
Mashalah wa Gabar dacad ah ?
@fardowsoabdullahi6850
11 сағат бұрын
Radawn dhibow atay malinkast sheko😂😂😂😂😂😂😂
@halgankanolosha7992
Күн бұрын
walaaley illahay ka cabso hadaad fariintayda aragto rabiga o noqo rabi ayaa ku siinaya qof qiimahaaga garanaya meelaha xun xun aad tagaysana iska daa rabigaa talo saaro
@WandagoOsman
2 күн бұрын
Laaa ilaxa abayo doqon maa taxay waxas cml iskadaf yqh
@kassimMuhumed-l1r
3 күн бұрын
Ridhwan gabadan numberketha isodir
@zapnaqueen3939
3 күн бұрын
Ridwaan isoo jawaab wll
@HawakinNur-v3j
Күн бұрын
😂😂😂 ame cabsan tahay hee ani waa shakiye
@kingsamirofficial8321
Күн бұрын
Hadiii aan Runta kawahadalno Qof aan kalab kubarty xumaan la'an inan wada socono macquul ma'ahan / Allah wat happened to her . Allow gabdhahyna Nobadbadi 🤲🤲
@alawal5085
3 күн бұрын
jacaylku waa shay wanaagsan laakiin waxa uu noqon karaa khatar marka aanu helin waxa uu rabo. qaar badan ayaa laga yaabaa inaysan fahmin iyada laakiin tani waa xaaladu qofku aan jacayl ka helin cidda ay aad u jecel yihiin.
@fatimadagan8541
3 күн бұрын
Above gabadhaan ina so dhigtid ma ahayn ina la talisid uun bay ahayd waa qof low self steam ah
@zakarieabdikasim8618
3 күн бұрын
Damankaan daaman cunto diiday uma ekee cantuuga rabtaa
@degaghedi1738
3 күн бұрын
Horta illaahay hanawada asturo tankale hadaad meel xun tagtay ma nin fiican ayaad kafilaysay meel xun gabdhow nin xun unbaa jooga
@worldwideoddities6688
3 күн бұрын
Armay iskaamusto horan mesha mashegiya kulha hdna Dj 😅😅😅😅😅 club waye Y udidi
@UgbadCabdirahman
3 күн бұрын
Haaa sidaas weyan
@maclumattv4354
3 күн бұрын
Qof balwad leh oo sanka duratay qof nolol ka dhiganaa maleh. Gabadhaan hadey walid qabto iyo walaalo ha xirtaaan. Sidaana haka badalaan that is reality
Пікірлер: 424