Ilahow hadaan naag caawiyo ama soo dhowaysto saas iyo ka daranba haygu dhacdo 😢
@Xaliimomaxamed114
Ай бұрын
Naagahan xun baa dumarkii in lacaawiyo ba dadkii kudiraaya
@umazakariyahelmi6745
Ай бұрын
Bisinka Xamdaa la iyidhaa waanan xishoodbadanahay
@Fardowso-wh3jg
Ай бұрын
qof dulmi gaystay oo faiday lawaah
@samiyaahmed5736
Ай бұрын
weligey kuma cafiyeen kumana caawiyeen dhabarka iga qaniintey
@samiyaahmed5736
Ай бұрын
weligiin naag ha soo dhaweysanina naag iska ilaaliya
@Xaliimomaxamed114
Ай бұрын
Wax kale kama nixin laakiin markay ilmaheeda shirqooshay subxanalaah
@RaaqiyaCdey
Ай бұрын
Wlhi inaaan samayn leheeen tu ii gargarte iskaba daye tu ilug goyse xitaaa ninkeda hunguri iga gali maaayo
@user-hq9jk9hj6r
Ай бұрын
Qayanada walaga fcn yahay aniga guri an qadamo ka aha ninki naagta qabay baa IGA helo igu yiri aankuu guursado qof wanagsan edeb iyo aqalaq Leh ba tahay walley maxa ka I dhihi lehed wax walbo wanku sameyna cidna Ku Ogan meyso gbadhuna Markey meel aadeysio Wey Ila bslanta cunada miisla usaar marku so baxo jikada hakaso bixin anaba nimanka ka xishodo ilaa hada anoo qof weyna ma jecli inaan istago xita Mel niman jogan wanka tagay gurigii shaqo kale ayan helay macsalamo ayan iri mrki bishi aan qatay ayadii hoyo ayey utimid aaway gabdhi qofan ayada ehen ma Rabo waa qof wanagsan ayey tiraahdaa wa iska sabartay marki dsmbe maxaa Nin iyo naag is qabo iigeynayo farxadoda ukala jaraya mid ijecel ban helaya
@BulloHassan-xg4xr
Ай бұрын
Tani Naag maahee Waa qabaxad weyen kii waalaayee Madaxa ka Tumi jirey baaku Wacanaa
@ifrahmuze3593
Ай бұрын
kkkkkkkk warunta
@FadumoHaash
Ай бұрын
Bisinka 😢😢 anisa sorry 😢😢
@qasidaadam5199
Ай бұрын
Subxana lah
@HamdaFahiye
Ай бұрын
Wlhi Wan xishoona tan waa uf lkiin😂
@user-nu7px5zd1z
Ай бұрын
Naagtu waa macaalt balyo ku dhashay😢
@habibohussein2019
Ай бұрын
Hadhin
@mahadkimikoh1509
Ай бұрын
Subxanallah
@Xaliimomaxamed114
Ай бұрын
Ilma laga naxay ilmona loodulmiyey baa cafimaad kudhalanaaya
@souadosman6684
Ай бұрын
Anisa farid nag nama amino
@IshaQurux
Ай бұрын
😂😂😂 war rooyalow wyoo magacayaga wad u gaftey 😢
@RAHMAAHMED-mr8en
Ай бұрын
Gabadh aan aqaano nin ay shukaansan jirtey xitaa ayaan ka yiqyiqsoodaa Mise waaba gabadh abaal i gashay Jow dumarku mlha isku damiir maha Anigu yaabee
@Nimcosiciid-f6u
Ай бұрын
Subxanallh
@Hw15243
Ай бұрын
That is disgusting Fadumo😮😮😮😮😮😮
@samiyaahmed5736
Ай бұрын
sheeko ka xun ima soo marin waxan ha nooga sheekeynina waa taas naag abaal maleh
@BulloHassan-xg4xr
Ай бұрын
Diinteena wacan baa inoo sheegtay Laba qofoo isgeya hadal keli isku Noqodaan shayedan baaka dhex Shaqayesta Soomaalidu diinta Kuma dhamaan in badani
@aneizamostaphaaniza1138
Ай бұрын
Magaca miskiin lagama aha🔥😂
@sucadbileahmed8004
Ай бұрын
Wllhi naagtan ciil ayaa iga qabtay
@NacimoBashiir0
Ай бұрын
shekoyinka noocan wa u xiisy saa inta waxba ka barn jire balaayo haydin so dhaeesato dumarow waxan ka yaabi taan arko iney dhibateysan thy inaan dhulka madax u galiyo 😂😂
@somalihanolato741
Ай бұрын
Gabar ha u gargaarina ninkaga ilaasho
@RaaqiyaCdey
Ай бұрын
Marka lagu leyahy ninaa kabtisa tolaysid baaa karfantada tolaya Alla doqon nimo badnaaaa ilhow ada kaaa magan galne
@MurwaadDarod
Ай бұрын
Wax xaaran ah weyan tani
@Nimcosiciid-f6u
Ай бұрын
Yaaba
@BulloHassan-xg4xr
Ай бұрын
Naag Weigaaha aaminin Iska jira Waad aragtane
@sucadbileahmed8004
Ай бұрын
akh duqon looma gargaaro
@user-fo6it1tt1k
Ай бұрын
Qumayo abaaal laay gablan i dhigtay adi is eed
@ifrahmuze3593
Ай бұрын
fadumo doqontano kale hanoga soqadin sheeko uuuf
@farahfartun3961
Ай бұрын
Naagba doqonimada ku nacey balaayo kugu dhacdey
@nimcoabdullahi9597
Ай бұрын
Inkaar kugu dhacday naag maba arki karo shaydaamada
@amiiraadan3017
Ай бұрын
anigu sheekada dilga rabna mad ka sheekaysan mise waxa ogan bad uga dhaceysa wad nagu macaneyseenbe wixiibe like danbe saari maayo
@HanaXamse
Ай бұрын
De waxpa ha sarine soco
@AdeySalah
Ай бұрын
Shekadi bage dhan warka sariirta kudamaaday bisinka daqan intan ana dadkenu iyo Islam ba ku arag kuna maqal meshan ogu imaw dadkan xagey jogaan gabar darka shaarac loga furayo gabar toosh lagu ifinaayo alaabteda la egayo acudubilh
Пікірлер: 56