maxaa naga quseeya yuhuud qoxooti ah oo dalkayaga degay kana guuray? ingiriiskaa watay yuhuud! waar yuhuud waanu necebnahay waana necbaandoonaa itay tacadiga ku hayso ehelkayaga oo ah falatiin
@dryusufqanimohamedabdi5737
2 жыл бұрын
Buugan isagoo qoraal ah waynu heli karnaa saw maaha
@apdinaasirmuhumedd6527
2 жыл бұрын
waad ku mahadsan tahay digniinta aad nasiisay
@AliHassan-hb1bn
2 жыл бұрын
Soomaalida borobagaando iyo xaqiiqo makala yaqaaniin waayo waa reer guuraa
@arman__aj3751
2 жыл бұрын
Gaal gaal kle iima dhaamo
@abdiwalihared7807
Жыл бұрын
Asc walal wa muhiim maclumadkan oo kale e waxan ka codsan laha inad noso kordhiso Wayo waxan umaleynaya iney qabilada .5 ah qarkod ay isir ahan kaso jedan yuhudi beri hore dheganeyd wadanka. Thanks 👍
@cabdifataaxrashiid366
2 жыл бұрын
Thanks mudane halkaa nooga sii wad
@ahmedsouleyman3664
2 жыл бұрын
Diin Ilaahay soo diray waxaa ugu horeyseyse diintii nebi ibraahim?!1@
@ahmedsouleyman3664
2 жыл бұрын
Hadii soomaaligu yahay carab muxuu ugu hadli waayey af carabi ogow kama hadlin diin?!1@
@AhmettNani
2 жыл бұрын
Yahuud waa diin i am respect fully somali hadii eynu nahay waxaan isku mashquulina dal kale sida falastiin anaga oo keeni dumsan yahay dadkeeni qaxooti yahay aduun ani maxaa iga galay dhul carbeed oon adoon ka ahaay hadii aan aado zxp runta aan isku sheegno qofka somaliga ah somalia ayuu sharaf ku leyahay hadii aad dal carbeed aado adoon ayey ku heystaan meqaa qof oo somali ayaa laga soo tarxiila sacuudiga amaba lagu jir dilaa somaliyey is fahma ani somali ayaan ahaay igu filan dal welibaa oon danteeyda ka arko waan la maacamiili zxpky hadii aad thy qofkaan naco Nac miyaa jirtaa ma jirto
@abaabacarab527
2 жыл бұрын
Soomaaliya waxaa bur buriyay waa gumeystaha cadowga ah . Dhulka ay heysato yahuuda waa dhul ka dhaxeeyo muslumiinta oo dhan waxaa ku yaalo masjidkii seddexaad ee muslumiinta.
Intaa ka badan uma dulqaadan karo buugaan yuhuuda ka waramaya
@QAAMUUS_PODCAST
2 жыл бұрын
waynagaa ka gudubnay.
@sacdiyoyarraw6140
2 жыл бұрын
Soomaali hadda nahay yahuud nama soo gasho lacnatulaahi calal yahuud 🇮🇱🤮🤢🐖🐖
@cawilgeelle3746
Жыл бұрын
Yuhuud yaylugta nalasoogelin marnah raadkooda halawayeeh shadaan hadaqiil doonayaweeye somaliga qoray waxaan oo faafiyeyna waliid xun ninkaani no no no yuhuud.benaale iyaba majirin wagaas benaale nagataasina been bay ku murmin si yuhuudi ay somalia lugta ula gasho bal eeg waxatiri geni maxaanaga galay
@sergiogufo6534
2 жыл бұрын
Asc qaamus kaa hadhal Ethiopia jew
@saidahmed7268
Жыл бұрын
Shraaf Baad sheeganjirteen...kadibna dalkiinaad aaddeen....awalna qaqooyi ingiriiskaad ku joogteen barbara
@warsameabdi6914
2 жыл бұрын
Hadeer bayba joogaan waxayna ku milmeen qabiilo somaliyeed hadii labarana waa la helayaa
@AliHassan-hb1bn
2 жыл бұрын
Soomaalida
@ahmedsouleyman3664
2 жыл бұрын
Kuwa aan waalidoontood waxba u sheegin waxay rumaystaan sheeko xariirta?!1@
@hamdihussien7515
2 жыл бұрын
Qaamus inaad noo xayasiisa sheegta isreal maxaakeemay nin yohow sheegkada waan jclaa lkn hada unscribed ayaa kuyaqana hada laga bilaabo by by
@OmarAli-qm6nz
2 жыл бұрын
Markii aan arkay labadii yuhuud ee muqdishu yarantaydii waxaa jiray dad la odhan jiray yibraha oo carrurta dhalata ka qaadan jiray Lacag la odhan jiray samaayo lana Amin Sanaa Hadii la siinwaayo in caruurtu dhibatonayan dadkaasu waxay ahayeen Somali ku Hadla in kasta oo ay ahayeen dad gagaban oo cas cas Daro way ka tageen somlilaland oo dib loma Arag
@abuukarayaanle6842
Ай бұрын
Yibro waa somaali balse waa dad jiro hadana wey ku yaraadeyn dhulka
@AliHassan-hb1bn
2 жыл бұрын
Soomaalida qurbaha ayey dullaykaraan kana baayacmusheri karaan waayo meelaha ay Soomaalida qurbaha joogaan waxaa haysta yuhuudda sida USA, qofkuna marka uu baahdo waa dulloobaa.
@ahmedsouleyman3664
2 жыл бұрын
Waxa yaab ah Yuhuuda sow ma ahan diin soomaalidu miyey yihiin waalidkii dadka' miyey ahaayeen israaiil 'oo miyey jiraan kuwo keenay wax aan ahayn kuwo been sheegagaya?!1@
@ahmedsouleyman3664
2 жыл бұрын
HADII WELI SOOMAALIGA AAD U TAQAANID CARAB MAXAAD U WAYDIIN WAYDEY INAY AF CARABI KU HADLAAN?!1@
@cabdisalaanmuhumed4233
2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤴🤴🤴
@mofit8766
2 жыл бұрын
Hello 👋 🫂 somali hanolato
@yusufhassanfu4012
2 жыл бұрын
F jahuud
@cabdicaydiid3320
2 жыл бұрын
Waayo Somaliduba way degan yihiin Meelaha yuhuudu degan tahay Gaar ahaan Europe America Waxaan qabaa Yuhuudu way Degi karaan somalia kana ganacsan karaan.
@abwaanomar4883
2 жыл бұрын
Bal adigu keen Soomaliya
@mariaabdiwahid4372
2 жыл бұрын
Axmaq xata qolka ledahy ma galin kartid adu rayi bad ka wramaysaye ad ka dhibatide
@mosesuufi-si2xn
Жыл бұрын
nacallaa kugutaal
@Soomaaliweyn1
2 жыл бұрын
War beenta ka daaa ummada somali haku dhax qasin ummad sal io rad an laheyn in wadankena mel ay kaso galeen e benta dhaf kumeystaha israil wado ha ufurin wadna ogthy in ay somali mesha ugu fudud lagu caqli badalo in ay thy social media e benta dhaaf bugan waa qalad qalad ilahey ka baq bugan waxa laraba in ay israil somali ay tagto kadib saldhig kasameysato howl dheer ba wada nio lkn wa lagula socda
@ibarahimali429
2 жыл бұрын
⁰ĺ⁰
@ahmeddhamac3288
2 жыл бұрын
Fake wyeh wxni yaan laga maaqlin damiinow wxn 🥺😁
@abdikhadiradan7790
2 жыл бұрын
Fake documentary
@ahmedsouleyman3664
2 жыл бұрын
Iyadu waa haweenayda aad ka hadlaysid buugeeda waxaan hubaa inaysan ahayn qof haya taariikh badan way heli kartaa wax badan hadii ay hubto inay tahay inay tahahay qoŕaa dadka aduunku akhrsto buugaagteeda miyey ku qortay af soomaali buugeeda?!1@
Пікірлер: 50