Faaadumo iyo muuse hal dalqo ku furayaa markay is jiidjiiteen lkin faadumo faamilkoodu waylarabaan wiilka ninkii hore usoo rogaal celinayaa aroosbay ku balamayaan guri wayn ayuu u goglayaaa muuse iyo hooyadiina barasoosku wuu usoo baxayaa oo kamay burburin maadama wiilkeeda aabihii yahay muuse markuu soodago faadumo masalaamaso hooyadeed ayay salaamasaa waliba hooyadeed waxay udirsatay xijaab taash ay ninka kula aqal gali lahayd oo wadankii loogasoo toley iyaduna waa ganacsato ahyd oo alaabtii arooska way diyaar satay 😂😂😂😂 balse muuse markuu soodagay hooyadeed ayaa ku qalqaalisay in ku noqoto ninkeeda ,hooyadeed waxa kukacasa xasaasiyad ama energy ay kaqaaday xinihii loosomariyay ayaa farmasi lagayn doonaa kadib jaanis ayay halkaas ku helidoonaa muuse wayna is raaci doonaan wayna heshiin doonaan meherkii ayuu isla habeen nimadii diyaarinayaa iyaduna way kaxanaaqidoontaa xataa aabaheed ayaa lacag loodiri doonaa walaalkii oo maraykan jooga muuse ayaa kaqayb qaadanaya iyo ehelkiisa kadib muuse way kugacan saydhasaa oo hadana dib ayay ka heshiinayaan wuuna ku odhanayaa waad i xiniinyo taabatay oo casuumadii xoolihii laqalay ee habrawadagii ladiyaarinayay ee sheekhu joogay ee meherku dhacayay ayay kaburburusay ugu danbayn way is guursanayaaan shahru casal ayay galasaaa ilmahana hooyadeed ayaa u haynasa car wakaasa lacag igu siin waa rooyalow kkkkkkkkkkkkkkll❤❤❤❤❤❤❤ waa fadxiya maxamuud oo joogta hargeisa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉salaan gaara faadumo iyo team adkaatay
@MOhamedFer-qr4qe
Жыл бұрын
1000 way lacagta
@hiboabdi2806
Жыл бұрын
10000💲
@anabali5731
Жыл бұрын
Haa wuu dhacaayaa furiinka 😢
@hhoyohooyo4026
Жыл бұрын
3000 kun iga dheh❤
@nabihamed6455
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤fatouma timado allah ku shaarfo bisou ma dearly
@hodanabdi9999
Жыл бұрын
Asc Royal iyo fatou quruux big ❤ guys ❤❤❤ long life ❤❤❤
@fartuunworld
Жыл бұрын
Masha allah wlshe fadumo allah ku barkeyo family abaayo
@saidamohamed6670
Жыл бұрын
Wuu badbaadi lkn waa laganaxin fadumo
@ji8698
Жыл бұрын
Haa wu dhacaya qaladkana waxa leh muuse lakin fadumo kamay roonan lakin alxm hada wa nabad iyo caano isku waara ❤
@luluhassanhirey3023
Жыл бұрын
Thank you Ff❤❤❤❤️❤️❤️🇦🇺🇦🇺🇸🇴🫶🫶🫶🫶🫶💐💐💐
@nw4086
Жыл бұрын
5,000
@SaleebanKayseibnudhaaye
8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ masha Allah
@nawaalhassan4780
Жыл бұрын
Adagaatay mashaalah hoora u soco❤❤🎉
@Sxb137
Жыл бұрын
Maya
@kaldeqaabdi1108
Жыл бұрын
Dee10000 abdoow
@NaciimaMaxamed-w3s
Жыл бұрын
500 boqol
@AbdiBuur-y6d
Жыл бұрын
3
@sahrokulmiye4538
Жыл бұрын
Adkaatay ❤
@umucafifa
Жыл бұрын
FadUmo wa boqorada qoLka love you wll❤❤🎉
@FamoM
Жыл бұрын
Subxanalaha dibad iyo aurbo maa dhibatdaas loonrayaa subxanalaha😢
@AshaAbdi-rd8fy
Жыл бұрын
Fadumo love
@fadumoshinosharaf
4 ай бұрын
Waa laba Kun oo doolar
@zafaabdilahi
Жыл бұрын
Thanks team adkaatay
@tash7356
Жыл бұрын
Team adkaatay iyo madaxdoda anigona dawaanin hurda ima qabaneyso runti anigo dageysanayo ayan hurda o markan so tosana wan si bilawda dadka ila jiifo aya igu nacay
@craxmanaxmed7787
Жыл бұрын
asc team adkatay furinku waa uu dhacaya khaladkana waxa iska leh muuse inkasto ay fadumo dagdagtay
@aishawayrax9003
Жыл бұрын
Muuse ❤️❤️❤️
@sahroahmed9524
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenCm-yq1oh
Жыл бұрын
Ma dhacayo furinku
@rayanhassan6389
Жыл бұрын
Waaa dhacayaa lkn waaa soo ceshanayaa hadana isku waara waligiin
Пікірлер: 539