ASC Kinsi waxay dhashay gabar aan arkay ma haddii ay ka badan dhashay,gabadha waxaan ku arakay 1992 Magaalo la yiraahdo mesagaeaay Ku taal Ceel-dheer Ku Taal,gabadha Aabaheed baa heystay oo la yiraahdo Mahumuud Abdi raage,marka kinsi carrur waa dhashay Thanks 👍
@sacdiaxmed2332
Жыл бұрын
haa wey jirta in ee Kinsi ee dhashay gabar, Kinis ayado 17 jir ku guursatay Muqdisho, 1975kii sida ula soco
@ilyaasmaal742
Жыл бұрын
Waarun iyadaa hargaysa ku haysay mudooyinkii danbe ee ay isaka buktay.
WAAR MA UMULISAA KU DHASHAY MAXAA DHALMO UUN KUGU MEEMEERIYAY MIYAAD FANAANIINTA FANKOODA KA HADASHID IYO RIWAAYADIHII AY SOO KALA MATALEEN ADIGUSE MA DHASHAY OO MA HUBTAA INAAD DHASHAY MA KU DHAARANAYSAA. KOR U BAX WAXAAD KA HADLAYSAA WAA CEEBE .
@mohamedabdirisak5821
Жыл бұрын
faynuus way dhashy 3 caruur ah bay leedahy laba gabdhood iyo hal wiil waana ayeeyo
@drshoonbe2632
Жыл бұрын
KINSI INAN BAY KA TAGTAYAY FAYNUUD INAN BAY U DHASHAY CIISE GAYNAY NINKA IMIKA QABA 6 CARUUR TAARIKHDA FANAANKA DIB U RAACA WAXAB KA QALDAN
SORRY BEEN CAD AUAD LA SO FADHISATAY. HIBO NUURA AYA BEEN KA SHEGTAY Q1 HADA FAYRUS MAD TIDHI WAX MA DHALIN? BARMAMIJKI XIISU LAHAN LAHA HADI AAD BEENTA KA ILAALIN LAHAYD WAYO TARIK AYU AHAN LAHA !
@deqsanmoha3091
Жыл бұрын
Fayrus maa ahaan feynus weeyi
@deqsanmoha3091
Жыл бұрын
Feynus sheikh dahir caruur way dhashay wll waxad aad hubiin haa soo gudbiin views melxun yuu kula galin wax hubso markad wax soo galinaysiid
@maxamedtuke9990
Жыл бұрын
Dadka beenta ka daa kinsi iyo fayruus labaduba way leeyihii caruur
@somalidhalada1960
Жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁
@nnnnwowo9164
Жыл бұрын
Maantana ma halkaasay kaa gashay iimanka beele.Kinsi carurbay dhashay fayruus sidoo kale cadar oo kale.Nabad galiya dadka
@ubahmohamedmohamud4278
Жыл бұрын
beenlow feynuus ciyaal badan ayeey dhashay war ilasheey ka bakh
@zu7729
Жыл бұрын
War an sugneen intaad sheekto hadane kusii socoto waa qalad
@@caweyskadalmar may nagaa hubtaa wll Ileen fanaaninta Qamar harawo marwo maxamed Guduudo carwo caruur ale masiinbu yidhiye
@aw-geeddishaambow9792
Жыл бұрын
Kinsi iyo Feynuus carruur bay leeyihiin laakiin Shankarroon weligeed wax ma dhalin anigaa si fiican u aqaan, gobolka Maine, USA bay deggan tahay.
@abdiasishaybe3237
3 күн бұрын
Beenta dadka ka daa Faynuus Caruur way dhashayee
@abdibotan4740
Жыл бұрын
benbadna tukgas moryantas
@bulshadacusub
Жыл бұрын
Kkkk
@aw-geeddishaambow9792
Жыл бұрын
Feynuus Shiikh Daahir carruur ayey leedahay, xitaa Ingiriiska kuwo ay ku dhashay baa jooga. Halkaa waa ku ceebowdey. KZitem ayey ku jirtaa iyada oo carruurteeda ka sheekayneysa.
@cabdicasiisgiire3089
Жыл бұрын
Aw Geedi Shaamboow waaye Hibo nuura qamar harawo maydhaleen
@bardehanad4919
10 ай бұрын
Ilahay ku dulee, bal geedkaa codka xun wuxuu camal ka dhigtay eega. Arrimo aan la gelin ayaa jira. Tanoo kale lagamaba hadlo oo waa wax qofka khaas u ah. waxaan kugula talinayaa qidcadan meesha ka saar.
@bulshadacusub
10 ай бұрын
Ninyahow wax soo baro,dadkaan waa public figure waana laga hadli karaa.
@bardehanad4919
10 ай бұрын
@@bulshadacusub public figure wax la dhaho ayàad qalad ka fahantay jail yahayow. Qofka shaqadiisa waad iyo xirfaddisa waad ka hadli kadhaa lkn arimaha shakhsiga diinta islaamku ma ogola.
@somalihanolato741
Жыл бұрын
War dhalidooda maxa ku daba dhigay
@abdirahmanmuse7325
Жыл бұрын
Kinsi Xaaji aadan xuseen Way lahayd caruur allah ha u naxariisto.Kuwa kale ma hubo.
@ayaanabdulkadir5363
Жыл бұрын
2 gabdhood bay lahayd oo abgaal ah anaba aqaan gabar ay habar yar udahay waa nin been wada
@umulkhairahmed168
Жыл бұрын
@@ayaanabdulkadir5363 wll kinsi hal gabaray dhashay waa sidaaa
@ayaanabdulkadir5363
Жыл бұрын
@@umulkhairahmed168 walaal gabar ay habar yar labaad udahay oo ina adeer deed dhashaan aqaana oo aad ula socoda 2 hablood bay dhashay oo abgaal ah midna xamar baa lagu qabaa midna ayaday la joogday markay dhimanaysay saas bay igu diri ayadana aad u og oo waaba faamili
@@umulkhairahmed168 walaal ani qof dhinday been kama sheegayo ok ani waxan aqaana inan ay habar yar udahay baan ku iri oo ina adeer deed dhashay oo hada burco u guurday awlan qurbaha ila daganayd kinsi alayaaraxma labo hablood bay dhashay oo abgaal ah barigii muqdisho ay ku noolayd bay na guursaday nin ka yaanan murminee inaga daaba dee inan deeda hadaad aragday qabiil keeda miyad fahmi kardaa inay kuu sheegdo ama Aad maqashid ba ee walaal waa xaqiiq waxan soo qorayo haday san ahayn qof dhinday been kama sheegeene inaga daaba aan ka harno war lama saar baan karee macasalama huuno
@rashiidcabdiqeex7387
Жыл бұрын
Waryaa beenaale beena jooji xog kama haysid fanaaniinta fanuus sh daahir gabadh ayay dhashay una dhashay naxad ciise cabdi
Пікірлер: 95