Maashaa allaah illaahayow xifdi oo cadowga ka qabo Soomaaliland. Aamiin waxaasay ka muraara dilaaceen Daaroodkii markii hore dumiyey. Waar Maashaa allaah u dhaha kuwiina daawanaaya iyo kuwiina duubaayowba
@alinuromer5876
Жыл бұрын
❤ Mansha Allah, Allah Ha u Barakeeyo Aamiin ❤.
@acacius9903
Жыл бұрын
This looks really cute and peaceful. 😍🤗💕
@JamiilaJiimi-xq3pv
9 ай бұрын
Masha allllah reer somaliland noooolaaada cadowgiinu ha jabo❤
@NimcoFf
8 ай бұрын
❤❤❤
@duceesane2820
Жыл бұрын
Pizzahut waa shirkad wayn..hadii ogolaasho aan ka haysan ama wax hishiis ah, shakhsiga ka Mas'uulka ah waxaa sugeeso ganaax iyo xabsi..
@bintusoomaal143
Жыл бұрын
Oo halkan yurub baan moodayee
@farahroble9961
Жыл бұрын
Mashallah
@alinuromer5876
11 ай бұрын
❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland ❤ Pizza 🍕 Hut
@fs292
Жыл бұрын
Lacag ruji oo carar. Haaye ma xumee waa guul eh waxaas wadooyinkii ba ka horeeya.
@apdirisaaqpersio9833
Жыл бұрын
Gurikan iga iibiYa mustqblka I.a 😮
@UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
Жыл бұрын
Mcha llaah
@abokorbaxnaano3252
Жыл бұрын
Video ka so same burji omar😂
@abuubakarmohamed5748
Жыл бұрын
Videos ka codee muuqal kaliya bila coda waa laga wanagsan yahryna
@Ishwaaq123
Жыл бұрын
Anigu Cod L’aanta ayanba ku haystaaye
@mrsuhayb7018
Жыл бұрын
Xage laga furay😊
@maxamadyuusuf3506
Жыл бұрын
Shacabka
@hamdamuse7771
Жыл бұрын
Xagee ayuu ku yaala
@ND-ln1hi
Жыл бұрын
Pizza Hot or Pizza Hat 😅
@abdimuhumed8411
Жыл бұрын
Pizza Hut not hot or hat like you said
@ND-ln1hi
Жыл бұрын
@@abdimuhumed8411 you didn't get the message.
@user-vo3qe9hs9q
Жыл бұрын
Waan jeclhay somaliland ❤
@xasanabdi3013
Жыл бұрын
Xaafadee ku taalaa meheradani
@abdulwahabaden2116
Жыл бұрын
Jigjigayar hadaa ma meel kale kkk
@xasanabdi3013
Жыл бұрын
@@abdulwahabaden2116 waan gartey inaan meel kale ayna ka dhisnaa viva xaafada xaafadah
@houdamohamed5423
Жыл бұрын
@@xasanabdi3013wllo waa shacabka maha jigjiga yare kkkkk
@ilhanhassan9813
Жыл бұрын
Meeshu malaha waa dubay
@houdamohamed5423
Жыл бұрын
waa hargeysa xafada shacabka 😂
@goudhassanaden4627
Жыл бұрын
Dadkani goormay qaan gaadhi nin kasta wuxuu rabaa inuu dhadhan kale iyo dhaqan kale dadka ka iibiyo lacag ka sameeyo lacagta wadanka taal intuu ka faaiido mahaa inta kale wuxuu siinayaa shisheeye oo ah kuwii waxan samaystay
@jamaadnuura10
Жыл бұрын
Malhruuqnimadu waa cudur ilaahay baa siiyay wadankiisii buu gashaday maxaa xun uu sameeyay mulkiikuhu shaqayso oo aayar Mansha Allah hadaanad odhan karin just shut up
@goudhassanaden4627
Жыл бұрын
@@jamaadnuura10 cajiin Talyaaniga laga keenay iyo mozzarella jubun ma waxaasaad horumar iyo Ilbaxnimo u taqaan Markaad dhaqan kaaga cuntadaada hidahaaga dunida u iib gayso eed ku qaanciso taasaa ah horumar lagu faani karo
@maxamuudibraahin5219
Жыл бұрын
Waar meeshan lahabeeyay halkay kutaalaa
@mukhtarbulshaawi4395
Жыл бұрын
Hargeisa gaar ahaan Gobalka ama xaafada shacabka
@khaledkhaleda4724
Жыл бұрын
pizza hat beautiful😊
@ilhanhassan9813
Жыл бұрын
Raga raba inay ququruxdaa dumiyaan kursiga doorashada hadii la qaban waayo walaahi waa xayawaan duli ah hala isugu wada tago shacabku ha googooataan
@abdirisakmawlid6224
Жыл бұрын
Hada dalka ma in habar awal iska fadhidaad rabtaa iyo rag kaa landheeraysan jooga adeero qotidu way qaxaysaa samaroon gx baa ku sugayaa habarjecla vs dhulbahante abaarso dambe isku fuulimaysaan
@hodanibrahin1569
Жыл бұрын
@@abdirisakmawlid6224Cada jooji codan waad doonaysaaye 😂 Reerkan ha wada caayin😡
@abdirisakmawlid6224
Жыл бұрын
@@hodanibrahin1569 cod ku lahaa adeero sagxadaa la so wada tabanayaa . Habarawal vs gx dhulbahante vs habarjeclo . Dagaal waa waajib weeye in badanbaa laydin lahaa dalka hooyadin ma lahee kursiga baneeya
Пікірлер: 64