Abayo mcn anaga ku qanacsan ku jcl xitaa hooyadey ku jcl gabarta codkeda jclhy dhhda marka ha u joojin soo dhg wax wlba wan dawanena inta wangsn ka bdn inta xun guuleso gabdhaw idinkana ka leexda gabadhan waa hooyo korinesa caruur ❤
@aminaaweys1524
4 ай бұрын
Naa jileeca iska dhaaf wixi wax qaldan kuso qora iska tuur horayna usoco xbbt nolal qurux badan haysataa shaqadaada wado❤
@haboonali7455
4 ай бұрын
Haa usheeg sax waye
@HamdiIbrahim-t5o
4 ай бұрын
Hatusin mesha laga togan kara comentiga xun tuur wa dad kularaban niya jab matugsatid yutub cidwalba baris karadsate shaqeyso qaali sidhakle wankujecelnahhy
@Hani-Janni
4 ай бұрын
Anagaa Garabkaaga Taagan Waxwalba Soo Gali waa Ku daawanaynaa Ilaa aad ka gaarto 1M ❤❤❤❤❤Haw joojin qofwalba oo niyada kaa jabinaya Inta ku jecel baa ka badan
@Aminasacdia
4 ай бұрын
Gabadaan miskiinta iskadaaafa😢
@umumuminchannel7460
4 ай бұрын
Asc abayo never give up hana dhagesanin waxa lagu so qorayo ha u jawabin qali hooyo dadali badan aya tahay hore u soco you are strong mom keep going ❤we love you
@ikranabdi0y
4 ай бұрын
Looma joojiyo dadkas abayo horay u wado noloshada nolol qurux badan ayan ku rajeynayaa
@Sowda-nu5hv
4 ай бұрын
Dan taada fiirso hoyo sidii ciyaalkaka gu gorsan lahayt uun ga fiigiir ❤❤❤❤❤❤
@kenedidhadi8701
4 ай бұрын
Dhag haa u dhigin abyo. Horee usoco insh'Allah waa guulaysan
@aminahashi6250
4 ай бұрын
Apaayo plz dad ka mesha ka jilicsan tahay lama tuso horay uga soco inta ku jecel Aya ka badan inta xun guul ayaa ku rajeynaya walashe❤️
@fatimaniifay4533
4 ай бұрын
Xbbtii qof wax ka sheegay waa qof ku gaari wayay niyadad kaba sar dhiiri galin Haku noqoto horay u soco ❤❤
@muniiraabuukar6781
3 ай бұрын
Abaayo talo yar kusinaa bini adam haujojin allh marwalbo talo saro istaqfarta iyo saliga scw badi kuw midakale waa lawa mid xun iyo mid wanagsan inta wanagsan firto jawabadoda guul kurajena
@NimcoMuxumud-p9b
4 ай бұрын
Abaayo,wakujacelnahay❤❤❤❤❤
@sahroabdullahi9935
4 ай бұрын
Abyo firi dadka xun iska day e waxdadad hauka sheken iska daaay e kaamus ❤❤❤❤❤
@farhiyayuusuf6815
4 ай бұрын
Abayo hore u soco somali aya ka dhalatay oo wax aan lodirsan kaliya ku mereysta marka iska samir dhag how dhigin inta ku jecel aya ka badan guleyso wllshey mcn❤
@najahmohamud4702
4 ай бұрын
Wllo hore u soco waxan ku rajaynya nolol qurux badan insha allaaah ❤❤❤❤
@ayanyusuf9869
4 ай бұрын
Mansh Allah Abayo mcn anaga ku jecal ❤❤❤
@SucaadSucaadmahamedabokor
4 ай бұрын
Masha allah Ilahayo haku barekeyo adiga iyo awladadaba ❤❤❤❤
@nasriina12345
4 ай бұрын
Somliyey gabdhan tageera kuwa xun ha u jawabin ilahey ha ku garab galo ❤❤❤
@Inasuldan1235
4 ай бұрын
Abayo horey uga soco laga yabaa dad markii hore ku yaqaaney oo raba inay ku niyad jabiyaab raba baa laga yabaa horey uga soco markey arkaan adoo ka cabanaya waxay ogaanayaan inay go,aankaga wax ku yeeshaan marka horey uga soco ha u joojin dhiiri-galin ka sii qaad ilahay ha ku garab galo aamiin
waaxaas hakumashquliin sister hana udaan shegaaan taadaa lee kawado
@RamlaUpdydiirie-ti7eb
4 ай бұрын
Waa hooyo ilmo korsanaysa ilaahay dartii udaaya
@mimimankin111
4 ай бұрын
Abayo ha ujojin dadka hore usoco abayo waxyabo nolashada aad somartay shekoyinkagi hore kuso duub rootiinka wa iga fikrad un dadka shekada wa iska raban mowduuc sojidashe leh kugu saabsan usameey videoyada
@saladoabdi5632
4 ай бұрын
Abaayo horusooco
@nawarasiciid2117
4 ай бұрын
Abyo mcn haw joojin doqomada
@HamdiIbrahim-t5o
4 ай бұрын
Abayo samira culusow chalenge lasodub bananka iskuraca flog soduub adigana jawi soqada fikirka badan iskadaa inshaalah mesha kuhamineyso Allah kugarsiyo
@Sowda-nu5hv
4 ай бұрын
Hoyo adaag baatahay oo fariid aah
@Nashtash-i9b
4 ай бұрын
War dhibka ka daaya wax ha sin Allaha weyn baa nooleynaya
Wllo hore uu soco inanta alla dhiiri geliyo garab ha la siiyo❤
@zamzam5255
4 ай бұрын
DAADKA XUUN XUUN HAA UU JOOJINIIN
@jamaddaahir6325
4 ай бұрын
Asc, abaayo allaah ha kuugargaaro, horay u soco oo ha ujoojin dadka warkooda. Allaah isku xir waxwalba oo aad marayso Waa kuu qorontahay. Samirka iyo Allah kacabsiga ku dadaal. Insha allaah waad guuleyssndoontaa❤❤❤
@nuurtocalichannell2059
4 ай бұрын
Masha allah waaruunta walashey mcn❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdibarre7520
4 ай бұрын
Abayo ha ujoojin mcnto❤❤❤
@Sowda-nu5hv
4 ай бұрын
Ha xanaaqiin wax gasta hadii lagu dhahoo Adi hawshadaa wadoo
@nasraali8311
4 ай бұрын
Dadka ha ujoojin walaal qaali horay usoco ❤❤❤ha caajisin qaali soo gali waxaad awoodid
@KaltumaMuktar
4 ай бұрын
Hore u soco abaayo ❤❤❤
@Aragsame334
4 ай бұрын
Mnshallaha ❤abaayo horay usoc
@Beingme541
4 ай бұрын
Negative waliga ha ujojin hory usoco dumarey
@umumaria7050
4 ай бұрын
Sorry abyo dhibka laguma waaro noloshaada hore ha ufaahfaahin horay usoco ilaahey faraj qeyr qaba hakuu furo
@daimondumuanas8622
4 ай бұрын
Aadane lama qancin karo Allah ku xirnow horane usoco warkoda iska ilow
@sowdocudoon7910
4 ай бұрын
Ikraan abyo hal qof iyo labo qof wax ey ku dhahan mad anago dhan mogu so jawabey xbnti anaga ku jecel hore u soco❤
@hanaashafici7231
4 ай бұрын
Abayo adaanka intuu kadhamanayo ina amusto ayey aheed dadkane waliga inta xun ha ufirsan yeyna kusameen hore usoco gadasha ha eegin nolasha waa tii horeydo nolashada kumashquul garabkada ahay marwalbo waa kudawadaa
@SmilingHandbag-gf6qm
4 ай бұрын
Mashallah mcny hori usoco❤
@jawahircismaan313
4 ай бұрын
sharaf badaney ha ubixin
@Kunolowfarxad
4 ай бұрын
Sorry abayo dadka warkoda hamaqlin
@saadiaibrahim9484
4 ай бұрын
Horey usoco hoyo adag ayatahay abaayo macaanto
@MssEimana
4 ай бұрын
Abaayo ikraanay horta marka koowad illahay awlada hakula koriyo mida xigta waa ogthy waaxa kadhalanay umad wada bugto oo aan wax isku quurin marka abaayo wixii caytamayo danbi uun beey katirin maanta hadaa lexdada lixaad qabto oo meelo jiifato haysato cafimaad qabto alxm dheh intaas dada haysan awlada iyo adiguba illahay baa risqigiina haaya marka waxbo ha is racracsiin mcney maalin hamigada wuu rumoobi doona in.a inta xun anaga kabadan oo kujecel horey usoco somali warkooda wax lagama sooqado wallhi qofkii dacifnimo ku arkaan bis waaye hooyo adag noqo ❤❤❤❤
@muniiraabuukar6781
3 ай бұрын
masha allh talo wanagsan sise
@mohamedabdikadir755
4 ай бұрын
Abayo mcnto quruxey hore u soco dadkan warkoda ka tag xasid waye nolal qurux badan iyo ilmo qurux badan waku jogan mac hore u soco inta ku jacel ka badan
@yurubyusuf3226
4 ай бұрын
Horay usoco iska dhaf dadka xunxun ❤❤❤
@Beerlula_adam
4 ай бұрын
Ala abayo anagaa ku jecel hooyo tahy ilmahada korso horay usoco walalahi qalbiga i xanuunay War gebdha no dhafa qofkii xuman uqoraa wax hano dawan anaga kabadan aman nosiiya gebdha uf xabbti horay usoco ❤❤❤
@Feynuska-diinta.
4 ай бұрын
Abayo mash Allah ❤❤❤ hore usuco.❤❤
@QueenMuniiza
4 ай бұрын
الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال ❤
@AbdicazizAhmed
4 ай бұрын
Sorry abayo ilaahay hakula garabgalo Allah na ha idin xafido
@fatimaikhtii5563
4 ай бұрын
dadka noloshada xun ee raba iney ki niyad jabiyan horey iga soco inad u so jwbto waa khalad
@indharooninmohamed1296
4 ай бұрын
Warka daka iska dhaf oo waxaa araktit soo duub han isdhihin waxaa duubtaa xun ee muheem adoo qoslayo soodub 2000 kun iyo malyan waa gaaree
@aishaciise6346
4 ай бұрын
Abaayo macan hore usoco cidna ha ujoojin❤❤❤
@lamiahassan887
4 ай бұрын
Walaal dadka hadalkooda ha ujoojinin shaqaa sharafle
@foosmuke6029
4 ай бұрын
Keep going sister ha u joojin dadkaas
@dayibsonconsultingLtd
4 ай бұрын
Horo u soco abayo
@Sihamonline
4 ай бұрын
Walhi ben mahan hoya marka tahay masuliyad way ku sara
@Rupaz7cr7fan
4 ай бұрын
ASC Abaayo ilmaha Ilaahay hakolakoriyo horey usoco ❤Dadka xun dheh ha u dhigin danahaaga karaaco
@yusufmohamed5310
4 ай бұрын
Walal bini adamkan wanaga ma jecla abyo ilaah haku fududeyo isha alaah guul ❤
Sis kuwa soo qoraya comment xun ha ubixin cirka ufiiri waxay doonayaan inaad ka niyad jabto youtubeka hore usoco
@HamdiWali-v3j
4 ай бұрын
Keep going sister
@queenayaanita9775
4 ай бұрын
Guleyso apayo😢❤❤❤❤
@umumascuud3307
4 ай бұрын
war lagu dhahay darteed maa shaqadaada uga maqnaanee wally cidna amaan ha ka sugin ee saa usocon laheyd ha ku mashqulin
@SarinaAlasow
4 ай бұрын
Abayo haa dhageesaan hanaa Tusiin Ina hadaladaa eeye ku dhahaan dib ku dhigii karaan please qof kasto cadoow wuu leyahy Lkn lomaaa jojiyo waxaa ka so qadaa adiga arkii dad badan oo rabi dartiis ku jecel baa jiraan ❤❤❤
@aminoaden6671
4 ай бұрын
Guuleyso abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@madinomaanka7435
4 ай бұрын
Wara dulmig maa fiicn gabdhan ka leexda alla ka Cabsda taan waa aduyo abyo macn gulso weliga daad warkada hu jooji
Walaal hore u soco cidna ha u joojin hawshaada wado❤❤
@aminasalad3786
4 ай бұрын
Abayo warkoda dag ha udhigin rafad kumahesto hada malin ad kadarned aya jirtay quruxay hawalwalin❤
@samarhasanmohamed2820
4 ай бұрын
wa man gab kuwas ha ujojin abyo 🥰
@Amrancadey111
4 ай бұрын
Subxanalah gacanta alle ha idinka geyo nima dihi kare gawadah daya wad dimaneysin ee Subxanalah xasid nimada iska taya so walashin ma ahan mx qalbiga oga jawin san miya gabar kutahey hadi ad hoyo tahey madan so qorten wax xun uf war xishoda abyo ado xar walaqayo hada no sogali jah
@samaronchenal7198
4 ай бұрын
Abaa adaa farxadaa geensankaro adaana Murug isku geeni karo ee dadkaan waa laga socdaa mana loo jawaabo haduu videokada uu xunyahay muusan daawadeen muusan comontigaas kuu soo qoreen hafiirin Hana kumashquulin adoo🎉 heerka gaaray comontikiisa xun waalaga yab
@ubahali5837
4 ай бұрын
Somalidu wa dad fi can o is caawiya inta walan haw joojin dadki walaba kuso batay media somsliyeey gabadhan iyo dadka u bahan kor uso kiciya o 100k gadh siya dadka ubahn umad an ubahnynbad inta wadan od buun buninysaane
@Sowda-nu5hv
4 ай бұрын
Hoyo Masha Allah horeey usocoo dadka ha dhageysan cmmt hadhaysan
@ismahancumar470
4 ай бұрын
Subxana allah war maxa ka rabtan gabadhan waxay so galiso u dawada maxa waye xasid nimada dadka qalbigoda ilaliya abaayo adigana dadka xun ha u jawabin wa dad an damir laheyn
@maslah345
4 ай бұрын
Sis sharaf ayaad leedahay ha ujoojin wax magaratada
Пікірлер: 204