Ilahoow adaa boqor ah sumayo iyo libaan isku daa oo inee nolosha isku dhamestan u kas ilahoow waa kubarya ilcadaw iyo mid xaasidba ka ilaali yaa rabbi 🤲
@nimcomohamedahmed1779
2 жыл бұрын
Amiin yarabi
@Dosa-Ally
2 жыл бұрын
Aamiin Yaa Rabbi
@hodoayanrobleh7242
2 жыл бұрын
Mashalllah aaamin aaamin
@shamis3067
2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲
@inaabshirsurgo7374
2 жыл бұрын
Aamiin yaabi
@ugasoabass6483
2 жыл бұрын
Markuu liiban dhahay ma laga yaabaa in aad iga Soo daahdo walahi waan ilmeeyay😭 allaha ha isku kii daayo walalkey liicato iyo abayaday sumaya Qalbiga idinka jecelahay❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@qadaryussuf1607
2 жыл бұрын
Wlhi ani wan oyay sorry 😞
@FarxiyaaaMohamed
2 жыл бұрын
Aww made me feel so emotional & really touched my heart when he asked her would she come back sooner when she goes back 😢😢 only those who are in a long distance relationship understand the feeling may allah protect there love for eachother and from evil eye Ameen ❤️❤️
@sakahusen7726
2 жыл бұрын
Amin Runti jacaylka Kala fog ee hadane is jacel Qofkasta dareemi kara xanun kiisa
@Abdulswamad
2 жыл бұрын
Mshllah huno
@munocabdi9527
2 жыл бұрын
🍇🍇🍇🎁👑👑👑🚙🚙🚙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mustafebulshaale2648
2 жыл бұрын
Masha allaah Sumaya waxaan moodi jiray qof somali sujuu ah oo aan hadalka iyo af soomaaliga aqoon, laakiin waraysigan si kale ayaan u bartay waa gabar Aktif ah oo af soomaaliga si fiican ugu hadasha codkar ah oo su'aalaha si u eg daacad uga jawaabtay ama halkeedi dhigtay.
@sahraosman2290
2 жыл бұрын
Baariyad siday u thy allah baariyal ha idinku deeqo wllyl💙
@maadaysph1394
2 жыл бұрын
Aamiin
@naimamacalin3288
2 жыл бұрын
Aamiin
@hodanali485
2 жыл бұрын
Omg Mashallh ilahey kuwi meel ku wada nolaado haidin ka dhigo first . Lii caato bro you made me cry when you asked her if she is going to come soon walai I cried I felt your pain we are in the same situation anyways may Allah bless your marriage both .🥰🥰🥰
@faaraxfabkeey5589
2 жыл бұрын
Runtii muqalkan was amazing wlhi anoo rabo inan sii dawado ayu dhamady mana jirin single second inan dhafo because muqalkaba xiisa gooniya laha runtii Xogmaal Media horam wacan waxan rajaynaya muqalo kurux badn tayo leh inad bulshada uso gudbisan Best couple Lii iyo sumayo wada jiro nabad gala farxad iyo rayn rayn kuwaara ubad kheyr qaba idin rajeynaya I.a love you 😍♥️
@najmohussein9573
2 жыл бұрын
Vediogan bilow ila dhamaad wan dawaday lii iyo sumaya waxa tihin family strong 💪 ah waxan rajena ina isku cimri dhamesatan insha alah wan ku farxa wadajirkina horay usocda
@ayaan8621
2 жыл бұрын
Masha allaaaah waaa jclhy lamanahaan wlh allaha xafidee ♥️♥️ baramijkiii ugu quruxda badnaa fiir saday Xogmaaal waa mhd san tihiin madaama lamanaheena noo keenteen ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏🙏 Wlh anoo mootin aa fiirsaday waliba xiiso u qabo iga dhamaaday ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@cadeeyjama9952
2 жыл бұрын
Hada family cusub baa tihiin ilaahay ha isu kiin barakeeyo , waxaan idinkula talinayaa inaad isu dul qaadataan Allaah na aad ka cabsataan , Liibaan waxaan ku leeyahay gabadhaan qalbigeeda ilaali waxaan rajaynayaa hadii aad adigu ilaalisid inay iyaduna ku ilaalin doonto awlaad khayr qabtana Alle ha idin siiyo aamiin aamiin aamiin.
@hodonjacaly624
2 жыл бұрын
Mansha allaah talo wacan ilahayoow laqabo lamane yaryar
@APDIKANIDHAKO
2 жыл бұрын
Woooow thanks a lot Mohamed paracetamol LII CAATO AND QUEEN ZUMAYA I proudly appreciate the answer of Mohamed paracetamol explains with out hesitation the relationship between him and sumaya , siblings are not only blood mate absolutely 💯
Deeq darajo walahi qalbigaan uga duceeyay. Waan jeclahay qofka sxpka dhabta ah, waan ciseeyaa sxpka dhabta ah ee mudakarka iyo garashada badan. Mahamed paracitimol walal qali allah halu sharfo nin karmeed nolosha waayo araga ayaa tahay. Waan dareemaya sida xushmada leh eed lamaanaha u waraysatay. Rag yaqaan karaamo leh oo waayo araga walahi ayaa tahay. Sumaya dookheeda waan ku taageersanahay iyo xulashada ay liibaan xulatay. Liibaan waa waayo arag, raganimo badan, xushmad badan, allah raxmaanka ahi haydin dhawro. Somali pure ayaa tihiin. Ilaahay haykiin dhawro. Dhamaantiin. Waa nin nolosha waxbadan waayo arkay meelo badan kusoo noolaa oo aad idiin jecel. From hargeisa somaliland. List of people that i love. Waa my football team. My somali celeb/football team. Laki haji wacays. Boqortooyo Daahir alasow. Nin og qofka abaal gala Farhiya kabayare. karti/wllnimo leh Baracitimol. Waayo arag nolosha og Liicaato. maskax badan/wanaaga jecel Arimaheena. Daacad/wanaag jecel Dalmar yare. Walalnimo buuxda leh Dirisle. Dabci/qofka ay isfahmaan. Sir, mahamood uk. Waxtar/ hiil iyo hoo C.salaam hereri. Sxptinimo dhab ah. Nimco dareen. Niyad wanaag Intaasoo qof een kor ku sheegay walahi bilahi oo talahi maal iyo muruq qofkii ku dhaga, dukumtaakum ayaan ka dhigaya. Waad mahadsan tahiin.
@drmohamedshoobaayehaaji
2 жыл бұрын
Daahir Alisow Lee Ka Bixi
@amigos8552
2 жыл бұрын
Daahir calasoow aa kkkkkkkk war igatag wax quman hadaad shegen iska aamus
@Hfs235
2 жыл бұрын
Suashii lii u somayo waydiyey waan la oyey runtii😭😭😭 allaha isu kiindayo
@zahrahassan3568
2 жыл бұрын
Mansha/Allah Ilahay ha isku keen daayo inshallah 🙏 ❤
@kyniyod620
2 жыл бұрын
Masha Allah my beautiful sister Soumeiya from Djibouti long life.
@muniitaabdi1087
2 жыл бұрын
Parcitimol wllhi inaad waraysigaad inuu dhamaanba ayn jecelahay. Saddexdan qof aad ban u tageeraaa 🤴🤴👸❤️🌍
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
2 жыл бұрын
Maanshaa Allah ilaahay ha isku kiin barakeeyo Aamiin.
@foosshiikh9711
2 жыл бұрын
Deeq darajo deeq aduunyo iyo deeq aakhiro ba allaha ku siiyo wlhi aad ban u jclhy liiban iyo sumayo farxadoda intii ka shaqeysaay oo dhan allaha u naxariisto aduun iyo aakhiro ba I.a ♥
Me not crying when she was explaining how she expressed her love ❤️ I
@farxiyomuuseaadan7618
2 жыл бұрын
Masha Allah famliy aad uqurux badan oon tagero cadawga ilaahey ha inka qabto
@exturkeypoi668
2 жыл бұрын
walhy ilinta idhahayga ka socotaH markaan maqlay su aashas waxaan ku qiyaaso ma garanaayo palse waxaan dareemay dareen ah in ani layga tagaayo camal alle idinma kala fogeeyo mardanpe labadiina amiin insha allah wll libaan iyo dumaashi sumayo one love ❤️🖐️😢
M.a alle haysku kiin daayo🤲😊 isha xasadkana haydin ka hayo🤲😘🥰 isku waara abid🤲❤
@queenyasrah1234
2 жыл бұрын
Mansha allah wllhi aad ayaa isku kiin jeclahay isku wara uwada qeer qabo allah idin kala siiyo🥰🥰🥰🥰
@mulkinomo8946
2 жыл бұрын
Masha allha Allah ha isku kin barakeyo🥰 Wada nolada adunka intada jogtan❤💯
@halimoismail2765
2 жыл бұрын
Mansh Allah Allah isku kiin barakeeyo ❣️❣️😘❣️😘❣️
@abdiwakilpowyak1241
2 жыл бұрын
Feel like crying when I'm watching them beautiful family 👪 🥰🥰🥰
@sidra857
2 жыл бұрын
Mansha alh Rabi ha isku kiin barakeyo isku waara❤
@Aanaaaamohmed
2 жыл бұрын
Omg best couple 💑 😍
@abdifatahmohamud7868
2 жыл бұрын
Mashaa alh waxan sugnaba waa la sooo dayay❤🥰 Guuleysta bahda xogmal iyo lamanaha quruxda badan ee lii and sumii❤❣😘 Mi model parastamol actorkena guuleysta sxbyaal ❣❤
@kbby2646
2 жыл бұрын
What’s between those two is so special!! Mashallah
@xafsasuleimaan3780
2 жыл бұрын
masha allaah allaah igu kin barakeyo lii and sumayo💓💓💓💓
@ifraahosmaan613
2 жыл бұрын
Mansha allah lamane aan tagero alle haysu kiin daayo nolosha farxad ku qaata lii caato iyo sumayo🥰🙏
Mashaa allah isku ware abid ubad qeyr qabo inshaa allah ❤❤❤❤💯🌹🌹⚘🥰🥰🥰🥰
@samisfamily5703
2 жыл бұрын
Pracitamool waa the best wlhi waa qof wanagsan mansha Allah
@sahraibnucumar4610
2 жыл бұрын
Maasha Allaah maasha Allaah tabaaraka laah Allaha isku daayo lamaanaha qurxoon namiimka iyo xaasidkana Allaha ka dhawro
@Nimcolifechannel1
2 жыл бұрын
Waw wa program cajib ah tankale hablo muqdisho morning routine ban so dhigay so dawada inshllah
@nasrabarkhad418
2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah isku waara baraka allahu fiikum wa jamac bayna kuma bi kheer Sumayo habaryar dhaacdnimo dii reer Djibouti way ka muqataa many❤❤❤❤❤
@amiiraabdirizak4405
2 жыл бұрын
M.a allah isku kiin daayo 🤲family quraxan🥰
@latifsaid1282
2 жыл бұрын
Mansha allah eebe haydiinku wado farxad aadu badanba iiga kiin muuqata wana idinla farxay run ahantii Laba qofoo aadu macquula inshaa allah noloshu idinma xumayso inshaa allah
@puntlander8120
2 жыл бұрын
Mnsh Allh Waayo badan Wada JooGa🙏🥳full respect
@umuraage8617
2 жыл бұрын
😂😂😂😂Sumaya yar love u xabiibti waxaan u maleynayaa sumaya iney ka soo jeedo djabuuti har wanaag sababtoo ah erayga waa jecelyahay iyagaa yiraahdaa waxaan kaloo iga qosolsiiyey qaliin buu galayaa😂😂😂.
@hiyammohamut2294
2 жыл бұрын
Wa Reer jabuti 😂
@Ishwaaq123
2 жыл бұрын
Maaha Reer Djibouti ee beenta iska daaya
@fauziamohamed7185
2 жыл бұрын
Mansha Allaaha beautiful family
@dabarleila33
2 жыл бұрын
Le meilleur couple du monde sousou et Licaato. Je vous s'aimais vraiment 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@princessikraan7605
2 жыл бұрын
Alle haysku barkeeyo wad jira Abidkaaa🎊🎊🎊🎊
@aziiz94
2 жыл бұрын
Sidedaba guurka bilawgiisa malab wye... 2da qof aye ku xiran thy ine inta ka dhiman noloshoda malab ka dhigan guusha guurkana wa in la isku tanaazulo wx walbo dhaco 💙🙏
@falisgacal5289
2 жыл бұрын
Best couples Iyo Walalkey Mohamed Paracetamol ❤️🙏🙏🙏
@xamdacareef6723
2 жыл бұрын
Masha Allah dadqalbiga iska jecel Allah hayskukiin dayey
@mursalabdikadir7851
2 жыл бұрын
Asc lii caato wxaan ku dhaxayaa iska daa fanaan nimo eee waxaagi kale iska wado Insha Allah ilaahna kuu barakeyo ilaah dartiisa isaga daaa wax faaido malaxan fanaan nimo
@farxiyageed6774
2 жыл бұрын
Masha allah allaha isku barakeeyo lamaanaheygi🥰🥰🥰🥰
@hamdiabdullahi4017
2 жыл бұрын
maansha allah allaha isku kiin deeyo ubad qery qabana allaha idinsiiyo sadaxeeyahana allaha idinka qabto
M.a familka aan aad ujeclahay alle wxan niga baryaa nolosha inad isla dhameystaan insha'allah alle haidin guuleyo
@ayaancadey3854
2 жыл бұрын
Maansha allah walahi familygan waanku haystaa illahaw dhawr
@AFROMAN2025
2 жыл бұрын
First of all, i would like to congratulate the newly wedded couple and the wonderful interview by Mr Pracitamool. I'm wishing you all the best for all the amazing shows/entertainments you are doing for the community. Job well done!!!!
@sawdaahmed6797
2 жыл бұрын
❤❤❤❤💖
@naimamohaabdirahmaan3472
2 жыл бұрын
@@sawdaahmed6797 1l
@saalaxibrahim1895
2 жыл бұрын
👍🌷
@nimosuleiman
2 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallah beautiful couple keep going
@safiyoabdul7023
2 жыл бұрын
Ayyy soumeya io liicato wlhi dar alle ujclhy marke frxsnyihin anigne frxad wlhi isku soo noqda idinkoo nawad eh jclkiina hawaaro❤❤
@MahadFiqi-vw2wy
2 жыл бұрын
Runtii waa warbixin aad uxiiso badan mashaa Allah alle ha idin barakeeyo walaalayaal 🙏
@qatrasugaal1395
2 жыл бұрын
Farxad baan la ilmeye wlhi🥺❤🙏
@marwo6198
2 жыл бұрын
Oo maxa ku hayaa
@bushroahmedjamac1489
2 жыл бұрын
@@marwo6198 qooq
@marwo6198
2 жыл бұрын
@@bushroahmedjamac1489 😂😂😂😂😂
@hony1435
2 жыл бұрын
😭😭😭😭 qosol iyo oohin ayan isku daray masha allah waxad mooda in lasku doray jira oo wada jooga
@khadramohamed4033
2 жыл бұрын
Mansha allah beautiful family ❤️❤️❤️alle ha isku barakeeyo
@samsambarud4376
2 жыл бұрын
Wooow Amazing and beautiful words and story And am so happy how u all helped each other in terms of any challenges and difficulties in life ❤ So wonderful 💖
@xaliimosacdiyo5250
2 жыл бұрын
Mashaa alhaa wax thiin kuwa lagu daydo 😘😘😘😘💌💌💌💌
@doncaamir121
2 жыл бұрын
We love you wlh Liicato iyo Sumayo guulesta waa Idinku daydaan 💘 Waad Guulesatan
@sadaamcismaanahmed9225
2 жыл бұрын
Masha Allah family dhamaystiran alle haiskukiin barakeeyo liiban adan Ali iyo sumaya hunoyal jeceylku hawaaro farxad warta inigu ogahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saidaali810
2 жыл бұрын
Very nice! Best couple and very authentic interview👍🏽
@faadumoabdiwali7831
2 жыл бұрын
M.a my family's 👪 ❤ xagmaal keep going my brothers my queen 👸 🙏 ❤ we love you 😍 ❤ ♥
@zadiiqalishire9454
2 жыл бұрын
Bro Liicaato Ani ahaan waxaan kuugu dhiira galina Magaca aa manta sameesey ha uga Faideesan Dhan xun Plz Heesaha Iska dhaaf Weli jaanis Heesato
Пікірлер: 1,3 М.