Masha Allah Asma wlhi Hamdi is not only your friend as well as she is your dear Sister Keep going Ma Girls one love 😁✌🏾
@abdulahiamin4897
4 жыл бұрын
aniga marnaba ma jecli inaa hamdi prank lagu sameeyo waa dacad hamdi waa gabar maskiin ah hamdi abyo nolaaw cimrigaada alla dheereeyo danbigaada iyo danbiga walaldiintaada ilaheey ha idin danbi dhaafo ❤️🤔
@anisaaden3272
4 жыл бұрын
Marish iyo asmo wey iskuegiyihin
@hasanaliomar9836
4 жыл бұрын
Asma sombeauty iyo marish beuatysalon waad ka gashateen umu Ahzam wlhi dhamantiin horay u socda waxaan daawado waxaa jira chaneladiina runtii waxad samaysm best pranks mansha Allaaah
@cibrochannel777
4 жыл бұрын
alla abaayo asma adunka uur lagugu inkiraa u xanun badan allow ha ina badin int gabar muslim ah allow ka qabo ukhtii wnka helay howshaada wlhi hore usocl garabkegiyee
@susuusamaanbadan4860
4 жыл бұрын
Sabiskarabka isara dadkeyyoow
@MuscabAnshaxOfficial
4 жыл бұрын
Woow wax kale
@jawaahirhussain2890
4 жыл бұрын
Umu azhab waa gabar masuul ah Masha Allah
@basrojeylani2836
4 жыл бұрын
Wale waxba ka dhacay kkkkkkkkkk umu ahzaab brnk miyad la jeceshihiin w yaab masha alah alle ha idina xafido dhamaantina farxadina ha waarto guuleysta insha alah asmo hadanu nahnay team umu ahzaab markaga adkeyso
@gureystarcomplex6076
4 жыл бұрын
marii kip going
@hiboabdi3412
4 жыл бұрын
Masha Allah kep going
@anasmoha9175
4 жыл бұрын
Hamdi dhiiga caadada qabtey sababtoo eh caajiz 😳😳
@mohamedabdikadiraden9216
4 жыл бұрын
Maria zaaid ayey u qurx badntahy. Asmo na sido kale ilaah ha idin dhowro
@bashirmahatmahat6756
4 жыл бұрын
Gabdahena qalika eh...wan idhinsalamay
@mahadmuhumad2679
4 жыл бұрын
Wlhi arintan o kale aniga ayay igu dhacady waxanu saxibo ahayn gabadh mudo 5 sanoah kadib waxanu lahayn kaftan lkn waligy shukasnis namu dheexmarin walalo isku fican ayanu ahay waliba isku meel maynan joojin kadib waxa dhacady inay gabadhiy iso wacady kadib iyado calacalysa waxayna igu tiriy arin aya igu dhacady wiill ayan xidhiy ladamyeyay kadibna mudo yar ayu igu yimad waxau ka yimad Canada kadib waxau igu yidhiy markan noqdo ayan ku gursanaya waxaba na dheex maray ur ayan leeyahy markan u sheegy meel kaste wu iga block hada mudo bil iyo 20 cisha dhiig man heelin horta sadex cisho wan amin wayay ila ay iyado oyaysa iso wacady ina dharaty waxan ku idhy wan xalainaya arinka ee adigu mid e same kaliya wan shakiyay dhiig ayan wayay bil iyo labatan cisho surto gal maha ee dhaktar qabo haday ruun noqoto ilamaha aniga dhaliy xafadina wan wacaya sida ayau ku xalinayna wayo ilmo lama dayaco kadib waxa dhacaday isinti aya balan lso qabtay dhakyarki maraky balanta qabsatayna waa jimce marka way oyaysa waxay leedahy waxan o wanaga sababtad igu samanysa maxay tahay waxad ahayd wllshy o kale ayan igu jawabay intanay gadhin sinintiy ayu sabtidiy ka yimi alabti dumarku heeli jireen faraxad iyado qosol iyo ohin isku daraysa ayay iso wacaday kulaha bahalki aya galbta iga yimid intan qosalay ayan idhiy ord no keen ilamhi waxanan kula talaiyay inay taxdirto nina any aminin
@asmaasombeauty796
4 жыл бұрын
Sheko dher walahy wayab
@ozilmesut7553
4 жыл бұрын
Wiil wngsn ba tahay ale haku xafido wll
@calinuurcabdulaahi4364
4 жыл бұрын
hhhhh Xamdi kulahaa Abaayo sidee lagaaga faaidaystay Wlhi Adiga War kuma dhibo keep Going my sister
@Sabrinahassanissac
4 жыл бұрын
marish waa quruxley.hamdi na codkeydi ayaa macaan.suu na shapekdi of body ayaa macaan
@hansarebanleyahy3006
4 жыл бұрын
Masha allah prank cajiib badan waaye😂😂😂😂
@munaahmed1121
4 жыл бұрын
Wax walba ad malin si ula kac u sameyso alllah wa ku rumaya taas ogada laqwi ma ficno dad ayay heysata manta ilmihi lagu inkiray meel ay qabtan la adinkana ciyar iyo prank ku jirtaan
@rahmoahmed6521
4 жыл бұрын
From umu ahsab galm by Suu and marish cdy
@ciisexayaata6161
4 жыл бұрын
Asma
@mustapharooraaye3522
4 жыл бұрын
Glam by suu iyo marish ayaan ku nacay dhibta umu ahzaab adiguna miyaad ku biirtay team kaas, maxaad uu dhibi wayday tii ku dhibtay ileen wayba ku ag fadhidaaye.
Пікірлер: 154