Weye ka aarsateye prank aye hore ku sameeyeena liicaato muniir iyo handa
@ikrammm7029
3 жыл бұрын
Kkkkk maskiin aaa asiga atariisho badiyo ka ohisiiyey hada kahor
@queenzahruuja8772
3 жыл бұрын
Hanad wlhi waa qof tarbiyad wanagsn lugu sobarbariye m.a xishudkisa waa saaid prank in lugu sameyo umaa qalmo hanad walal keep going
@hanaandhalad2842
3 жыл бұрын
Hanad omar aniga waan rabay in prank lagu sameeyo😂😂😥☝️
@mariaabdimaria3577
3 жыл бұрын
Hada aragti qoralkega alle kugu dharshe walashey iyo walalkey ii sara suscribe thank you my dhiigega Somaliyeey
@hassandubow2820
3 жыл бұрын
Ku saaray
@faadumomaxamuud7036
3 жыл бұрын
Marwalba ina idin imado waye kulaha miskin hhhhhh😂😂😂
@sajoosman4527
3 жыл бұрын
😂😂😂 walahi waa qoslay
@mukhtaarhassanali4320
3 жыл бұрын
Hhhh😂😂😂
@fartundahir5877
3 жыл бұрын
Ninka raga samirka iyo ixtiramka aya lagu qaata runti wilkan aad ayu usamir bdn yhy ila iyo xad aadna wuu u ixtam badan yhy Gandhi’s ku dadaala wiilasha ixtiramka iyo samirka badan AllE na ku xiran intas ka firiya raga murqo iyo qurux iyo lacagtisa iyo magac in uu leyahay waxba idin shegi meso meel dheer wax ka firiya gabdhow inta guur donka ah AllE wa. Kheyr bdn ha siyo walaladey dumarka ah oo dhan
@maryanruun5184
3 жыл бұрын
Adi maku jirid miya gur donka
@cudoonofficial6923
3 жыл бұрын
Ameen ya rabbi
@farhiomohamed3301
3 жыл бұрын
Aamin
@fatmaapdi4454
3 жыл бұрын
Team nurdiin kl like dhac kusii 🥰
@mokhtarmohamed304
3 жыл бұрын
😂😂 waa dhintay waa dhintay walahi wa Dhintay ku lahaa 😁🤦♂️
@djamjad2346
3 жыл бұрын
Hadaye xita bananka aa ka so cuny kulaha😅😅😂😂 yaa ku gary dheh
@teamwaayaab4602
3 жыл бұрын
Wiilka wa wiil maskiin ah walhi torobo xishood masha Allah
Waxaan cml prank lama dhaho ee waa xasidnimo qof Marti kuu ah oo aad cunto ukeentay sidee uyeesheen sidaan allaha wnga ha idin baro hanad wiil dulqaad badan baad thy😭😭😭
@somlyrics5198
3 жыл бұрын
Sheeko qosol badan part 2 Lkn shurud hadaad qososhid iibalan qaad inad subscribe iisaresid 👇 Nin iyo xaaskiisa ayaa hada ka hor kala aamusay, hadalkii ayaa lakala xirtay, labadooda midna ma dooneyn inuu noqdo kan ugu horeeya ee kan kale la hadla. habeen habeenada ka mid ninka ayaa waxaa uu ku qornaa diyaarad 5:00am, wuxuu dareemay inuu u baahan yahay in xaaskisa toosiso xiligaas, asagoo iska ilaalinaya inuu noqdo qofka ugu horeeya ee hadalka bilaaba ayuu warqad qoray fadlan 5:00am i toosi xaskiisa ayuuna agdhigay warqadii wuuna seexday. subixii ayuu wuxuu kacay iyadoo saacadu tahay 9:00am, asagoo xaskiisa u xanaaqsan ayuu dhinaciisa fiiriyay mase waxaa barkinta ag yaal warqad ay ku qoran tahay waa 5:00pm ee hurdada ka toos.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Balantan galnay illahey wuu ogyahay ee subscribe iisaar👇👇👉 kzitem.info/news/bejne/y6me3INriGZpppg
12:19 dhuunta maa ku xanuuneeso aaa la dhahay wlhi wuu is moog moog siiyey😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
@ophelrahmanzuilyman9822
3 жыл бұрын
Ax miskiina maiska daysan oo sorrry
@hassanosmanxasgii4500
3 жыл бұрын
😂😂😂😂hanad Sxp, 3 dhipcood away aya laga tirsaday adna newcome ku sug , keep going bro
@ilhaanmaxamed.jimcale128
3 жыл бұрын
Hanad cadimaha si xushmad leh bu uga fal celiyay ya salam
@kinghakimi1087
3 жыл бұрын
Kan waaba raby prank in lgu sameeyo😂🤣🤣🤣
@samiaomar484
3 жыл бұрын
Maan shaa allaah war wuxu wanaagsanaa allaa yaa xafidak hanad wiil aanla helikrin Rabi haku xifdiyo naagtiiku heshaa nasiibleh
@chelseafans8080
3 жыл бұрын
Attersho badiyo way naaxday walhi naagta layga guursaday💪😂
@Qalbixabxab12
3 жыл бұрын
Dulqaadka waa u dhalasho mana ahaan wax liska keen keeno hanad Omar bro dulqaadkaga allaah haku siyaadiyo ❤
@zakimohamud5392
3 жыл бұрын
War hanad dulqaad badanaa Zxpow ka aarso nio Markaa naag guursato hhh
@Hana19800
3 жыл бұрын
Pranka wiilka wa niiga dheeley qosol isku celinaa hadalkana wuu is dhaadhaafaa wa la fahmayaa inaad isla ogtihiin 😂😂
@abdizamad7664
3 жыл бұрын
Wlhi asoo dhibeyso cunitenkeda ayoow dhahaa mcn waye dhaqan ka suuban ee somalida waye 😍😍
@aishahassan9644
3 жыл бұрын
Qofka markuu Hooyo fcn so tarbiyesa sidaan ayaa lagu yaqaanaa Keep going
@haniyeeeyhani7771
3 жыл бұрын
Oo miyuu odhan kari waayey cuntadu wa kulayl bisinkee😂
@abshirolaki3756
3 жыл бұрын
KKK KKK hanad waaa iga debeecad fiican tahay waa idin imaan ku lahaa ku waaan aktooda la iguma arkeee ku wanaaa hore u socoda walaalahey aan jecelahay walaalkey hanad
Hanadow Godkaan Waa soo Gashay Atariisho Badiyow Aya kuu Qoday😂😂😂😂
@_zanchinabintuupdy_7372
3 жыл бұрын
Kkkk
@nuurocismaan3518
3 жыл бұрын
Miskin wan ka naxay lakin malinti u adarsho badiyo u kaga oy siyay ayan xasusanhay 😂😂😂😂😂
@muunaaar4805
3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣wallhi wn oyaay San uqoslayaay hanad mizkin zana
@ahmedyousif6740
3 жыл бұрын
You guys would go to prison for killing this guy😂😂😂😂
@ismahanmbeauty7366
3 жыл бұрын
100k is loading hambalyoo
@ayshaalii33
3 жыл бұрын
Hanad Walhi caddi Maahan ixtiraamkaga Masha allh haddalkaga Dhan walbo waa Ka MiisaaNayahy si Ixtiraam ku dheehan yahy oga Falciliyay 👏👏👏👏👏💞
@rahmokiin2295
3 жыл бұрын
Alla nin ani iijoogo iyo hanad farqi baa udhaxeeyo bas baas lee sida loo jeclahay Ethiopian baad moodaa rubac bas baas baa lagu cunaa cuntada ninmaka dhan iney saas ubas baas jecelyihin baan moodi jiray
@mohaaliofficial6283
3 жыл бұрын
Wacdalla ani iyo hanad isku mid baa nahny aduunka bisbaas baa u necbahay wax yar xitaa la ima tusi karo lkn sxbkaa rubac dhanaa daacad baa u qoslay runtii
@shakashaka9210
3 жыл бұрын
Hanad shaqsi ixtiraam leh asigoo gubanaayey pu dhahay dhuunta i xanuuneyso nasap kaamil👑👑
@maxamedqadarqadar9924
3 жыл бұрын
San u qosley wllhi waligyga uma qoslin yaa san ani u qosley yaa u qosley😥😂😂😂😂😂
Пікірлер: 1,4 М.