Laakiin adiguba prang waad ku sameysaaye aadan uma xanaaqee kumana dilee maxaad adigu ugu gacan qaadeysaa abaayo waa ceeb waxaasi si kasta oo aad isugu xanaaqdaan ha u gacan qaadin asba kuuma gacan qaadee hana ceebeyenin wll waxaasi waa caadiye
@zeynabcumar2443
10 ай бұрын
😂😂😂wala kaa raye wlhi
@ilhanmohasuleyman4568
10 ай бұрын
rayma cadi matihid kkk❤❤
@ayanabdul3371
10 ай бұрын
Kariim umadeena ma ahan
@SacdiyamahamedAli-gy6rr
10 ай бұрын
Marar banana kusameysey adi dulqad muuji
@abaneymahamuud9615
10 ай бұрын
Asc mashallah
@amiirakhadar6722
10 ай бұрын
Naa ninka kaaa xishod
@Amiinaliiban1780
5 ай бұрын
GABADHA LA YIDHA RAYMA SOMALI WAABA DHIBKII OO CAGA LEH OO SOCDA MALIN DHAWAYDNA QURAARAD WAYN BAY LA DHACAYSAY ODAYGEEDA 😅😅😅😅 MARKAN WAA AY SOO DAGAL TAGTAY UMAALYNAAY 😂
@zeinabmohamud3920
10 ай бұрын
Waxan doqonta Arka, Na ninka sharaftisa ilali
@user-vf4uu3gz4j
10 ай бұрын
Maxa ugu xanaqee adigana sidaa wad yeli Laheyd ilmaha da aabbohoda waye iska ilow wa baranki
@munobashur9658
9 ай бұрын
Mac solor rayma wilka waa dhibi jirtay teim karim ayan ahy farta taga
@halimosalad6076
10 ай бұрын
Kkkkkkkkk wuu kaa arsaday
@maryammohammad3585
10 ай бұрын
Hallo karim und rama 😂😂😂😂😂👍👍👍👍👍
@ibtisam413
10 ай бұрын
Reyma tartiib xbbti
@haniqueen1213
10 ай бұрын
Nag ka doqon san markiin niin kada youtub dartiisa inad wax ka heesho u bahdiilees😡😡
@raxmafeysal2544
10 ай бұрын
Naahagan soomaalida nin jecla bisinka xaa kaa galey ayaka is qabe😂
@maanomohamedali6135
10 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@FatimaAli-bu6ol
10 ай бұрын
❤
@najmamohamed7150
10 ай бұрын
😢😢😢😢
@fatush0249
9 ай бұрын
😅😅😅
@LeilaMahamed
10 ай бұрын
Se ku yelny qrxy 😂
@jasminemohamed2160
10 ай бұрын
Dhagolkan maskinka ha dilin ee aad camerada usoo dhiibtay almino luqada maa bartid wax isla ogtihin lasoo buran tahay 😂😂😂😂😂 xitaa luqada wadanka sfcn uma yaqan 😂😂😂😂😂
@ibtisam413
10 ай бұрын
Maxaa kaa galey wa kuso yeerey adiga utimid kadibna waad aflagadoneysa .adiga isfiiri meqo jaranjaro aya ku taal ka dhamow ummada islamka ah.
Пікірлер: 44