Wlshay prank iska daaa ma jeceli inaad pranki isku samaysaan waayo wx wlb uu noqon karaaa Markaa iska dhaafa Wllhi aad ayaan inii jecelyhy wx aad tihn dad lagu dayado Allah ha ini fixtiyo
@farhiafarah3328
3 жыл бұрын
Walaalayaalow Noloshiina cayaarta ka daaya saan idiinma qurux badna anaguna idinkuma fiirsan karno inaad saan isku gashaan fadlan Noloshiina prank iga ka dhaafa waa iga codsi
@ashrafhassan7135
3 жыл бұрын
farhia farah dacad nimo dhameysay walshey Alha ku xafido. Wana qalbi wanagsan tahy balse mid ku dhaho Somali prank dhigayan Inta adun noshay ha iminin Walhi maxan sas ku dhaha xita bablk prank Walhi bilahi Somali. Hilib geel cunaan dagal sax dhici lahy adkeysiga ku yar wa lesla ogyah wax walba xita muqdisho cebal. Kamirda txi lagu xirayo kalay an isla bariseyne. Wayay marka alh ka barya gbr Adiga cml dacad ah qalbi wanagsan alh Igu. So bego waba Hada gabar. 5000 gimail Somali leh lama amini kare. Hada donta qofka chalka tahy xita ma ogi
@hiboo11maxamed52
3 жыл бұрын
@@ashrafhassan7135 hhhh waa iga qoslisay soomali dhan dad xanaaq badan waaye kaliya inta la isxiiseyo basaa lasabraa
@polatalemdar829
3 жыл бұрын
Noloshooda waqtigi qurxana ay wada qadan lahayen sida ku dhamaday
@najmoyusuf6845
3 жыл бұрын
5tgvcé ghbv
@sitoosahchannel6344
3 жыл бұрын
Baqaylku ha iska maqnaaado waxaa iga badan adiga qalbiga iyo gacanta furan ee akhrinaya qoraaalkeyga fadlan subscriber iii saaaaar
@xamdaxasan4970
3 жыл бұрын
hye walllalo🙄
@sucaadosimanofficialchanne6130
3 жыл бұрын
Farxad warta alle idin waydiiyay isku wara abid oo ubad qer qaba kala hela 🤲🤲🤲aaamin dhaha
@farhiyaabdirisaq1522
3 жыл бұрын
Aamin
@naimamohamed2009
3 жыл бұрын
Aamin amiin
@faadumohurre3041
3 жыл бұрын
Aamiin
@sahracabdirisaqmahmud2652
3 жыл бұрын
Aamiin
@zuhaipmuhumett
3 жыл бұрын
DhaMaan MuzliMiinta waxaaN leeyaHaY Eid Muparak ilaaH napad Ha inaGu GaarsiYo Gaar aHaan atirisHo azxaapteeda♥️💯🙏
@falastiinwil9845
3 жыл бұрын
Jini waxaa la yiri balntiisa kugu imaaana kulahaa atariisho maah maah cusub ka brty🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdullahititanicofficial1123
3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂Mah Mah cusub waye
@mustaqbalali4993
3 жыл бұрын
Waxaan ahay qof kii 5aad eecomments bixit😂😂😂😂🥰👌🥰💋
@hirsaaqaofficail2329
3 жыл бұрын
My wcs wndhowney family lovely Farxada awgeed 1k igaadhsiya asxaabta atirisho badiyo
Fadumiina please ka dhaaf saas nuurdiin, waa Nin garasho Leh oo qalbi fiican. Fadlan ha ka nixinin, waxaasna wax prank Lagu sameeyo ma aha, ilaaheey khadarka uu Ku siiyay xafido oo xaqdhowr waayo aad iyo aad ayuu kuu jecel yahay.
Atariisho wll sidan iska dhaaf ilaali qalbigasa hal mar haw ogaal inuu xanun daremo xitaa ciyarta ka saar waxii dhibaya aniga oo gabdha ka danwaday isagoo ku jecel na maxad u malaynaysaa qalbigiisa wll waa iga talo iska daa sidan
@taaa820
3 жыл бұрын
Hello wll
@shukrimohamed7899
3 жыл бұрын
abayo wilka ka dhaf prankigaga wadna xanun waye wlhi familkaga hku dhelin wuka naxa mcnto wa idin jeclnhay ilah ha idin barakeyo❤❤❤❤
Hhhhhhhhhhhh atariisho wlh waa jeclahay prnk kaqar san kuweeda mawa arag hdlkeda jclhy waxaa modaa run run jiliin keda Nuuradiin masha allaaah waaye mar wa xanaqaa mar waa dajiyaa nin rag waaye quruxeey wiilka dhibka kadaa 🤣🤣🤣 Atariisho bilaash loma dhihin 🤣🤣🤣
@filsanabdi8213
3 жыл бұрын
Fadimiina plz nolashada prifate ladhig💓💛
@queenhafza8563
3 жыл бұрын
Inta cida kadip dawaty
@sakariyemuriidi9911
3 жыл бұрын
𝐀𝐛𝐨𝐰𝐞 𝐰𝐥𝐥 𝐤𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐬 𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐡𝐚 𝐡𝐞𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐲𝐚𝐚𝐡
@maryammohamed3034
3 жыл бұрын
MashaaAllah Nuuradiin walahi wuu daganyahay Allah idin barakeyo Family aan jeclahay
@chuchugirl8218
3 жыл бұрын
Atarisho duma nuurdin maxa sas ugu gashe we love him😍
@haliimohirsi58
3 жыл бұрын
Ar kan aaakhirka wuukudilaaaa ama faadumo runta sheege kan wuu kudilaa kkk
@riyaadullhcabdi8765
3 жыл бұрын
Abaaayo prankigaaan bdn kadaaa wlhi he loves youu more
@amalyasiin4316
3 жыл бұрын
Masha Allah ilhey ha iskin xafiido iska ilaliya cadowgani
@polatalemdar829
3 жыл бұрын
You guys are young couples and you have beautiful live these pranks will ruin your life
@najlanajib2617
3 жыл бұрын
Lamanaha qarniga farxad ku wara atirisho iyo nurudin
@ABUUKAR-AMIRA
3 жыл бұрын
Wlhi wilka waa kaxanajise yaaqay wlhi waan iskaoy
@ashuuapdalla8224
3 жыл бұрын
Atariisho abaa nuurdiin dhibka kadaaa codsi 🥰
@halimadaud9864
3 жыл бұрын
I just like diz couple 😍no matter wat
@suheylasaid8337
3 жыл бұрын
Prank iska daya wlhi idima fcno waxyabo badan ad so bandhigtan ayaa cidas ka badan nuradin prank u badalo shegoyinka cabsi cabsida ad no so bandhigi jirtay sida youtobe canka ah oo ajanabka ah waxyabaha cabsi cabsida ku dhinten barmamijkas bad ku helesa views badan inta igu lacsan like sara si ay u jojiyan prankiga
@marianor4588
3 жыл бұрын
War kan yuu ku dilin wa xanaq dhawyehee ee joog🤣🤣🤣
@halimamohammed1286
3 жыл бұрын
Asc qoyska wanagsan mar dambe ha noqonina prank sababto ah waxan laga yaaba in ii meel xun idinka tago
Пікірлер: 638