Ciyaaalkii hore ee hargeisa Salma mohamed ibrahim ❤😍😅
@aragsanmakeupartist3286
3 жыл бұрын
Salma lajecleey wllo mcn waanku jeclhy wllhi quruxeey noloshaada hanka iyo himiladaad ka leedahay alle hakuu rumeeyo qliyeey💚
@queeniloveuzain8786
3 жыл бұрын
Prank maqley San uso ordey mobilka kudhex kufey Kabta dhaawac iga Garey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 cuuleska like Saar🤣😂😂😂😂🤣🤣🤣
@asaldhalatinadiinhooyamcn8066
3 жыл бұрын
Waad is daalise like ine kula agmaro waan ka xishoodey😂😂😂
@farduusibraahim8605
3 жыл бұрын
maxay iska badalaysaa waxbaba kama dhexeeyaane
@fahmomaxamed1937
3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@umuhalla1863
3 жыл бұрын
@@asaldhalatinadiinhooyamcn8066 hhhhhhhhhh
@maymunmohamed8222
3 жыл бұрын
Wow kamal wa ka arsaty iman kusamee prank😍 oziii miyaa miza ana mody🤣
@maidaabdikariinabdikariin6616
3 жыл бұрын
M.a waan idin jeclahy salma abayo adi iyo kamaal video diina saaid uxiseeyaa inolada wlalahy boqortoyotihin 😘😘😘😘😍😍😍😍😍💑💋💋💘
@lakiiahmed6748
3 жыл бұрын
Woooow wad soo arsaty salma la jecleey Waaa kugu dhacday kamalow🥰❤
@raadiaprahim4641
3 жыл бұрын
Yeeeees waa aarsony salmadyda✌️🤣🤣🤣🤣🤣💋💯♥️kamaal aday ku taala abowe😋😅😅
@cazmi_bella1835
3 жыл бұрын
Masha Allah walaltinimo iyo sxbtinimo ad u weyn ba isku haysiin allaha isu kiin daayo
@maryamojiidhe8536
3 жыл бұрын
Salmo qof Ka wngzan wali ma arg ilhy Haku daayo wallo♥️♥️♥️♥️💯
@hamdaali4535
3 жыл бұрын
❤️😂❤️❤️♥️Lpadan wax lee Dreemoyaa YaaH Abo!!
@amiiraqueen252
3 жыл бұрын
masha Allah osi ahaa asaxaabta kale soocelsha 🤗👍👊❤️❤️❤️❤️❤️❤️💓💓💓💓💓💞💞💞💕💕💗💗💗💗
@ahmedshiin4800
3 жыл бұрын
walahi waxaa tahay ruun wanagsn oo qalbi wanagsn leh salma la jecleey waan ku jeclahay
@saamicadey9971
3 жыл бұрын
Www masha allah walal qali
@hibonuura9630
3 жыл бұрын
Keep going mY zizter salma la jeclay
@sidcalimaxamedxaamud1089
3 жыл бұрын
Kkkkkkkk waad la heshey runtii parank ayuuba dad ku wareeriyay bee 😂😂😂 intaasna enjoy nimadey kamid tahay aad ayaan ugu faraxsanahay wada jirkiina wiligiina mideysnaada
@calimaye935
3 жыл бұрын
Asc dhaamntiin wadin salamay team enjoa waan ku farax sanahy mxa yeelay team enjoa iyo ozzyy ayaa isku so dhawaday m.a wlsheyda salma lajecleey thank you for more wlsheyda keep going ozzyy nh waan ka sugeyna chanelkaga nah ka so muuji keep going
@zeinabhassan2602
3 жыл бұрын
Markii uhoraysay uu kamaal dhadhanshay cuntada the way he look salma was so funny 😂 😂😂his reaction was fabulous tho 👍, best prank salme👏👏
@@aishaamry3189 hooyo mcn ayaa ina bartay mida kalae adiga xitaa makaa reer yeelatid oo ad carur badan dhashid wiilal iyo gabdho sidaas ayaad ku dhaheyaa gabdha wilasha cuntada u kariya dharkana u dhaqo wayo hooyo walbo wilkeeda dhib lama rabto gabdheedana lama rabto in hadhow ay gurigeeda dhaqan waydo kkkkk
@maryancali6684
3 жыл бұрын
Waw m.a keep going my dear sister
@jbjokerboy9527
3 жыл бұрын
Kamal markad dhahday gabar iga heshay salmo xoga Yar way isbedeshay😡😁 qofta we kujeceshahaye ilasho niyow 😜
@nimcoayaan6197
3 жыл бұрын
Goormu dhahey
@najibburcawi8141
3 жыл бұрын
IyaDu ma ma gaadhibaa q0F walipa miyeY ka helaYzaa HusH baaD tiHiiNe gabadHa ka dhamaDa😁😂☝️
@sabariinabdiraxman4593
3 жыл бұрын
@@najibburcawi8141 ADI kaale gabadha ma adaa ka hele
@caaliyaqurux7430
3 жыл бұрын
hhhh walhy salma ljecly magac maskin ma ahn abayo walhy hdal kgalee jecelhy m.a keep goin my sister salma ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fowziyocusmaan3912
3 жыл бұрын
Ozzy yaa ila arkey waa ku farxey ani atiisho baadiyo ii xaajigeedana waa sugaa
@halimomohamedkaali6172
3 жыл бұрын
Masha allah Selma lagacaley waa ka aarsatey Kamal saan aala rabaa
@xaliimoxarako3596
3 жыл бұрын
salmo abaayo aad iyo aad ayaa ku jacealahay nolasho kum dhibto mar waliba farxad ayaa ku rajeynaa waad ka gishatey kamaal
@fartunabdi3326
3 жыл бұрын
Tik tok kujira sausororele🏃♀️🏃♀️🏃♀️🏃♀️🏃♀️
@himiloeducationalchannel
3 жыл бұрын
Waa ooyay maskiinka Keep going salma lajecleey
@qalbinuura7026
3 жыл бұрын
Salmo waa gbr aad u Degan oo u dad Jecel wlhi wilashan walashood cml ka dhigten ❤️❤️🙏
Kawsar lucky ku samee salmaaay please yaa igu raacsan idinka wajiyadiina wan ogaanay macnaha inay dulqaad leedahay iyo in kle 🥰
@nastehanoor8933
3 жыл бұрын
Kamal waad aqlaaq xuntaha anoo nin Rag ah cunta Ma karsanaa kulahaa o Adi caloosha so malihid adoo yurub ama canada kli kunool mxa sameyn cuqubadii wllahaaa kasoo bxdo Insha allh
@nasraahmed1169
3 жыл бұрын
wuu iga qosliyeey wallahi cunto jecela camerada ha i tusin kulaha inanta tnks dheh markay cunto ku sameeso duf ku bax bay odhan jiren ree somalia
Tolow waba yabe comment akhris miyan uso mise inan video dawado🤣🤣🤣
@amaldiamond454
3 жыл бұрын
Wow Quean waa arsty😃😄
@asmaqaran5424
3 жыл бұрын
Mnshalh plz igaarsoya 1000k somaliyey
@aliyaaabdirizak2185
3 жыл бұрын
Arr Kamal godka kujirta cawadha 🙏🏻💙💉💍
@nighthunter7691
3 жыл бұрын
Noloshayda maa ku dhipty kulaha sorry pro zalma wllnimo ayey ku jeceshahy wlhi Wlhi erayga handi la idhoho wadnaha ixanuuna wlhi😥😥
@yahyehadaariofficial7054
3 жыл бұрын
ALLE DARTII #SUBSCRIBE II SAAR kzitem.info/news/bejne/xqaLz4ygamaqiKQ
@malabey197
3 жыл бұрын
Kanoo kalaaa prank laga dhahaaaa Masha'ALLAH sifiican ayaad samaysay
@nast3x0muhaydiin23
3 жыл бұрын
ZalamaH iyo kamal mad iz qaptaH 👏👏
@khalfabinqalfa8495
3 жыл бұрын
Am sorry Salmo lajecley hadawo waxad ogata hadii cuntadas aa dadise israf ayad samese ogow Dib danbe hausamenin waa iga wano
@ibrahimosman3492
3 жыл бұрын
Ooooooziiiii welcome back
@queenmaryama9237
3 жыл бұрын
kamaal cunto uso same wax ladhaha way dhamatay ader karso ama dalbo inantu shaqaale kuma ahane intana kaftan waye kkk waxay ahaataba wa idin wata team enjoya 🥰🙏
@hodanahmed3270
3 жыл бұрын
Wlashay salma horre u soco
@ibnumohamed33
3 жыл бұрын
keep going zalma la jecleeY
@hiboabdi2395
3 жыл бұрын
Haha Kamaal sxbow ma inaan kudaawaneynin baad Mooday sirbaa kafakatay walle mardmbe I ma gaadid wakugu adkeyana leee😂😂
@hodoahmd7629
3 жыл бұрын
Intii prank mrkey maqazhey zoo carartey iz muujiya😂
@yahyehadaariofficial7054
3 жыл бұрын
WLL DAR ALLE #SUBSCRIBE II SAAR kzitem.info/news/bejne/xqaLz4ygamaqiKQ
Пікірлер: 803