@@NajmoXaaji-qn4jw koley qaab aa wax kugu sharxo ma aqaano
@RamlaMuzamil
26 күн бұрын
@@user-rt3gt9dg1qmxa lagaga dira Dee ufff😏muxu Udilaaa
@hodanf2829
25 күн бұрын
Waryaaaa haday cabto xitaa inaad gacan uqaado waaqalad inaad waaniso baad kuleedahay ceebeey tacaal 😢 tankale biyaha maad soo qaadadtid aad baad u danbaysaa wali,
@FANYVIDIO436
19 күн бұрын
War adi maxa kagalay waa nin iyo nagti hadilo hadu rabo adi daa wade ahow 😂😂😊
@Samia___Ahmedn
18 күн бұрын
Biyaha masoqadatid aa so nagtisa maha o xaq kumaleh intu uso shaqenaye mrku imado biyo siso edeb darana dadkan walayabe wlhi nin iyo nagtisa kala xukminayaan
@mohansayid7233
8 күн бұрын
naa adiga maxaa kaa galay dadka is qaba adigaa noloshaadii kaa xumaatay qof kasta ma inuu sidaada noqdaa rabtaa
😢😢wlhi waka naxay siduu u haraantiye gabadhan waxay isku darsatay maskiinimo raaliyo naxariis badan qof iiman leh qof la bahdilo mar walba lkn ninkan wlhi uma qalmo 😏mar walba wuxu ka sheekeya Naag ban kula guursanaya bahdil naxaris la aan asago foolxumadas ku dhamaatay bu gabadhan bahdila mar walba wlhi uma qalmo gabadhan wayga qurux badan tahay weliba saaid masha allah gabadhan ha laga warhaayo ninkan wax fican maso wado 😏😏😏acudubillah
@luqmaan753
23 күн бұрын
Usku dirka daya alla kacabsada reer dhisan yaan labor burinin
alla bayey gabadhan ma nola wlh ninkan gabadha wu dila umalen bisinka sidu ku kenay inu gacan u qado xaskisa na kan nin kuma noqdo gabarey naftada qatar ayey ku jirta balayo fol xumo badan hush cilu igu dilay samiro naftada ilasho prank lenin gabaray jog 😢😢😢😢
@fortunemohammed2526
25 күн бұрын
Asc, abowe adigo tagan inta fadhisatay aa biyo ii keen dhahday! Inaa adiga soqadato aa qurux badneyd, hooyo labo ilmo haysato waye u kaalmeey Insha’Allah qeyr Allaha kusiyee.
@drsaishaaliabdi8917
26 күн бұрын
Ma isaga ku dhalay marku ku gacan qadayo Wax kasta oo aad sameyso gacan kuma qaadi karo Waxana prank mahan Wll kama aan helin waxas 😏😏😏
@MoKnaan
25 күн бұрын
Waa is ogyihin sababta ku irine waa codka telka lagu duubayo jeebkiisa ayuu kala soo baxay marku ka furay passwordka wuu arki laha in cod la duubayo ay brank ahayd balse si caadiyuu u isticmaalaya hhh caqli ciyaal noo haystan
@itssabiriina9056
26 күн бұрын
Smiroy qosolke se iskgu celinysay 😂😂😂
@maryanosman4076
26 күн бұрын
Sis don’t do prank because is not good 😢
@najiipahmad44
26 күн бұрын
😅😂
@dahaboosman1228
26 күн бұрын
🤣🤣🤣anigaba xoolo eh 😂😅samiiro dhiblay istaqfurulla culusow habar i haysto sorry
😢subxaan allaaah gabadha uu sidaas U haraatiyayo ilmaa lagu qalqalay hooyaded dhawaan bay dhimatay subxaan allah wan yaabay
@foosmuke6029
26 күн бұрын
Waa wax aan aqlaaq leheen.muu wax hubsado acuudubilaah
@NimcoSaidAshkir
25 күн бұрын
Ninka Maka rofn baba u xiran😂😂😂
@HiboDaleel-zt8np
26 күн бұрын
Part two
@amaalhasan2735
26 күн бұрын
Hey waa maxay ninka gacanta kuu qaaday ala soomali bahdil jecelaa
@RamlaMuzamil
26 күн бұрын
Mxaaa Ugu gacan qaade Adoo tartiib wx U shegi kartid☹️ufff😏😎
@user-oo2tf3ji3v
20 күн бұрын
Prank sidan camal qosolka aduunka wey maasha 600k SUBSCRIBE Hambalyo Hambalyo
@fivefamily5
26 күн бұрын
😂😂😂😂 cabtoy naag
@King_Ordaye
25 күн бұрын
Family gan ano dawadin maba jogi kari❤
@hodanfamillychannel
17 күн бұрын
Kkkkkkkk alla wuu diley
@Canabcabdi-jd1bd
26 күн бұрын
Part two😊
@AyaanAli-wq7if
14 күн бұрын
Gabdhan halaga war hayo bisinka cadi u diile 😢
@Farhia_ali
26 күн бұрын
SUBXAANALAAH PART 2. MARABNO. NON KUTUMASYO MAFGICNA INUU KUHARASTIYO. NACALAA. KUGUTAAL. KULAHAA. SUBXAANALASH. JOOJI ABSAYO. HASAMEYN. MARKALE😊😊😊😊
@Amun-iw3fh9nq2d
26 күн бұрын
Gabdho waxaan waa prnk prnk shariyo qeyr intaba kafilo is tajiya see cml 🤣
@tuugdaacadah8515
26 күн бұрын
😂😂😂 kuwan funny kula cun miyay ku tiri
@user-kf4pz6pn6w
25 күн бұрын
Walhi wan qosly hooyo cun may ku dhahy Lee ku qosly😅😅
@Iqro-vz7sg
25 күн бұрын
Naag sigar cabto hadan la joogo eyes allaah iga dhigo ku lahaa
@FahmaMohamedHassan
26 күн бұрын
Lkn samiro ka can qadka waa qalad 😢
@user-mg5lm4bf1c
7 күн бұрын
Dadka comantiga ku rafanaayo kadhamaada rerka
@user-qe8lz8is1k
12 күн бұрын
Dadka kuhaayo siduu ninka naagta uharaatinaa xitaa haduu dilo waa waajib maxa yelay asiga ayaa ka musuul ah walidkeda kasa kow inuu garaaco ayuu leeyhy hadey xaguusa kuhalaabdo asiga ayaa hadhoti loo qabsanaa nimanka nagaha ha edbiyaa. Hadii dhaqan xumo ku aragn wan kutagrsanhy wlhi😂😂😊
@Zusan15
26 күн бұрын
Niin gabano fariida waan lahay 😂nacad ka dhacysa eeg war waxagu waa xaaf dhaaf niin gabadha horay ugu gacan qadi jiira uu egahay sory wllo waxan iska daa mar dabe haa samayn pranc dabe wLhi leiv bu dadka kugu hoor tumi kani
@MohamedAbdirashidMohamud-xo9rq
25 күн бұрын
Basically ❤❤❤❤❤
@DeeqaIbrahinmaxamed-wt7du
26 күн бұрын
😢😢maxa jira jugtan maxawaa
@idirsali115
25 күн бұрын
Sigaarka miya cabtaa waa ka shakiye😂
@ashakuurchannel2419
26 күн бұрын
Camerada yaa wareejinaaya marka pranki camarada kula soconeesaa samiiro wa kaadiiday misa waa camera cc applicatinka wadata
@HoodoYusuf-qr4md
26 күн бұрын
Walaal Gacan qadku waqalad 😢😢😢😢
@user-zk5mv7yr3d
26 күн бұрын
Party 2 😂
@Iskadhac
26 күн бұрын
😂😂😂😂 wan furay wlhi
@fadumoali4700
25 күн бұрын
Hadii is la ogaayeen waa ok lkn hadii uu ogen ninka waa qalad 😮
@Ummacooking2023
25 күн бұрын
Hadiii adan u sheegin inaaa brnk sameyneysid oo saas dacad ka tahy nin kaa raacimaaaayo
@siraadcumar8506
26 күн бұрын
Wa dhimty waxy ninka gacanta ku qadayo😢
@maryanabdiahmed5226
26 күн бұрын
Best ❤❤❤❤❤❤
@naimaabukar3170
17 күн бұрын
wara bebena gabadha ku dilosa iyaa
@zahraahmed4461
19 күн бұрын
Kan prank ma ahan ee waa fadeexo
@moubrekyare1829
16 күн бұрын
Nacas aan dumar ixtirmkeda aqoon war dumar lama dilo😢
@ayaanbillan8634
26 күн бұрын
Allah Gacan qadah 😢😢😢
@canabcabdullahi4401
26 күн бұрын
Waxa dhaqan xumaa ruuxaa bari ku baran weese inaa prank sameesaan waa ogtihiin gcn iyo lug seeku qaaday aabaheedna u gaarty istubit nin iyo naag is qabo lama dhax galo lkn sorry sis waaka xumaade ileen jiliinka bbe waa camerada lee
@user-be5ii1es2n
26 күн бұрын
Kawaran hanaantidaas caloosha qalan hadeey oga dhacdo wax kastoo dhaco in laguu gacanqaado waa qalaad special. Haraantida
Пікірлер: 269